Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Science & Technology

Total 162 Posts

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 27aad

Abu Ali al-Hussain Ibn Sina (980-1037 C.E.) Da’ kasta oo uu ahaaba waxa Ibn Sina looga yaqaanay galbeedka Avicenna, waxaannu ahaa nin aad cilmigiisa u aaminsanayaeen, sababtoo ah waxa uu soo bandhigay aqoon iyo maskax aad u heer sarraysa markii

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 26aad

Abu Ali al-Hussain Ibn Sina (980-1037 C.E.) Abu Cali Al Xuseen Ibn Cabdallah Ibn Sina waxa uu dhashay sannadkii 980kii, waxaannu ku dhashay magaalada Afshana oo u dhaw degaanka Bukhara. Waxa uu tacliintiisa bilawga ah ku qaatay degaanka Bukhara, markii

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 25aad

Abu Raihan Al-Biruni (973-1048 C.E.) Markii uu Al Biruni ku noqday dalka Hindiya waxa uu qoray buuggiisii caanka ah ee la odhan jiray Qanuni Masoodi (Al Qanuun Al Masudi Fi Al Hai’ Wa Al Najum), kaasoo uu aad ugu ammaanay

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 24aad

Abu Raihan Al-Biruni (973-1048 C.E.) Abu Raihan Maxamed Ibn Axmed Al-Biruni waa mid ka mid ah culimadii aadka loogu yaqaanay Maxkamaddii Boqor Maxamuud Ghaznawi oo ka mid ah booradii ugu caansanaa Muslimiinta qarnigii 11aad. Al Birunu waa khabiir aad u

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 23aad

Abu Hasan ibn Al-Haitham (965-1040 C.E.) Waxyaabaha uu ku soo kordhiyey xisaabtay iyo faysigiska waa qaar aan la soo koobi karin. Tusaale ahaan xisaabta, waxa uu horumariyey fallanqaynta xisaabta Geometry, isagoo soo saaray xidhiidhka ka dhaxeeya xisaabaadka Algebra iyo Geomerty.

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 22aad

Abu Hasan ibn Al-Haitham (965-1040 C.E.) Abu Cali Xasan Ibn Al Haitham waxxa uu ka mid ahaa culimada dunida cilmiga Faysigiska lagu majiirto, kaasoo wax badan ku soo kordhiyey iyo waliba aragtiyo aad u badan oo ilaa hadda la isticmaalo.

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 21aad

Abul Wafa Muhammad Al-Buzjani (940-997 C.E.) Abu Wafa Maxamed Ibn Maxamed Ibn Yaxya Ibn Ismaciil Al Buzjani waxa uu ku dhashay magaalada Buzjan ee Nishapur sannadkii 940-kii. Waxaannu ahaa nin xisaabta aad loogu yaqaanay, kaasoo aakhirkii ku dhintay magaalada Baqdaad

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybta 20aad

Aabbihii Qalliinka Abu Al-Qasim Al-Zahrawi Khabiirkan El Zahrawi waxa aad u daryeeli jiray arday cilmiga uu hayo uu doonaayey in ay ka dhaxlaan oo uu u yaqaanay ubadkiisa. Waxa uu inta badan ku adkayn jiray muhiimada ka dhaxeeya dhakhtarka wanaagsan

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 19aad

Abul Hasan Ali Al-Masu’di Maxsu’di waxa uu waxyaabo aad u muhiima ku biiriyey faniga muusiga iyo cilmiyada kale ee sayniska. Buugga la yidhaa Muruj Al Thahab waxa uu ku sheegay macluumaad ku saabsan muusigii hore ee Carabta iyo muusig waddamo

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska, By. Ibraahim Khadar Siciid Q/ 18aad

Abul Hasan Ali Al-Masu’di Maxsu’di waxa uu waxyaabo aad u muhiima ku biiriyey faniga muusiga iyo cilmiyada kale ee sayniska. Buugga la yidhaa Muruj Al Thahab waxa uu ku sheegay macluumaad ku saabsan muusigii hore ee Carabta iyo muusig waddamo