Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qubanaha

Total 516 Posts

Maraykanka: Madaxweyneyaal Dabeecado Gaar ah Kaga Guulaysan Jiray Mucaaridkooda

Araweelo News Network Qormada 2aad Madaxweyne Teddy Rooselvelt waxa uu Buugga Dhan ku Akhriyi jiray Inta Aanu Quraacan Madaxweyne Teddy Roosevelt waxa uu ka mid ahaa madaxweynayaasha Maraykanka soo maray ee ugu cajiibsan, dadka ka ag dhawa waxa ay la

Maraykanka: Madaxweyneyaal Dabeecado Gaar ah Kaga Guulaysan Jiray Mucaaridkooda

Araweelo News Network Madaxweyne Lyndon B. Johnson Waxa uu Hibbo u Lahaa Aqoonsiga Shakhsiyada soo horjeeda Madaxweyne Lydon B. Johnson oo ahaa madaxweynihii 2aad ee ugu dheera dherar ahaan Madaxweynayaasha soo mara taariikhda dalka Marayka. Dheerarkiisu wuxuu ahaa 192 cm

Dabaqalooca iyo Baranbaradu Waxay ka Mid Yihiin Noolayaasha Hubka iyo Sunta Nukliyeerka ka Badbaada!

Araweelo News Network Inkastoo aanu xoogganayn dammaanad qaadka la haysta, haddana waxa la xaqiijiyey in dabaqaloocu ka mid yahay noolayaasha ka badbaada hubka sida xun wax u gumaada ee nukliyeerka. Daraasado iyo dabagal lagu sameeyey waxa la ogaaday in dabaqalooca

Tobbanka Madaxweyne Ee Ugu Waxbarashadda Hooseeya Dalalka Qaaradda Afrika

Araweelo News Network   Qormada 3aad Madaxweyne Paul Kagame waxa uu Madaxweynaha Rwanda ahaa ilaa 24 March 2000 kun, taasoo macnaheedu tahay inuu 15 sannadood muddo ku dhaw ahaa Madaxweyne. Waxa uu ka dhashay qoys Tutsi ah oo asal ahaan

10 Madaxweyne Ee Ugu Waxbarshadda Hooseeya Dalalka Qaaradda Afrika

Araweelo News Network   Qormada 2aad 5..Cabdilcasis Bouteflika (Algeria)   Madaxweynaha dalka Al Jeeriya (Algeria) Mr. Cabdilcasis Bouteflika waxa uu k koray magaalada Oujda, waxa uu intii uu halkaas ku noola galay saddex dusgi oo kala ahaa Sidi Ziane, El

Dadka Gacanta Guran kuma Wanaagsana Xagga Kasbashada Dhaqaalaha

Araweelo News Network Cilmi-baadhayaal u dhashay dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka, ayaa tilmaamay in daraasad ay sameeyeen ka soo baxday in dadka guran (bidixlayaal) ay xagga dhaqalo kasbashada kaga hooseeyaan 12% dadka iyagu aan guranayn (Midiglayaasha), iyadoo ay meesha taalo qadarka

Dhacdo Naxdin Lahayd Iyo Shirqool La Doonayay In Xabsiga Lagu Dhigo Muuse Biixi Oo Uu Ka Sheekeeyay General Doolaal Oo Ka Mid Ahaa Saraakiishii Dawladdii Siyaad Bare

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-General Ibraahim Aadam Xal-xal (Doolaal) oo ka mid ahaa saraakiishii sare ee ciidammaddii dawladda Soomaaliya waqtigii Siyaad Barre, haatan ka mid ah masuuliyiinta iyo odayaasha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Kilalka Shanaad, ayaa soo bandhigay sheeko xiisbo

Barta Twitter-ka Uu Ku Lahaa Madaxweyne Trump Oo Hawada Laga Saaray

Araweelo News Network Washington(ANN)-Bogga uu Madaxweyne Trump  ku lahaa Twitter-ka, ayaa  si kooban hawada looga saaray shalay gelinkii danbe, balse  saacado ka dib hawada ayuu dib loogu soo celiyay, sida ay sheegtay shirkada leh barta ay bulshadu ku xidhiidhto ee Twittter.

Diyaaraddii Malaysia Ee la Waayey Saddex Sanno Ka Hor Oo Laga Helay Warbixin

Araweelo News Network Kuala Lumbur(ANN)- Baadhayaal u dhashay dalka Australia oo ku hawlanaa sidii loo heli lahaa raq iyo ruuxba diyaaraddii laga lahaa dalka Malaysia oo rakaab aad u badan sidday, taas oo la waayey sannadkii 2014-kii, ayaa war cusub

Dalka Sweden Oo Qorshaynaya Inuu Masaafuriyo Haweenay Loo Aqoonsaday Tii Ugu Da’ada Weynayd Qoxootiga Dunnida

Araweelo News Network Dalka Sweden, ayaa qorshaynaya Inay dalkooda ka masaafuriyaan Haweenay 106-sano jir ah oo loo maleynayo in ay tahay timi ugu da’a weynayd qaxootiga caalamka kadib marki la diday codsigeedii magangalyo.   Qoyska Bibihal Uzbeki ayaa sheegay in xaaladda caafimaad