Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Science & Technology

Total 163 Posts

Mudaharaadyo Ka Dhan Ah FBI-da Maraykanka Oo Loo Balamay, waa maxay sababtu?

Araweelo News Network Washington(ANN)Mudaharaadyo ka dhan ah Haya’dda baadhista denbiyada ee FBI, ayaa loo balamay, waxaana waqtigan isu diyaariyey mudaharaad ka dhici doona in ka badan 30 magaalo oo Maraykanka ah malaayiin qof, kaasoo lagu muujinayo sida looga soo horjeedo

Dalka Hantiwadaaga Ah Ee Vietnam Oo Si Lama Filaan Ah U Noqday Xarunta Teknoolajiyada Adduunka

Araweelo News Network Ho Chi Minh(ANN) In ka badan 500 oo ganacsi oo cusub ayaa xarun ka dhigtay magaalada Ho Chi Minh ee koonfurta dalka Vietnam, taas oo dalkaa ka dhigtay mid astaan u ah inuu xarun u noqdo teknoolajiyada

Sumsung oo Sannadka Cusub soo Saaraysa 5 Milyan oo Moobilada Galaxy S7

Araweelo News Network Washington(ANN)Shirkadda Samsung ee soo saartay qalabka elaktarooniga, waqtiganna ugu haysata soo saarista telefoonnada casriga ah (smartphone), ayaa qorshaynaysa inay sannadka cusub ee 2016 soo saarto 5 milyan milyan oo noocoodu yahay Galaxy S7 sida uu baahiyey wargeyska

Isbeddelka Cimilada Adduunka Oo Laga Cabsiqabo Inay Sababto Cunto Yaraan soo Waaajahda Caalamka

Geneva(ANN)Madaxa Hay’addaha sadaasha Hawada (World Meteorological Society) Michel Jarraud ayaa ka digay in dhibaatooyin cunto yaraan sabab u noqda ay keeni doonto cimilada kululaanaysa, taasoo meelo baddan oo adduunka ay biyo la’aan baahsan saamayn doonto. Biyo yaraan ay sabab u

Madaxweyne Obama Samaystay Facebook

Washington(ANN)Madaxweynaha dalka Maryakanka Mr. Barack Obama, ayaa markii ugu horraysay samaystay barta xidhiidhka bulshada ee Facebook Isniintii toddobaadkan, isagoo isla markiiba saaxiib ay la noqdeen bilaayiin qof, waxaannu qoraalkii ugu horreeyey ee uu dhigay ku dhiirrigeliyey in tallaabooyin laga qaado

NASA Oo Sheegtay In Labada Todobaad Ee U Danbeeya 15- 30 Nov 2015, Laga Cabsi-Qabo Mugdi Dunida Soo Waajaha

Washington(ANN)Hay’adda Dayaxgacmeedka iyo saadaasha Hawada ee NASA ayaa soo saartay warbixin ka kooban 1000 (Kun Bog) oo aay ku soo bandhigtay in Adduunka uu noqondoona (15) Maalmood MUGDI, taasoo bilaaban doonta Bisha November 15 oo Axad ah ilaa bisha November

Scientists have discovered a new species of ancient human in South Africa

Paleontologists have it hard. Their entire careers can be spent working on a femur or a mandible in the hopes that the bones may reveal some secret about our ancestors. But Lee Berger of the University of Witwatersand in South

Dhacdooyinkii Dalka Maraykanka Ruxay Wiil Muslin Ah Oo Soo Jiitay Xadhig Iyo Maamus Ka Yaabiyay Dunida Waqti Yar

Washington(ANN)Madaxweyne Obama ayaa ku casuumay aqalka cad ee Maraykanka Wiil yar oo magaciisu yahay Axmed Maxamed oo warbaahinta aduunka iyo siyaasiyiinta Maraykanka soo jiitay. kadib markii Madaxweyne Obama fariin u diray inuu soo booqdo Aqalka Cad. Obama ayaa u direy

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 35aad

Ibn Rushd (1128-1198 C.E.) Abu Waleed Muhammad Ibn Axmed Ibn Muhammad Ibn Rush doo reer galbeedku u yaqanaan Averroes waxa uu dhashay sannadkii 1128kii, waxaannu ku dhashay degaanka Cordova, halkaas oo aawoowgii iyo aabbihii ka ahaayeen garsoorayaal. Awoowgii wuxuu caan

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska By. Ibraahim Khadar Siciid Qaybtii 34aad

Muhammad Ibn Cabdallah Ibn Idris Al Qurtubi (1099-1166 C.E.) Aqoonyahanka la odhan jiray Abu Cabdallah Muhammad Ibn Muhammad Ibn Cabdallah Ibn Idris Al Qurtubi Al Hassani waxa uu ku dhashay magaalada Ceuta ee dalka Spain markay taariikhdu ahayd 1099-kii. Waxa