Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Science & Technology

Total 162 Posts

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Abullaahi Beershiya Q.8aad

Abu Hanifa al-Dinawari Abu Hanifa Al Dinawari oo aan la aqoon waqtiga rasmiga ah ee uu dhashay, balse geeriyooday sannadkii 895kii, waxa uu ku noola dhulka la odhan jiray Andalusia, halka iminka la yidhaa Spain oo waqtigaas islaamku ka talin

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Abullaahi Beershiya Q/ 7aad

Waxyaabaha uu cilmiga sayniska ku soo kordhiyey Al Kindi Khabiirkan Al Kindi waxa uu ahaa nin dhigista aqoonta iyo cilmi-baadhisaha ku caan ah, sidaa awgeed waxa uu cilmiga xisaabta ku soo kordhiyey habka loo cabiro amma qaacidada lagu cabbiro waxyaabaha

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Abullaahi Beershiya Q/6aad

Yaqub Ibni Ishaq Al-Kindi (800-873 C.E.) Imaamkii markaa boqortooyadii Baqdad haysatay ka talinayey waxa uu aasaasay meelo aqoonta lagu kaydiyo, gaar ahaan meel loogu yeedho ‘Guriga Xikmadda,” halkaas oo lagu ururin jiray aqoonta falasoofarradii Greek u dhashay iyo saysniyahannada caalamka

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By, Abdullaahi Beershiya Qaybta 5aad

Yaqub Ibni Ishaq Al-Kindi (800-873 C.E.): Abu Yuusuf Yaqub Ibn Ishaq Al Kindi waxa uu ku dhashay magaalada Kuufa ee dalka Ciraaq ku dhawaad sannadkii 800 C.E. Aabbihii wuxuu ka mid ahaa saraakiishii boqor Haroon Al Rashid. Maadaama Al Kindi

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, By. Abdullaahi Beershiya. Qaybta 4aad

Ninkii Daaha Ka qaaday ee Ogaaday Xisaabta Algebra, Mohammad Bin Musa Al Khawarizmi Abu Cabdallah Maxamed Ibn Muusa Al Khawarizmi sidoo kale waxyaabaha uu dunidan ku soo kordhiyey waxa ka mid ahaa aragtida sadaalinta meerayaasha qaar (Ptolemy’s view). Waxa kale

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, A. Beershiya Q. 2aad

Aabbihii Cilmiga Kimistariga Jabir Ibn Haiyan: Jaabir waxyaabaha ugu waaweyn ee uu cilmiga kimistariga ku soo kordhiyey waxa ka mid ahaa tijaabooyin uu ku baadhay aragtiyada Alchemy, kaasoo waqtigan ka mid ah kimistariga casriga ah ee aadka loo isticmaalo. Ninkan

Culimadda Islaamka iyo Cilmiga Sayniska: W/Qoray Abdullaahi Beershiya. Qaybta 1aad

Waxaynu si taxane mawduucan ugu soo bandhigi doona culimo Muslim ah oo cilmiga aad ugu takhasustay, adduunkana wax badan ku soo kordhisay, balse taariikhdooda aaseen reer galbeedka iyo dadka aan islaamka ahayn, iyadoo aynu doonayno in aynu mawduucan uga faa’iidaysano,

Iran Oo Ku Guulaysatay Diyaarad Aan Duuliye Lahayn Dhoolatus Loogu Magacdaray Muxamed Rasuulu-laahi

Tehran(ANN)Dawlada Iran, ayaa sheegtay inay ku guulaysatay tijaabadda Diyaarad aan Duuliye lahayn oo ay markii u horaysay hawada u dirto, taas oo loo adeegsanayo dhinaca Milateriga, isla markaana awood u leh inay xanbaarto Gantaalo iyo Banbooyin loo adeegsanayo duqayn iyo

Saynisyahanno Turjumay Luuqadda Lo’du ku Wadda Xidhiidho

Britain(ANN)Khubaro u dhalatay dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in cida lo’du samayso ay turjumeen, isla markaana ay ogaadeen luuqada ay ku wada xidhiidhaan xayawaankan. Macnaha “Moo”, ayaa khubaradu sheegeen in ay duuben, isla markaana falanqeeyeen habka lo’du isku afgartaan. Cilmi-badhayaashan u

Dawlada Kenya Oo Xabsiga U Taxaabtay Ku Dhowaad Boqol Qof U Dhashay Dalka China

Nairobi(ANN)Xukuumadda Dalka Kenya, ayaa xabsiga u taxaabtay ku dhowaad Boqol qof oo u dhashay Dalka China, kuwaas oo sifo sharci ah ku joogay dalkeeda. Hawlagalo Ciidamadda Dalka Kenya maalmihii u danbeeyay ka wadeen guddaha Caasimada Dalkaa ee Nairobi, ayaa lagu