Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Science & Technology

Total 162 Posts

Sucuudiga: Nin Baabuur Bas ah u Beddelay Dhoolli (Ambulance) Xawaarihiisu Dheereeyo oo Bukaanka Lagu Qaado

Araweelo News Network Riyadh(ANN)Nin u dhashay dalka Sucuudiga, ayaa baabuur bas ah u beddelay dhoolli (ambulance) xawaarihiisu dheereeyo oo bukaanka si degdeg ah loogu geyn karo cusbitaalka. Mr. Osama Al-Fallali ayaa sheegay inuu bilaabay inuu dhoolligan aan noociisa hore loo

Facebook oo Luqado Badan Afrika Oo Lagaga Hadlo kusoo Kordhiyey Isticmaalkiisa

Araweelo News Network Aasaasaha shirkadda Facebook Mr. Mark Zuckerberg, ayaa sheegay in luqado badan oo Afrika lagaga hado lagu soo kordhin doono baraha bulshada, gaar ahaan bartiisa si loogu fududeeyo dadka Afrikaanka ah in ay isticmaali karaan mareegaha internetka ee

Caga-cagaf aan Cid Wadin oo loogu Talogalay Qodista Beeraha

Araweelo News Network Maadaama korodh badan ku yimi tirada bani’aadamka adduunka ku nool, waxa loo baahan yahay in beeralaydu soo saraan cunto badan oo ku filan noolaha caalamka, iyadoo laga dayrinayo saamaynta ka dhalan karta dhalan-gedidska cimilada ee ku soo

Xog lagu Ogaaday in Nin Madow Ikhtiraacay Moobaylka iyo Sababta Magaciisa loo Qariyey

Araweelo News Network Xog cusub oo la soo bandhigay dhowaan, ayaa lagu ogaaday in nin injineer ah oo la yidhaa Marty Cooper, asal ahaanna ka soo jeeda qaaradda Afrika uu yahay shaqsigii u horreeyey ee ku hadlay telefoon ay soo

Farriimo Luqadda Carabiga ku Qoran oo Sababay in Dhallinyaro Walaalo ah Khasab Lagaga Dejiyo Diyaarad Rakaab

Araweelo News Network London(ANN)Laba gabdhood iyo wiil ay walaalo yihiin oo ka mid ah muslimiinta ku dhaqan dalka Ingiriiska, ayaa diyaarad ay saarnaayeen qasab lagaga dejiyey, kadib markii mid ka mid ah rakaabka diyaaraddu ku eedeeyey in ay ka mid

Isticmaalka Tignoolajiyadda oo Hoos-u-dhac ku Keenta Maskaxda Bani’aadamka

Araweelo News Network Daraasado badan oo la sameeyey waqtiyadan u dambeeyey, ayaa lagu shaaciyey in horumarka tignoolajiyaddu saamayn taban ku yeeshay bani’aadamka, gaar ahaan dhinaca maskaxda iyo fahamkooda guud. Moobillada casriga ah, kombuyuutarrada, internet-ka iyo waliba mishiinnada macluumaadka laga baadho

Dawladda Sucuudiga oo Samaysatay Magaalo Baraf Ah

Araweelo News Network Riyadh(ANN)Dawladda Boqortooyada Sucuudi Carabiya, gaar ahaan Badhasaabka degaanka Riyadh Mr. Al Othaim Leiure iyo shirkad kuwa dalxiiska ah, ayaa ku dhawaaqay inay dhammaystireen magaalo baraf leh (Snow city) oo dalkaas laga hirgeliyey, waqtigana ay ku jirto diyaar

Sucuudiga: Khubaro soo Saaray Barnaamij Mobaylka Lagu Isticmaalayo oo Qofka uga Digaya Shilalka

Araweelo News Network Riyad(ANN)Khubaro farsamaynta kombuyuutarka ku takhasustay oo uu hoggaaminayo Eng. Cabdullah Hejazi, una dhashay dalka Sucuudiga, ayaa sameeyey barnaamij ay u bixiyeen “Hofra” kaasoo moobaylka lagu isticmaalayo, qofkana u sheegaya xaaladda waddada uu marayo, ugana digaya shilalka gaadiidka.

Xarun Dhaqan-celin Ah Oo Dhallinyarada Shiinaha Ee Qabatimay Isticmaalka Internet-ka Loo Sameeyay

Araweelo News Network Dalka Shiinaha ayaa laga sameeyey xero lagu xannaaneeyo dhallinyarada qabatimay isticmaalka internet-ka, maalin kastana in ka badan 17 saacadood isticmaala, hurdadana ka taga, isla markaana aan waqti u helan cuntada iyo inay musqusha u baxaan. Xeradan ayaa

Mulkiilaha Facebook Mark Zuckerber Oo La Jabsaday Twitter-kiisa

Araweelo News Network Aasaasaha shirkadda Facebook Mr. Mark Zuckerber, ayaa laga jabsaday akwanka uu ku leeyahay barta bulshadu ku wada xidhiidho ee internet-ka, kadib markii koox Sucuudiga ku nool ogaadeen in lambarka sirta ay (Password) ee uu ku galaa yahay