Category: Science & Technology
Google not responsible for checking links, court says
Araweelo News Network Berlin(ANN)-An appeals court in Germany has decided to uphold a lower court ruling which stipulates that Google has no responsibility to check the content of links generated by its search engine to see whether they are free
Facebook plans major changes to news feed
Araweelo News Network Facebook(ANN)-Facebook is to change how its news feed works, making posts from businesses, brands and media less prominent. Instead, content that sparks conversations among family and friends who use the site will be emphasised, explained chief executive
Warbixin: Shan Shay oo Tiknoolojiyadda Casriga ah oo ku soo Kordhaya Qaaradda Afrika Sannadkan 2018
Araweelo News Network London(ANN)- Weriye ka tirsan BBC-da oo lagu magacaabo Clare Spencer ayaa soo xushay shan shay tignoolajiyadda casriga ah oo ku soo kordhaya qaaradda Afrika sannadkan 2018-ka. Fikradda ah diiwaangalinta iyo dukumendiyada waa mid aan ka jirin qeybo
Cilmi-baadhis: Isticmaalka Facebook oo Dadka ka Dhiga Kuwo Kelinimada Jecel, Cadhaduna Ku Badan Tahay
Araweelo News Network Cilmi-baadhis cusub oo la soo bandhigay, ayaa lagu ogaaday in isticmaalka mareegta bulshadu ku wada xidhiidho ee Facebook, ay dadka ka dhigto qaar kelinimada jecel oo cadhaduna ku badan tahay, sida cilmi-baadhis cusub soo bandhigtay. Cadhadan ayaa
Shirkadda Facebook Oo Bilowday Barnaamij Qofku Ku Joojin Karo Dadka Aannu Doonayn
Araweelo News Network • La wadaag qodobkan Facebook Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES Ma dhibsataa in aad aragto sawirro iyo waxyaabo badan oo ay soo daabacaan dad kala duwan ama shirkado iyo asxaabtaada aad taqaan? Haddaba, waxaad u baahan tahay inaad
Dadka inta Badan Isticmaala Kombuyuutarka Oo La Ogaaday In Dhabar Xanuun Ku Dhaco
Araweelo News Network Dadka inta badan wax ku qora kombuyuutarada casriga ah iyo Ipod shaashada laga isticmaalo, ayaa ay ka cawda muruqyo xannuun iyo dhabar-xannuun, sida cilmi-baadhis cusub lagu iftiimiyey. Khubarada daraasadan samaysay waxay sheegeen in qofku haddii uu muddo
Shirkadda Samsung Oo Ikhtiraacday Kombuyuutar Loogu Tala Galay Dadka Laxaadka La’ a
Araweelo News Network Shirkadda qalabka casriga ah ee tiknoolajiga soo saarta ee Samsung, ayaa ikhtiraacda kombuyuutar noociisu caalamka ku cusub yahay, kaasoo dadka laxaadka la’, gaar ahaan gacmaha iyo lugaha la’ ay wax ku qori karaan, kaasoo la shaqayaya indhaha
Facebook highlights its commitment to online safety in South Africa and Zimbabwe
Araweelo News Network PRESS RELEASE Facebook highlights its commitment to online safety in South Africa and Zimbabwe As part of Facebook’s ongoing efforts in understanding and positively contributing to the African internet eco-system, the team will be working
Egypt announces discovery of 3,500-year-old tomb
Araweelo News Network Cairo(ANN)-Egypt has announced the discovery in the southern city of Luxor of a pharaonic tomb belonging to a royal goldsmith who lived more than 3,500 years ago during the reign of the 18th dynasty. The tomb
Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan Dadka Facebook Qabatimay
Araweelo News Network La qabatinka isticmaalka facebook iyo baraha kale ee bulshadu ku kulanto (social Media), ayaa noqday kuwo ay aad u adag tahay in la iska joojiyo, isla markanaa dhibaatadeeda leh. Sidaana waxa lagu iftiimiyey cilmi-baadhis ay sameeyeen khubaro