Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qubanaha

Total 510 Posts

Maxaadaro Ka Hadlaysa Ahmiyada Habeenkii Nebigeenii Suubbanaa La Dheelmiyay Al Isra Wal Micraaj: Daawo Sheekh Maxamed Cumar Dirir

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Mufdiga caanka ah ee Sheekh Maxamed Cumar Dirir, ayaa ka hadlay Ahmiyada Iyo faa’idooyinka ay Islamka u leeyihiin “Al Isra Wal Micraaj” oo ah Habeenkii Nebi Maxamed NNKH. Halkan Ka Daawo Maxaadaradaa Oo Muftiga Caanka ah

“Iskaashiga Dadka Muslimiinta Dhexdooda” Maxaadaro Uu Jeediyay Mufdiga Caanka Ah Ee Sheekh Maxamed Cumar Dirir Daawo

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Mufdiga caanka ah ee Sheekh Maxamed Cumar Dirir, ayaa jeediyay Maxaadaro uu kaga hadlay ahmiyada iskaashiga muslimiinta dhexdooda, isagoo tusaale usoo qaatay Qudhaanjada iyo sida ay isu kaashato, ama u nooshahay. Halkan Ka Daawo Muxaaradada Post

Nayjeeriya: Nin Ikhtiraacay Gaadhi Bariga, Badda iyo Cirba Lagu Wadan Karo

Araweelo News Network Nin Injineer ah oo la yidhaah Kehinde Durojaiye, una dhashay dalka Nayjeeriya ee galbeedka qaaradda Afrika, ayaa ku guulaystay inuu ikhtiraaco gaadhi lagu wadan karo badda, bariga iyo cirkaba. Gaadhigan oo naanaystiisa la yidhaa ‘Kenny jet” waxa

14 Jir Afrikaan ah oo ku Biiray Liiska Da’yarta Qaaradda ugu Xariifsan Maadada Xisaabta

Araweelo News Network Wiil da’diisu yartay oo la yidhaah Mr. Ebbah Wyse, isla markaana jiray 14 sanno oo qudha, ayaa loo aqoonsaday inuu ka mid yahay dadka dhinaca xisaabta ugu aqoonta badan qaaradda Afrika. Inankan yar oo u dhashay dalka

Waxa uu ka soo Baxay Caqiidada Hindu-ga, Waxa u Noqday Macallinka Masaajidka Nebiga (NNKHA)

Araweelo News Network Prof. Dhiya ur-Rahman Azmi oo caan ku ah halganka iyo dedaalka uu u galay cilmi-xadiiska fidintiisa, waxa uu ka mid noqday culimada waqtigan casriga ah Islaamka ugu caansan, balse taariikhdiisii hore waxay ahayd mid mugdi badan ku

Kumuu Ahaa Duuliyihii u Horeeyey ee Dunida soo maray.? (Xogta Dahsoon)

Araweelo News Network Waa Qofkii ugu horeeyey ee hawada duula waxana uu ahaa qofkii ugu horeeyey ee hawada sare gala, waana aqoonyahankii hal abuuray diyaaradaha, waxa uu ahaa gabyaa, filasuuf, kiimikayste iyo caalim dunida ku cusbaa. https://youtu.be/M3tWMo-r_NU Post Views: 353

Diyaaradaha Waaweyn ee Xambaara Gantaalaha Culus (XOGTA DAHSOON)

Araweelo News Network Barnaamijkan Xogta Dahsoon, waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah diyaaradaha istiraatiijiga ee dagaalada xilliga dheer loo samaystay waana diyaaradaha qaadi kara gantaalaha culus waana diyaarado weerari kara masaafo aad u fog iyagoo beegsanaya bartilmaameedo istiraatiiji

20 Sanno Kadib ayaa Xabsiga Laga Sii Daayey Markii la Ogaaday in aannu Gelin Dambiga Lagu Xukumay

Araweelo News Network Nin u dhashay Gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa xabsiga ku jiray 20 sannadood, kadib markii lagu xukumay dambi aannu gelin oo ah isku day dil ah. Toddobaadkan uun bay ahayd markii xorriyaddiisa dib loogu soo celiyey,

Qoomiyad Sannad Kasta Tarntan u Qabata Buurnida Ragga iyo Shuruudaha u Yaal

Araweelo News Network Qoomyad ku dhaqan dalka Itoobiya, ayaa dhaqan iyo caado u leh inay sannad kasta qabato tartan dhexmara ragga buurbuuran iyo sida ay u kala culays badan yihiin, iyadoo loo dejiyo shuruudo adag oo ay tahay inay fuliyaan

Jaamacaddaha Ugu Da’a Weyn Dunida Carabta Daawo: (Xogta Dahsoon)

Araweelo News Network jaamacadda Qirawiin ee Dalka Morooko waxaa la sameeyey sanadkii 859 waana jaamacadaha ugu faca weyn dunida ee illaa maanta shaqeeya, Jaamacaddaa waxa wax ku bartay Culimo badan oo u dhashay dalalka reer galbeedka. Jaamacaddaha kale ee ugu