Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qubanaha

Total 516 Posts

Dalalka Sucuudiga Imaaraadka Oo Ku Biiray Dagaalka Warbaahinta Taageerta Trump Ee Haweenka Muslinka Ah Ee Koongareeska Mareykanka

 Washington(ANN)-Dalalka Sucuudiga iyo ImaaraadkaCarabta, ayaa qorsheynaya inay loollan adag iyo dagaal geliyaan haweenka muslimiinta ah ee ku biiray aqalka Koongareeska Mareykanka, doorashadii dhexeee November 2018, ka dhacday dalkaa. Markii ay dhacday doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka, warbaahinta garabka Midig ee

Barnaamij Laga Diyaariyay Waxqabadka Xukuumadda Somaliland Sannad Kadib Daawo

Hargeysa(ANN)-Barnaamij  laga diyaariyay waxqabadka  Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Muuse Biixi hoggaamiyo sannad kadib, kaasoo lagu soo bandhigay waxyaabo baddan, ayaa la shaaciyay. Qaybtii Labaad ee barnaamijkaa halkan ka Daawo. Barnaamij  LagaDiyaariyay Waxqabadka Xukuumadda Somaliland Sannad Kadib 14 Dec, 2018, byAraweelo

Siyaasiga Reer Kenya Ee Faarax Macallin ma Weriye ayuu noqday?

Nairobi(ANN)-muuqaal uu soo duubay Siyaasiga reer Kenya ee Faarax Macallin oo sannadihii 2007-da ilaa iyo 2013-ka ahaa guddoomiye ku xigeenkii barlamaanka Kenya. ayaa lagu baahiyay baraha bulshada ee dalka Kenya. Muuqaalkan oo uu horudhac uga dhigay barnaamij uu sheegay in

“Axmed Siilaanyo Ma Ahayn Maxmuus Ay Xaaladdiisa Ka Warami Karaan Kooxi” Maxamuud Xaashi

  Hargeysa, (ANN)-Maxmuud Xaashi Cabdi oo ahaa Wasiirkii horre ee Madaxtooyadda Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa si kooban uga hadlay doodaha ka dhashay qaybo ka mid ah Buugga uu dhowaan soo saaray Wasiirkii horre ee Madaxtooyadda Xirsi Xaaji

Dood Ka Taagan Laba Hablood Oo Wallaalo Ah Oo Dalka Sucuudiga U Dhashay Oo Maydadkooda Laga Helay Webiga Hudson Ee Maraykanka

  New York, (ANN)-Booliska magaalada New York, ayaa baadhaya dhimashada laba gabdhood oo walaalo ah oo u dhashay Dalka Sucuudiga,  kuwaas oo todobaadkii hore maydkooda laga helay Webiga Hudson iyagoo la isku xidhay maydadkooda.   Tala Faaric, oo 16-jir ah,

Haweenay Ganacsi Ku bilawday $500 Qiimaha Hantideeda Lagu Qiyaasay In Ay Ku Fadhido $1 Bilyan oo Doolar

Araweelo News Network     Kendra Scott waa Haweenay ganacsato ah oo ka macaashtay agabka dumarka ay quruxda u xidhtaan Kendra Scott Seygeeda shaqo ayuu ku maqnaa, xaamilo ayay ahayd Kendra Scott waxayna garwaaqsatay fikrada ah inay samayso lacag iyadoo dhabo

Maamulaha Guud ee Dahabshiil Oo Uga Warramay VOA Kulan Uu La Qaatay Dhallinyaro Baratay Hoggaminta oo uu Jaamacadahooda Gacan Ka Gaystey Dahabshiil

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-“Waxbartaha Soomaaliyeed ee dadkiisa kula noqonaya aqoontiisa waxa uu mudan yahay dhiirrigelin kasta oo ka kaalmaynaysa gaadhidda hadafkiisa waxbarasho – her kasta oo ay tahayba,” sidaa waxa yidhi Cabdirashiid MS Ducaale, oo fiidnimadii Sabtida, August 4, VOA

Cawayska Culimada Sh. Maxamed Idiris Axmed Qaybtii 3aad

Araweelo News Network Kulanka 3aad ee Cawayska Culimada waxa marti ku ah Sh, Maxamed Idiris Axmed oo ah Guddoomiyaha golaha Imaamyada North America, Isla markaana ah Qoraa, Tababbare, booqday in kabadan 40 dal. “Waxa aan ku dhashay tog la yidhaahdo tog

Kulanka 2aad ee Cawayska Culimada waxa marti ku ah Dr.Faysal Maxamed Cali, guuddoomiyaha Jaamacadda Najaax Burco.

Araweelo News Network   Arrimo dhawr ah oo xasaasi ah ayuu kulanka dhexdiisa ku caddaynayaa, Xuquuqda haweenka, gudniinka fircooniga ah, fikradaha Globalization, Cilmaaniyad Iwm. Waxa uu ka wax odhana inta uu ka yaqaanno Sh. Dirir oo ay safarro wada galeen?

Taariikh Nololeedkii Marxuum Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare)

Araweelo News Network Alaylehe hogaanshuu ahaa loo han wayn yahaye . Allaylehe hormood buu ahaa hirasho toolmoone Allaylehe horseed buu ahaa hawsha aan gabine Allaylehe higaadshuu ahaa hindisay taariikhe… Allaylehe halbeeg buu ahaa habay dhalaankiiye Hogol noo da’adaabuu ahaa oo