Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Science & Technology

Total 162 Posts

Shirkada Google Oo Heshiis La Gashay Wargeysyada Ugu Caansan Dunida Kaddib Canbaarayn Muddooyinkii U Danbeeyay Suuqa Ganacsiga Google Soo Waajahday

Brussels (ANN)Wargaysyada ugu waaweyn dhinaca dalalka Yurub oo sanadii u danbeeyay cabashooyin la xidhiidha dhibaatooyin dhaqaale oo shirkada Google ay horseed ka tahay, isla markaana la daalaadhacayay in ay la qabsadaan horumarka dhanka Tichgnolojiga casriga ah ee internetka oo ay

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 33aad

Abu Marwan Ibn Zuhr (1091-1161 C.E.) Waxyaabaha uu cilmiga ku soo kordheyey aadka u miisaanka culus waxa ka mid ahaa inuu qoray buuggaag badan oo hadda laga hayo saddex kaliya, kuwaasoo kala ah Kitab Al Taisir Fi Al Mudawat Wa

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 32aad

Abu Marwan Ibn Zuhr (1091-1161 C.E.) Abu Marwan Abdi Al Malik Ibn Zuhr waxa uu ku dhashay magaalada Seville sannadkii 1091/c (1094 C.E.). markii uu tacliinta dhammaytay wuxuu si gaar ah ugu takhasusay caafimaada, waxaannu ka qayb noqday adeegayaashii caafimaad

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska Qaybta By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 31aad

Abu Hamid Al-Ghazali (1058-1128 C.E.) Intii aannu dhiman Al Ghazali aabbihii waxa uu gacanta ka geliyey isaga iyo waalaalkii Axmed nin ay asxaab ahaayeen oo la odhan jiray Sufi, isagoo ka codsaday inuu ku kharashgareeyo lacag kastoo uu uga tegay

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 30aad

Abu Hamid Al-Ghazali (1058-1128 C.E.) Abu Hamid Ibn Muhammad Ibn Muhammad al Tusi Al Shafi’I Al Ghazali waxa uu magaalada Khorasan ee dalka Iran ku dhashay sandakii 1058kii. Waxa uu aabbihii geeriyooday isagoo aad u yar, balse wuxuu helay fursad

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 29aad

Noloshii Adkayn ee Aqoon Raadinka Al-Khayyam Khayyam waxa uu cilmiga falsafada ku bartay degaanka Naishapur waxa lagu xasuusta mid ka mid ah ardaydiisii aadka u taageeri jirtay uu ka qoray inuu ahaa; ‘Nin hibo loo siiyey maskax aad u furan

Cilmi-badhayaal Ogaaday 16-kun oo Sannadood Ka Hor Dadkii u Horreeyey Ee Ku Nollaa Qaaradda Ameerika. Q.2aad

Khubaro cilmiga barashada bani’aadamka, dabeecadahooda hore iyo dhaqanka oo helay dhagax ka mid ah kuwii ay wax ku cuni jireen dad degeena dhulka Oregon ee dalka Maraykanka, ayaa ku dooday in galbeedka Maraykanka ay ku noolaayeen 16,000 sanno ka hor

Diyaaraddii U Horaysay Ee Ilayska Cadceedda Ku Shaqaysa Oo Daafaha Dinida Isaga Gudbay

Abu Dhabi(ANN)Diyaaraddii ku shaqaysa Ilayska Cadceedda ee Qoraxda, ayaa ka duushay garoon ku yaala magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, taas oo lagu magacaabo Solar Impulse-2. Diyaaradda oo hal kursi oo keliya leh, ayaa baallasheeda lagu xidhay qalab

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 28aad

Omar Al-Khayyam (1044-1123 C.E.) Ghiyath al Din Abul Fateh Omar Ibn Ibraahim Al Khayyam, waxa uu ku dhashay magaalada Nishapur oo ah magaalo madaxda Gobolka Khurasan la odhan jiray, waxayna taariikhyahannadu sheegaan in khabiirkani dhashay sannadkii 1044-kii. Wuxuu ahaa khabiir

Cilmi-badhayaal Ogaaday 16-kun oo Sannadood Ka Hor Dadkii u Horreeyey Ee Ku Nollaa Qaaradda Ameerika

Khubaro aqoon dheer u leh cilmiga barashada bani’aadamka, dabeecadahooda hore iyo dhaqanka oo helay dhagax ka mid ah kuwii ay wax ku cuni jireen dad degeena dhulka Oregon ee dalka Maraykanka, ayaa ku dooday in galbeedka Maraykanka ay dad  ku