Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Science & Technology

Total 162 Posts

DAAWO: Shiinaha oo Daaha ka Rogaya sirtii Ugu weynayd ee Hawada sare (Xogaha Dahsoon)

Araweelo News Network Shiinuhu waxay si wacan uga dheegsan yihiin in aanay Maraykanku dib ugu laaban dayaxa tan iyo sanadkii 1973, iyagoo ku noqosha la’aanta dayaxa ee Maraykankana ay shiinuhu u arkaan mid ku timid shay ay maraykanku ku arkeen

Facebook oo Shaqaalaysiinaysa 3,000 Shaqaale si loola Socd Muqaallada Dambiyada Tooska loo Baahiyo

Araweelo News Network Shirkadda Facebook, ayaa qorshaynaysa inay shaqaalaysiiso 3,000 (saddex kun) qof oo dib-u-eegis ku sameeya muqaallada iyo waxyaabaha kale ee lagu baahiyo bartan xidhiidhka bulshada, kadib markii lagu dhaleeceeyey in aanay si degdeg ah falcelin uga samayn fal-dambeeyaadyada

Gaadhi Koronto ku Shaqaynaya oo Lagu Sameeyey Afrika

Araweelo News Network Gaadhi ku shaqaynaya koronto, isla markaana aan wax shidaal ah loo isticmaalayn oo magaciisa la yidhaa Kantanka Odeneho, ayaa markii ugu horreysay lagu sameeyey dalka Ghana ee qaaradda Afrika. Baabuurkan oo leh shan kursi oo loogu talogalay

Nayjeeriya: Saynisyahan Ikhtiraacay Aalad Awood u Leh in ay Koronto Siiso Qaaradda Afrika oo Dhan

Araweelo News Network Injineer u dhashay dalka Nayjeeriya ee galbeedka qaaradda Afrika, ayaa sheegay inuu ikhtiraacay, isla markaana farsameeyey qalab awood u leh inuu koronto buuxda siiyo waddamada qaaradda Afrika oo dhan. Saynisyahankan oo lagu magcaabo Obayagbona Emmanuel Imafidon, ayaa

Dalka Masar Oo ku Hawlan Qorshe Lagu Cashuurayo Muwaaddiniinta Isticmaala Baraha Bulshadda Ee Internet-ka

Araweelo News Network Cario(ANN)-Baarlamaanka dalka Masar, ayaa soo jeediyey sharci cusub oo jidaynaya in cashuur laga qaado muwaaddiniinta isticmaala baraha bulshadu ka wada xidhiidho ee internet-ka (Social Media) amma doonaya in ay isticmaalaan, haddii cashuurta dadka ka soo xarootaa aad

Shrikadda Facebook oo ku Hawlan soo Saarista Qalab Qoraal u Beddelaya Hadalka Maskaxda ku Jira

Araweelo News Network Shirkadda Facebook, ayaa sheegtay in ay soo saarayso qalab tiknoolaji ah oo dadka baraha bulshada ku wada xidhiidha u saamaxaya in ay maskaxda ka wada sheekaystaan (Tex through Sheer Mind power) si uu ugu badbaado waqtiga badan

Nayjeeriya: Nin Ikhtiraacay Gaadhi Bariga, Badda iyo Cirba Lagu Wadan Karo

Araweelo News Network Nin Injineer ah oo la yidhaah Kehinde Durojaiye, una dhashay dalka Nayjeeriya ee galbeedka qaaradda Afrika, ayaa ku guulaystay inuu ikhtiraaco gaadhi lagu wadan karo badda, bariga iyo cirkaba. Gaadhigan oo naanaystiisa la yidhaa ‘Kenny jet” waxa

Maxkamad Toban Sanno ku Xukuntay Qareen Laga Raacay Farriin uu ku Faafiyey Facebook

Araweelo News Network Maxkamadda dambiyada ee dalka Masar, ayaa garyaqaan xuquuqal-insaanka u dooda ku xukuntay 10 sannadood oo xabsi ah, 5 sannadood oo xabsi guri ah iyo in laga mamnuuco isticmaalka baraha bulshada (Social Media), sida Facebook-ga, kadib markii lagu

24 Jir U Dhashay Nayjeeriya Oo Diyaarad ka Samaysan Gawaadhi Qaddiimi ah iyo Hadhaaga Baaskiiladaha

Araweelo News Network Nin dhallinyaro ah oo 24 jir ah, una dhashay dalka Nayjeeriya ee galbeedka qaaradda Afrika, isla markaana ah arday barta cilmiga Faysigiska (Physics), ayaa ku guulaystay inuu gawaadhi qaddiim ah iyo hadhaaga baaskiiladaha ka sameeyo diyaarad nooceedu

Maalqabeen 1.2 Milyan oo Dollar Siistay Lambar Telefoon

Araweelo News Network Ganacsade u dhashay dalka Hindiya oo u nool magaalada Dubia ee waddanka Imaaraadka Carabta, ayaa moobayl lambar (simcard number) ku iibsaday lacag aad u badan oo xaddigeedu dhan yahay $1.2 milyan oo doollar. Ninkan ganacsadaha ah oo