Category: Science & Technology
Warbixin Iftiimisay Dalalka Dhinaca Ikhtiraaca Ugu Horreeya Afrika iyo Kaalmaha ay Kaga Jiraan Qiimaynta Caalamka
Araweelo News Network Dalalka Afrika kama mid aha 25 dal ee ugu ikhtiraaca (Invention) badan caalamka, laakiin dalal badan oo ku yaal Afrika, dakhligooduna aad u hooseeyo ayaa ku dhiiraday in ay sameeyaan ikhtiraac u gaar ah iyo hal-abuur ay
Iran oo Mareegaha Bulshada (Social Media) ku Amartay inay u soo Gudbiyaan Xogta Muwaaddiniintooda
Araweelo News Network Tehran(ANN)Dawladda Iran, ayaa hal sanno oo kama dambays ah u qabatay mareegaha ajnebiga ah (social Media) ee bulshadu ka wada xidhiidho, sida Facebook iyo Twitterka ay gacanta u soo geliyaan xogaha muwaaddiniintooda. Sida lagu sheegay wakaaladda wararka
Shirkad soo Saartay Gaadhi ku Shaqaynaya Tamarta Birta, Hawada iyo Biyo
Araweelo News Network Shirkad laga leeyahay Israa’iil oo la yidhaa Phinergey, ayaa soo saartay gaadhi ku shaqaynaya tamarta birta, hawada iyo biyaha. Waddamada reer galbeedka oo inta badan ugu jirta dedaal in ay soo saaraan gaadhi aan ku shaqaynayn tamarta
Saynisyahan 13 Jir ah oo Aqalka Cad Lagu Casuumay
Saynisyahan 13 Jir ah oo Aqalka Cad Lagu Casuumay Wiil 13 sanno jir ah oo magaciisa la yidhaa Simon-peter Frimpong, una dhashay dalka Ghana ee galbeedka qaaradda Afrika, ayaa lagu casuumay Guriga Cad ee looga taliyo dalka Maraykanka. Inankan yar
Facebook oo Ballanqaadday in ay ka Qaybqaadanayso Daawaynta Cudurrada Adduunka ugu Khatarsan
Warbixin ka soo baxday shirkadda xidhiidhka bulshada ee Facebook, ayaa iftiimisay in isticmaalayaashiisu gaadheen 1.65 bilyan oo qof, kuwaasoo ay xuseen inay celcelis ahaan shabakadooda adeegsadaan 15kii daqiiqo ee kastaba. Mulkiilaha shabakadda Facebook Mr. Mark Zuckerberg, ayaa ballanqaaday inuu ka
Cilmi-badhayaal Sheegay inay Heleen Meere Yar oo Hawada Sare ka Jira
Araweelo News Network Cilmi-badhayaal hawada sare (Space) baadhitaan ku sameeya, ayaa sheegay in ay heleen mere yar oo la mid ah meeraya la yidhaa Orbital. Meerahan ayaa ay sheegeen inuu jiro 10 milyan oo sanno, isla markaana uu dhexmaro dhulka
Daawo Dood Ku Saabsan Xidhiidhka Bulshada Iyo Mareegaha Ee Dhinaca Internetka Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Daawo Dood ku saabsan xidhiidhka Bulshada (Social Media) Mareegaha Online-ka iyo saamaynta Somaliland. Follow us: @Araweelonews on Twitter | Arraale M Jama Araweelo News Network Somaliland Office Email info@araweelonews.com Jaamac132@gmail.com WhatsApp + 252 63 442 5380
Shirkadda Facebook oo Maalintii Ku Hesha 1 milyan Warbixinno Xadgudubyo Isticmalayaasheedu Sameeyaan
Araweelo News Network Shirkadda Facebook ee waqtigan aadka loo isticmaalo, dadkuna ku wada xidhiidhaan, waxa ay maalintii heshaa hal milyan oo warbixino ku saabsan xadgudubyo ka dhex dhaca isticmalayaasheeda, sida ay sheegtay Monika Bickert oo ah Madaxa Siyaasadda Maamulka ee
Saamilayda Shirkadda TELESOM GROUP oo Kulan Loogu Qabtay Hargeysa iyo waxyaabaha Lagaga Hadlay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Kulan ballaadhan oo ay isugu yimaadeen Saamilayda Shirkadaha Telesom Group, kana kooban Isgaadhsiinta Telesom, Baanka Daarasalaam, Shirkadda Gaaska Cuntada ee SOMGAS iyo shirkadda korontada ee TEC, ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa shalay oo taariikhdu ahayd 13 March
Mudaharaadyo Ka Dhan Ah FBI-da Maraykanka Oo Loo Balamay, waa maxay sababtu?
Araweelo News Network Washington(ANN)Mudaharaadyo ka dhan ah Haya’dda baadhista denbiyada ee FBI, ayaa loo balamay, waxaana waqtigan isu diyaariyey mudaharaad ka dhici doona in ka badan 30 magaalo oo Maraykanka ah malaayiin qof, kaasoo lagu muujinayo sida looga soo horjeedo