Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Science & Technology

Total 162 Posts

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska.By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 17aad

Abul Hasan Ali Al-Masu’di: Abu Xasan Cali Ibn Xuseen Ibn Cali Al Masu’di waa mid ka mid ah tafiirta Cabdillah Ibn Masu’d oo ka mid ahaa asaxaabtii Nebiga (NNKHA). Waxa uu ahaa khabiir culuunta juquraafiga, taariikhda iyo fiisigiska loo daba

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By, Ibraahim Khadar Siciid Q.16aad

Abu Al-Nasr Al-Farabi (870-950 C.E.): Intii lagu jiray sannadihii hore waxa uu ahaa qaadi amma garsoore, balse markii dambe waxa xirfadiisii bartay inuu noqdo nin dadka aqoonta bara, inkastoo ay dhibaatooyin iyo carqalado badan soo wajaheen bilowgii. Waxa uu sannadkii

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By, Ibraahim Khadar Siciid Q.15aad

Mohammad Ibn Zakariya Al-Razi (864-930 C.E.) Razi waxa uu ahaa Kimistariga nin ku xeel dheer, falsafadahana aad loogu yaqaan, waxaannu islaamka ku soo kordhiyey cilmiyo badan, waxaana shaqooyinka uu qabtay ka mid ahaa inuu dhinaca caafimaadka wax badan ku soo

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, Ibraahin Khadar Qaybtii 15aad

Mohammad Ibn Zakariya Al-Razi (864-930 C.E.) Razi waxa uu ahaa Kimistariga nin ku xeel dheer, falsafadahana aad loogu yaqaan, waxaannu islaamka ku soo kordhiyey cilmiyo badan, waxaana shaqooyinka uu qabtay ka mid ahaa inuu dhinaca caafimaadka wax badan ku soo

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Abdullaahi Beershiya Qaybtii 14aad

Abu Al-Nasr Al-Farabi (870-950 C.E.) Abu Nasr Mohammad Ibn Al Farakh Al Farabi waxa uu ku dhashay tuulo yar oo la yidhaa Wasij oo u dhaw magaalada Farab ee dalka Turkistan markay taariikhdu ahayd 259 A. H. qoyskiisu waxay asal

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By.Abdullaahi Beershiya Qaybtii 13aad

Cali Ibn Rabban Al-Tabari Magaca uu helay Cali Bin Rabban kumuu imaan oo kaliya ammaanta uu huwiyey khabiirkii cilmiga Faysigiska ku caanka ahaa ee Zakariya Al Razi, balse xaqiiqadu waxay ahayd inuu ku helay, kadib markii uu soo saaray daawooyin

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Abdullaahi beershiya Qaybtii 12aad

Ali Ibn Rabban Al-Tabari Ali Bin Rabban oo caan ku ahaa naanaysta Abu Al Hassan, magaciisa oo dhammaystiran wuxuu ahaa AbuAl Hassan Ali Bin Sahl Rabban Al Tabari, waxaannu dhashay sannadkii 838kii C.E. Aabbihii wuxuu ka soo jeeday qoys Yuhuud

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska.By. Abdullaahi Beershiya. Q.11aad

Thabit Ibn Qurra (836-901 C.E.) Thabit wuxuu ahaa nin aad u da’ yar oo cilmiga jecel, inkastoo uu dhaxal hanti baddan ah ka helay qoyskiisa oo ahaa mid aad u ballaadhan, bulshadana dabaqad sare kaga jira. Cilmiga Thabit wuxuu soo

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By, Abdullaahi Beershiya. Q. 10aad

Thabit Ibn Qurra (836-901 C.E.) Thabit waxyaabaha uu ku soo kordhiyey cilmiga waxay u badan yihiin xisaabta iyo xidigiska. Waxa uu ahaa nin lagu ammaano inuu waxyaabo badan ku soo biiriyey xisaab-dhaqameedka loo yaqaan Geometry iyo Algebra, waxaana ka mid

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska.By, By. Abullaahi Beershiya Qaybtii 9aad

Thabit Ibn Qurra (836-901 C.E.) Thabit Ibn Qurra Ibn Murwan Al Sabi Al Harrani waxa uu dhashay sannadkii 836kii, waxaannu ku dhashay degaanka Harran ee dalka Turkiga. Sida magaciisu tilmaamaayana waxa uu ka mid ahaan xubnihii amma kooxdii Sabian la