Category: Qubanaha
Cabsida Dagaalka Bariga Dhexe Oo Khalkhaliyay Duulimaadyada Shirkaddaha Diyaaraddaha
Dilka Hoggaamiyihii Hamas Oo Dagaalka U Jiheeyay Bilaw Aan Dhammaad Lahayn Xaallada dunida kala go’doominta xusuusta sannado ka hor iyo Saadaashii Henry Kissinger #Araweelo_News_Network Washington (ANN)-Cabsida Dagaalka ku faafaya Bariga dhexe ayaa kordbay, iyadoo dilka Hoggaamiyihii Xamaas ee
Somaliland: Xeer Ilaalinta Oo Sharcidaro Ku Tilmaantay Qoraalka Guddida Maamuus Ka Xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib
Jawaabta Xildhibaan Maxamed Abiib Ee Qoraalka #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa soo bandhigay qoraal kasoo baxay Xeer Ilaalinta Qaranka oo la xidhiidha kiiska maamuus ka xayuubinta ee todobaadkan Gollaha wakiiladu awoodi waayay innay go’aan ka gaadhaan.
Biden Oo Iska Fogeeyay Shirqoolka Uu Ku Eedeeyay Trump Ee Toogashada Iyo Balanqaadkiisa Mamnuucida Hubka
#Araweelo_News_Network. Las Vegas , USA (ANN)-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa dib u soo cusboonaysiiyay baaqiisa ahaa in Congresska uu mamnuuco qoryaha darandooriga u dhaca, oo uu ku jiro kii loo adeegsaday isku daygii dil ee fashilmay ee lala beegsaday
Hoggaamiyaha Cusub Ee Iran Oo Dunidu Ku Hanbalyaysay Guusha Doorashada Iyo Doorkiisa Siyaasadda Dalka
Madaxweynaha Isbedel doonka Iran Ee La Doortay Muxuu ka Beddeli karaa jihada Siyaasadda Dalka? #Araweelo_News_Network Tehran (ANN)-Masoud Pezeshkian ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Iran, isagoo ka adkaaday ninka ay is hayeen ee muxaafidka ah, Siciid Jalili, kaddib tartan
Britain: Doorshada Uu Ku Guulaystay Markii U Horaysay Ra’iisal Wasaare Qoys Yuhuud Ah
Guriga 10 Downing St. Ee Ra’iisal wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska, ayaa hoy u noqon doona qoys Yuhuud Ah #Araweelo News Network: London (ANN)- Ra’iisal wasaaraha cusub ee UK, Keir Starmer, ayaa taageeray Israel wuxuuna wacad ku maray inuu la
#Somaliland: Nidaamka Casriyaynta Cashuuraha Kala Wareejinta Iyo Qabashada Dakhliga Ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda
#Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)-Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa diyaarisay qaab cusub oo ah Nidaamka Casriyaynta Qabashada Dakhliga Cashuuraha Kala-wareejinta Iibka Hantida Maguurtada iyo Guurtada. Muuqaalkan waxay Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland ku sharaxaysaa Nidaamka Casriyaynta Cashuuraha. Published by Araweelo News Network.
Markabka Xuutiyiintu Garaaceen Ee Xanbaara Diyaarayaddaha Iyo Nukliyeerka USS Dwight D. Eisenhower Xaggee Ku Danbeeyay
“Hoggaamiyayaasha ciidamada Badda ayaa ka walwalsan badmaaxiinta, oo dhab ahaantii aan awoodin inay arkaan gantaalada soo socda ee Xuutiyiinta ee ay ridayaan ilbidhiqsiyo” “Waxaan si joogto ah u xasuusinaynaa Wasaaradda Difaaca inaan u baahan doono inaan qaadano nasasho iyo badmaaxiinta
Diyaaradda Maraykanka Ee B-2 Oo Mar Ahayd Hoggaamiyaha Bamka Ee Hawadda Oo Fashilantay
B-2 waxay aragtay oo door muhiim ah ka qaadatay dagaalkii Ciraaq, Kosovo, Afgaanistaan iyo Liibiya. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. ku akhri 1min #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Diyaaraddaha wax duqeeya ee Maraykanka ayaa sii yaraanaya xilli
Dhacdooyinka Ku Xeerran Dhimashada Madaxweynihii Iran Iyo Sheekooyinka Kala Duwan
Waa Maxay Sababta Madaxweynuhu diyaarad Helicopter ah ugu duulayay? By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. ku akhri 2min #Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)- Inkasa oo shilkan naxdinta leh uu sababay dhimashada Madaxweynaha Iran iyo wasiirkii arrimaha dibadda, haddana
Xuutiyiinta Oo Soo Riday Diyaarad Maraykanku Leeyahay Iyo Weerarada Baddaha Ee U Gudbay Mediterranean-ka
#Araweelo_News_Network Akhri 2min Sana”a (ANN)–Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad kale oo nooceedu yahay MQ-9, taas oo uu leeyahay Mareykanku, Isla markaana ka mid nooca ugu caarisan Drones -ka Maraykanka. Diyaaradda ayaa ah nooca aan