Category: Qubanaha
Ukraine: Bakhmut Oo Dagaalku U Sameeyay Muuqaalkii Alleppo Iyo Hirdanka Quwaddaha Ruushka Iyo Xulufadda Maraykanka
Hoggaamiyaha Kooxda Wagner Ee Safka Hore Oo Dhaleecayn U Jeediyay Wasaaradda Gaashaandhiga Ruushka #Araweelo_News_Network. Ukraine(ANN)-Bakhmut, waxay noqotay maagaalada xuddunta u noqotay dagaalka Ukraine, waxay yeelatay ahmiyadii iyo muuqaalkii maagaalidii la haligay ee Syeria ee Allepo oo ay quwaddaha waaweyn isku
UKraine: Maxay Uga Quusanwayday Taangiyada Jarmalka Ee Leopard, Maxay Kaga Duwan Yihiin Kuwa Ruushka Iyo Maraykanka
#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Ukraine ayaa weli naawilaysa in lasoo gaadhsiiyo Dubaabadaha Jarmalka ee Taangiyada nooca loo yaqaan Leopard 2, kuwaas oo ah nooc Jarmalku sameeyay oo ay in baddan ku dhololaysay in lagu caawiyo si ay isaga difaacaan Taangoyada khatarta baddan ee
New York: Dilaa $ 170,000 Mushahar Ah Lagu Siinayo Xasuuq Oo La Raadinayo
Maayarka New York Mr. Eric Adams Oo Ka Hadlay Shaqada Iyo Baahida Loo Qabto Araweelo News Network. New York (ANN)-Magaalada New York waxaa ka socda baadi goob loogu jiro nin gacan ku dhiigle ah oo dabar goynaya jiirka magaalada.
Mashaariicda Ku Jira Miisaaniyadda 2022, Ee Adeegyada Aasaasiga ahMaxaa Kaaga Muuqda Muuqaalkan?
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Miisaaniyadda 2022, ayaa la qorsheeyay in laga fuudhyeelo kordhinta Macalimiinta iyo Dugsiyo cusub oo dalka oo dhan laga hirgelinayo si loo tayeeyo adeegyada waxbarashada dalka. Sidoo kale, waxa lagu sheegay muuqaalkan in dhinaca Ceelasha Biyaha wax laga
Geerida Fannaankii Caanka Ahaa Ee Ethiopia Cali Birra, Heesaa Caan Ah Oo Muslin Ah
“Waxaa geeriyooday dhaqtarkii caanka ahaa ee Cali Birra, wuxuu ahaa fannaankii ugu caansanaa ee ka heesi jiray jacayl iyo xasuus hore.” Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Warbaahinta dowladda Ethiopia oo soo xiganaysa Saraakiisha maamulka dowlad deegaanka Oromada ee Ethiopia, ayaa xaqiijisay
“Khalad Weyn Ayay Ahayd Go’aankii FIFA Ee Ahaa In Qadar Martigeliso Koobka Adduunka 2022, Guddoomiyihii Hore Ee FIFA
Araweelo News Network. Zürich, Switzerland (ANN)-Madaxweeynihii hore ee xidhiidhka kubadda Cagta ee Caalamka (FIFA) Sepp Blatter, ayaa sheegay inay Khalad weyn ahayd go’aankii uu gaadhay sannadkii 2010, markii uu guddoonsiiyay in dalka Qatar uu martigeliyo koobka adduunka sannadka 2022.
Imran Khan Ra’iisal Wasaarihii Pakistaan Oo Dhaawac Soo Gaadhay
Araweelo News Network. Lahore (ANN)-Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan ayaa ka badbaaday isku day dil oo loo malaynayo inuu ahaa shirqool la doonayay in lagu khaarajiyo. Imran Khan, waxa soo dhaawac fudud Khamiistii kaddib markii nin dablay
Goob Jooge Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase Halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya Dagaalkii 1977
Araweelo News Network. Goob Jooge Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase Halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya Dagaalkii 1977 Qaybtii Labaad Hargeysa(ANN)-Caydiid Jaamac Xirsi oo ka mid ahaa halyeeyadii Ciidankii dawladdii Soomaaliyeed ee safka hore ee dagaalka 1977, dhexmaray Somalia iyo Ethiopia, wuxuu ka badbaaday
Midawga Yurub Oo Qarka U Saaran Burbur
Araweelo News Network. Bressules (ANN)-Waddmada Midowga Yurub ayaa wajjahaya Qalelaase siyaasadeed iyo jaahwareer dhaqaale. Laxidhiidha: Midawga Yurub Oo Qarka U Saaran Inay Isu Dhiibaan Vladimir Putin –New York Times Midowga Yurub ayaa si ka fiirsasho la’aan ah ku taageeray dowladda
Sidee Ayuu Uga Badbaaday Xasuuqii Garabcase Ee Lagu Khaarajiyay Saaxiibadii Halyeeyada Ahaa Ee Safka Hore Ee Dagaalkii 77 Ethiopia iyo Soomalia
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Caydiid Jaamac Xirsi oo ka mid ahaa halyeeyadii Ciidankii dawladdii Soomaaliyeed ee safka hore ee dagaalka 1977 dhemxaray Somalia iyo Ethiopia, ayaa ka warbixiyay qaabka uu uga badbaaday dhacdadii waxashnimada ahayd ee Halyeeyadii lagu xasuuqay deegaanka