Category: Qubanaha
#Somaliland: Kommishanka Qaranka Ee AIDS-ka Oo Ku Baraarugay Warar Lagu Faafiyay Bulshada Oo La Xidhiidha Faafista Xannuunka
#Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Hargeysa (ANN)- Kommishanka Qaranka Somaliland u qaabilsan HIV/AIDS, ayaa ku baraarugay warar lagu faafiyay bulshada dhexdeeda oo abuuray dareen cabsi ah, kaddib markii Sarkaal ka tirsan Booliska
Dardaarankii Muftiga Weyn Ee Sheekh Cali Jawhar Oo Tallooyin Madaxweyne Biixi Usoo Jeediyay
Hargeysa(ANN)-Mufdiga weyn ee Sheekhal Baledka Boorama Sheekh Cali Jawhar, ayaa markii markii labaad Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi u jeediyay weedho waanno iyo dardaraan ah, isagoo dhinaca kalena mucaaradka iyo Bulshada farriimo u diray. Sheekh Cabdullaahi Sh. Cali Jawhar
Ruushka oo Ka Faa’iidaysanaya Weerarada Badda Cas ee Xuutiyiinta
Shirkaddaha Reer Glalbeedka Oo Magan u noqday Ruushka markii Xuutiyiintu Bilaabeen Ugaadhsiga Maraakiibta Badda Cas. Badeecaddaha Uu Gudbinayo Ruushku ee Yurub ayaa kor ugu kacay in ka baddan 50% Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights
Mallik Ambar: Adoonkii Xabashiga Ahaa ee noqday Boqorkii Ugu Taariikh Weynaa Hindiya
Mallik Anbar wuxuu ahaa Nin Adsoonsi Loo Geeyay Hindiya Oo Dhawr Jeer La kala Iibsaday, Laakiin Wuxuu Noqday Boqor Halgamaa iyo Dagaalyahan Raadad Cajiiba kaga tegey Taariikhda Hindiya #Araweelo _News _Network: Sheekada Adoonkii Herer Laga Iibsaday Ee Hindiya ka Noqday
#Somaliland Boqol Geel Ah Oo Laga Bixiyay Wiil #Masri Ah Si Xabsiga Looga Sii Daayo
#Araweelo_New_Network. #Somaliland Boqol Geel Ah Oo Laga Bixiyay Wiil #Masri Ah Si xorriyadiisa Loogu Celiyo Sidee uga Dareen Celiyay Masriga Laga Bixiyay 100 Geel ah Si Xabsiga Looga Siidaayo Hargeysa(ANN)-Guddi culimo samafalayaal reer Somaliland ah ayaa maanta ku
#Iran Oo Bandhig Caalami Ah Kusoo Bandhigtay #Diyaaradda Aan Duuliyaha Lahayn Oo Loogu Magacdaray #Qaza Iyo Hubka Casriga Ah
“Hubka Casriga Ah Ee Iran Waxa Laga Iibinayaa Dalalka Oo Dhan Marka Laga Reebo Maraykanka Iyo Israel” Wakiilka Iran #Araweelo_News_Network Doha (ANN)-Iran ayaa soo bandhigtay hub casri ah oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee Kacaanka dalkaa, iyadoo gantaalada iyo
#Ethiopia Iyo Dawladda Britain Oo Ku Murransan Bililiqo La Xaraashayo
Addis Ababa (ANN)-Dawladda Federaalka ee Ethiopia, ayaa ka codsatay dawladda Boqortooyada Midawday ee Britain in la joojiyo Alaab Asraar qadiima oo taariikhi ah, kaas la naadiyay xaraashkeeda Khamiista. Alaabta qadiimka ah ee tariikhiga ah, waxay Ethiopia sheegtay in laga bililiqaystay
#Sacuudiga Oo Ku Biiray Isbahaysiga #Ruushka Iyo #Shiinuhu Hoggaamiyaan Ee Manja Xaabinaya Awoodda Iyo Dhaqaalaha #Maraykanka
Ethiopia Iyo Masar Oo Dhibaatooyinka Dhaqaale Ee Hadheeyay Kula Gal-Gashay Isbahaysiga BRICS. Bilawgii BRICS, Quluqulka Dalalka Aduunka Xiisaha Xubinimada Iyo Bartilmaameedka Isbahaysiga. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. #Araweelo_News_Network. Riyadh (ANN)- Dalka
Cabsida Shirkaddaha Maraakiibta Maraykanka Ee Ka Caagay Badda Cas Oo Fursad Siiyay Shiinaha Iyo Khatarta Dagaalka Qaza Ee Ku Fidaya Bariga Dhexe
Maraykanka Oo Gobolka Kala Kulmaya Dhirbaaxooyin Guuldaro Ah #Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Yemen(ANN)-Cabsida sii kordhaysa ee shirkaddaha Maraakiibta Maraykanka iyo kuwa Britain oo ay weheliyeen kuwa xullufadda la ah, ayaa ka
#Sacuudiga Oo Furaya #Wershadii U Horraysay Ee #Khamriga
Balanqaadkii #MBS Ee Xidhiidhka #Israel Iyo Isbedelka #Rukumada Uu Ku #Taagnaa Sacuudigu Oo Laga Arkay #Riyadh Iyo #Qaza #Araweelo_News_Network. Riyadh (ANN)- Dalka Sacuudi Carabiya ayaa furi doonta Masnacii ugu horreeyay ee khamriga, Reuters ayaa soo werisay. Masnaca ayaa u