Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qubanaha

Total 506 Posts

Premeir Bank Oo Soo Gunnaanaday Tartankii Hal-abuurka Ganacsiga Iyo Guulaystayaasha Oo La Guddoonsiiyay Jeegag

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Bangiga Premier Bank qaybtiisa xaruntiisu tahay Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, ayaa soo gunnaanaday Tartanka Hal-abuurka ganacsiga oo si weyn indhaha loogu hayay. Barnaamijka HAL-ABUURKA Ganacsiga, ayaa muddadii uu socday oo ahayd Bisha Barakaysan, waxa lagala socday Warbaahinta oo

Washington Oo Ka Walaacsan Faafinta Sirta Difaaca Iyo Duuliye Loo Qabtay Kiiskaa Oo Maxkamad Lasoo Taagay

#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-Baadhayaasha Federaalka ee Maraykanka ayaa Khamiistii shalay xidhay shaqsi lala xidhiidhinayo faafinta xogta sirta ah ee Maraykanka ee dagaalka Ukraine oo todobaadkii hore la faafiyay. Xeer Ilaaliyaha Guud Maraykanka, Merrick Garland ayaa xadhiga shaqsigaa daqiiqado kaddib shir jaraa’id

Farnce: Emmauel Macron Oo Laga Cabsiqabo Inay Galaaftaan Kacdoono Siyaasaddeed Iyo Kuwo Dhaqaale Oo Ka Dhashay Dagaalka Ukraine

#Araweelo_News_Network. Paris(ANN)-Madaxweynaha Dalka Faransiiska, Emmauel Macron, ayaa la kulmaya qalalaase siyaasaddeed iyo kacdoon ay suurtagal tahay inuu ku waayo kursiga. Boqollaal kun oo qof ayaa mar kale Arbacadii maanta isugu soo baxay waddooyinka magaalooyinka waaweyn ee dalka, kuwaas oo si

Laascaanood: Dedaalo La Doonayo Lagu Dhammeeyo Collaada Laascaanood Oo Garoowe Soo Gaadhay

#Araweelo_News_network. Garoowe (ANN)-Dedaalo la doonayo in nabad lagaga dhaliyo collaada Laascaanood, ayaa kasoo boqoolay Magaalooyinka Koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo soo gaadhay Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Soomaaliya. Koox Malaaqyo, Uguusyo, Salaadiin, iyo Oday dhaqameed ah oo kasoo boqoolay Magaalada

Jarmalka Oo Ugaadhsanaya Kooxaha Midigta Fog Ee Doonaya Inay Afgenbiyaan Xukuumadda

#Araweelo_News_Network. Berlin (ANN)-Ciidamada Dawladda Jarmalka ayaa howlgalo isdaba joog ah ka fuliyay goobo xidhiidh la leh kooxda lagu magacaabo Reichsbürger, kuwaas oo bishii lasoo dhaafay ee December doonayay inay dalka ka sameeyaan Inqilaab. Kooxda shabakadda midigta fog ee lala xidhiidhiyay

Ukraine: Bakhmut Oo Dagaalku U Sameeyay Muuqaalkii Alleppo Iyo Hirdanka Quwaddaha Ruushka Iyo Xulufadda Maraykanka

Hoggaamiyaha Kooxda Wagner Ee Safka Hore Oo  Dhaleecayn U Jeediyay Wasaaradda Gaashaandhiga Ruushka #Araweelo_News_Network. Ukraine(ANN)-Bakhmut, waxay noqotay maagaalada xuddunta u noqotay dagaalka Ukraine, waxay yeelatay ahmiyadii iyo muuqaalkii maagaalidii la haligay ee Syeria ee Allepo oo ay quwaddaha waaweyn isku

UKraine: Maxay Uga Quusanwayday Taangiyada Jarmalka Ee Leopard, Maxay Kaga Duwan Yihiin Kuwa Ruushka Iyo Maraykanka

#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Ukraine ayaa weli naawilaysa in lasoo gaadhsiiyo Dubaabadaha Jarmalka ee Taangiyada nooca loo yaqaan Leopard 2, kuwaas oo ah nooc Jarmalku sameeyay oo ay in baddan ku dhololaysay in lagu caawiyo si ay isaga difaacaan Taangoyada khatarta baddan ee

New York: Dilaa $ 170,000 Mushahar Ah Lagu Siinayo Xasuuq Oo La Raadinayo

Maayarka New York Mr. Eric Adams Oo Ka Hadlay Shaqada Iyo Baahida Loo Qabto Araweelo News Network.   New York (ANN)-Magaalada New York waxaa ka socda baadi goob loogu jiro nin gacan ku dhiigle ah oo dabar goynaya jiirka magaalada.

Mashaariicda Ku Jira Miisaaniyadda 2022, Ee Adeegyada Aasaasiga ahMaxaa Kaaga Muuqda Muuqaalkan?

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Miisaaniyadda 2022, ayaa la qorsheeyay in laga fuudhyeelo kordhinta Macalimiinta iyo Dugsiyo cusub oo dalka oo dhan laga hirgelinayo si loo tayeeyo adeegyada waxbarashada dalka. Sidoo kale, waxa lagu sheegay muuqaalkan in dhinaca Ceelasha Biyaha wax laga

Geerida Fannaankii Caanka Ahaa Ee Ethiopia Cali Birra, Heesaa Caan Ah Oo Muslin Ah

“Waxaa geeriyooday dhaqtarkii caanka ahaa ee Cali Birra, wuxuu ahaa fannaankii ugu caansanaa ee ka heesi jiray jacayl iyo xasuus hore.” Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Warbaahinta dowladda Ethiopia oo soo xiganaysa Saraakiisha maamulka dowlad deegaanka Oromada ee Ethiopia, ayaa xaqiijisay