Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qubanaha

Total 516 Posts

Intifaacsiga Dakhliga Khayraadka Dabiiciga Ah Ee Shiidaalka Iyo Macdanta

Araweelo News Network Dakhliga khayraadka Dabiiciga ah ee Shiidaalka iyo Macdantu waxay ka mid yihiin nimcooyinka ilaahay ku manaystay bini aadamka. Sida nimcooyinka fara badan ee ilaahay ku galladay bini aadamka Shiidaalka iyo Macdantuna waxay leeyihiin laba weji oo ku

Maroodi Afka Ka Tufaya Qiiq Iyo Danbas Oo Ka Yaabiyay Khburada Dunnida

Araweelo News Network India(ANN)-Muuqaal laga duubay Maroodi ku nool dalka India, ayaa ku abuuray khubarada Dunnida layaab, kaas oo muujinaya isagoo qiiq iyo dambas afuufaya, oo  afka ka sii daynaya, wuxuuna amakaag ku noqday khubarada aduunka ee daryeelka duur joogta.

Dadka Dalka Finland Oo Kaalinta Koowaad Ka Galay Dareenka Farxadda Dunida

Araweelo News Network Warbixin ay shaacisay Qaramada Midoobay, ayaa lagu shaaciyay in Dadka Dalka Finland yihiin kuwa ugu farxadda badan adduunka, sida lagu sheegay warbixintaa oo ah mid sannadle ah, waxay Finland kaalintan koowaad ee farxadda kala wareegtay dalka Norway

Muran Ka Dhashay Guurka Haweenay Hinduu Ah Iyo Nin Muslin Ah Oo Maxkamadda Ugu Saraysa Hindiya Go’aan Kasoo Saartay

Araweelo News Network Bunbai(ANN)-Maxkamadda ugu Sarreysa dalka Hindiya’ ayaa go’aan kasoo saartay xisaad ka taagnayd muran dhinaca guurka ah oo  ka dhashay haweenay Hinduu ah iyo Nin Muslim ah oo guurka dhexmaray xiisad dhanka Diimaha ah ka abuuray dalkaa.  

Aqoonyahanadii Islaamka Ahaa Maxay Dunida Kusoo Kordhiyeen?

Araweelo News Network Maadaama ay bateen qoraayo fara badan oo soo saara buugaag kala duwan iyagoo kusoo bandhigaya falsafadaha ay sheegteen inay iyagu alifeen, badankoodu waxaa in badan la cadeeyey inay ahaayeen aqoon ay ka tageen dad muslim ahi qarniyo

Cilmi-baadhis Iftiimisay In Dadka Gacanta Guran Aanay Ku Wanaagsanayn Dhinaca shaqada iyo Kasbashada Dhaqaalaha

Araweelo News Network Cilmi-baadhayaal u dhashay dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka, ayaa tilmaamay in daraasad ay sameeyeen ka soo baxday in dadka guran (bidix-layaal) ay xagga dhaqalo kasbashada kaga hooseeyaan 12% dadka iyagu aan guranayn (Midig-layaasha), iyadoo ay meesha taalo qadarka

Tijaarta Tirada Yar Ee Caalamka Oo Haysta 82% Hantida Adduunka

Araweelo News Network Geneva (ANN)- Farqiga u dhexeeya maalqabeennada iyo dadka fuqurada ah ee adduunka, ayaa aad u sii kordhay sannadkii dhammaaday ee 2017, iyada oo ay hantida dunida guudkeeda taal inteeda badan leeyihiin dad aad u tiro yar sida

Madaxweynaha Cusub Ee Zimbabwe Oo Shuruud Lacageed Ku Xidhay In La Arko

Araweelo News Network Harare(ANN)- Ma doonaysaa in aad la kulanto madaxweynaha cusub ee dalka Zimbabwe Mr. Emmerson Mnangagwa? Haddii jawaabtaadu ‘haa’ tahay, waa in aad iska diyaarsataa khrash dhan $16 doolar oo la xidhay dadka doonaya aragtidiisa. Arrintaniwaxa ay qabsatay

Waxyaabihii aan Arkay 30 Sanno oo aan Warbixino ka Diyaarinayey Haysashada Israa’iil ee Dhulka Falastiin

Araweelo News Network Mid ka mid ah warbixinadii ugu fiicnaa ee aan akhriyey sannadkii 2017 oo u qoray wariye Yuhuudi ah oo u adkaysan waayey falalka dawladiisu kula kacdo dadka Falastiiniyiinta ah By; Cabdillaahi Beershiya Nin weriye ah oo u

Maraykanka: Madaxweyneyaal Dabeecado Gaar ah Kaga Guulaysan Jiray Mucaaridkooda

Araweelo News Network Qormada 3aad 5. Madaxweyne James Garfield waxa uu awood u lahaa inuu laba luuqadood mar kaliya wax ku qoro Madaxweyne James Garfield oo ka mid ah madaxweynayaasha Maraykanka soo maray, kana mid ah madaxweynayaasha shirqoolka lagu dilay,