Category: Qubanaha
Taariikhda Idaacada BBC-da iyo Naqdi ku saabsan laanta Af-soomaaliga
Araweelo News Network Idaacadda BBC-du waa hay’ad warbaahineed oo Ingiriis ah, taas oo ku wajahan gudaha Ingiriiska iyo adduunweynaha intiisa kale, waxa lagu tilmaamaa inay markii hore aasaaseen koox shirkado ganacsi ah oo loo yaqaanay The British Broadcasting Company amma
Shirkadda Daabacaadda Casriga ah ee SAGALJET oo Wacdaro Ka Dhigtay Carwada Buugaagta Hargeysa
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)-Shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGALJET, ayaa wacdaro layaab leh ka dhigtay carwada bandhigga buugaagta Hargeysa, waxana ay noqotay shirkadda iska leh daabacaadda inta badan buugaagtii halkaas lagu soo bandhigay oo iibsigooda looga yimmi meelo badan
Daraasad Iftiimisay In Doorashadii Trump Wax Ka Beddeshay Aragtidii Adduunku ka Qabay Maraykanka
Araweelo News Network Washington(ANN)-“Doorashadii Madaxweynenimada Donald Trump ayaa saamayn weyn ku yeelatay sida adduunku u arko dalka Maraykanka.” Sida waxa lagu bilaabay daraasad ballaadhan oo laga sameeyey heerka isbeddelka ku yimi aragtiyihii beesha caalamku ka qabeen USA doorashadiisii kadib. Daraasaddan
Boqolaal Uu Xidhan Madaxweyne Donald Trump Oo Ciqaab Adag Waajahaya
Araweelo News Network Laba suxufi, ayaa ka mid ah in ka badan 200 qof oo loo haysto dambi ka dhan ah Madaxweyne Donald Trump, gaar ahaan maalintii caleemo-saarkiisa, kuwaasoo si aan xad lahayn loo xidh xidhay. In kastoo waqtigaas ciidammada
Garsoore Abaalmarin ku Helay Xukun uu Gaadhay oo Noqday Go’aankii ugu Xumaa Dunida
Araweelo News Network Garsoore dalka Kenya u dhashay oo sii daayey nin lagu helay inuu fara-xumeeyey gabadh 13 jir ah, ayaa lagu abaalmariyey billad caalami ah oo muujinaysa xukunkii ugu xumaa ee lagu go’aamiyo xuquuqda haweenka sannadkii hore. 25kii bishii
DAAWO: Qaybo Ka Mid ah Hubka Ruushku Isku Hallaynayo
Araweelo News Network Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa Qaybaha ka mid ah hubka dalka ruushku uu isku difaaco iyadoo muddo dheer ay soomaalidu ku soo halqabsan jirtay kelmadii halhayska ay ka dhigteen ee ahayd ‘hanjabaadda ruushkuba hubka way samaysaa weli
Xogo Dheeraad ah oo Laga helay Sababta dhabta ah ee Xiisadda Dalka Qatar (Xogaha Dahsoon)
Araweelo News Network Xiisada Khaliijku Waxay Joojisay Colaadii Suuriya, Bashaar waxa uu ku Jiraa maalmihiisii ugu wacnaa, sababta khilaafkuna waa mid ku saabsan qoyska hogaaminaya Qabaa’ilka Khaliijka, wax xidhiidh ahna lama laha Argagixisada iyo taageeristeeda. https://youtu.be/Rw3c3sL3zR0 Post Views: 279
Haweenaydii Qoomiyadeeda ka Xoraysay Addoonsiga ee Geesinimada Caanka ku ahayd
Araweelo News Network Nanny waxay ahayd hoggaamiye, halyeeyad ah sida dadkeedu u yaqaaneen, qolada ka soo horjeedana falaago, caaqilad, wadaadad, boqorad iyo hooyo. Haddaba, markii taariikhdu ahayd ku dhawaad 1728kii ayaa boqor Nanny noqotay hoggaamiyaha, taliyaha iyo caaqilka dhaqdhaqaaq-doonkii qoomiyad
Haweenay U Dhalatay Dalka Imaaraadka Oo 11 Milyan Ku Maalgelisay Wiil Ay Caashaqday
Araweelo News Network Dubai(ANN)- Boolisku Dalka imaaraatka ayaa su’aalo weydiinaya inan u dhalatay Gobolka Khaliijka carabta oo lacag ka badan 11 Milion oo Riyaal ku kharash garaysay inan iyada ka yar 7 sanadood oo u ballanqaaday guur ay ka dalbatay,
Taariikhda Idaacada BBC-da iyo Naqdi ku saabsan Laanta Af-Soomaaliga Qaybtii 2aad
Araweelo News Network Sidoo kale dadka qaar ayaa qaba inuu Yusuf Garaad ahaa nin la daadegey miisaankii idaacadu lahayd inkasta oo ay soo bexeen waqtiyadiisii idaacado iyo telefiishano dadka soomaalida ah warar badan siiya oo yareeyey inay war ka sugaan