Category: Qubanaha
Siyaasi Nacaybka Muslimiinta Caan Ku Ahaa Oo Diinta Islaamka Qaatay Iyo Daraasado Muujinaya Wadamada Islaamku Kusoo Badanayo
Amsterdam(ANN)-Siyaasi u dhashay dalka Holland oo hore uga tirsanaa xisbiga midigta fog ee Geert Wilders, isla markaana caan ku ahaa dhaleecaynta iyo muujinta nacaybka Islaamka, ayaa si lama filaan ah u qaatay Diinta Islaamka oo kusoo leexday Dariiqa xaqa ah.
Waa Maxay sababta ay uga tagtay Sacuudiga?
Basma Khalifa, oo 29 sano jir ah, waxay ku laabatay halkii ay ku dhalatay si ay u aragto haddii ay halkaasi ku noolaan karto, balse hal tallaabo oo khaldan oo aad qaaddo waxay la micno tahay inaadan mar kale ku
Warbixin Lagu Shaaciyay Waxyaabaha Mideeya Muslimiinta iyo Yuhuudda ku Nool Dalalka Qaaradda Yurub
London (ANN)-Warbixin ka hadlaysa dadka muslimiinta ah iyo kuwa Yuhuudda ah ee ku nool dalalka qaaradda Yurub, ayaa lagu sheegay in laga yaabo in aanay inta badan si fool-ka-fool ah ama si toos ah isku arkin, laakiin xiliyadii dambe waxay
Dalalka Sucuudiga Imaaraadka Oo Ku Biiray Dagaalka Warbaahinta Taageerta Trump Ee Haweenka Muslinka Ah Ee Koongareeska Mareykanka
Washington(ANN)-Dalalka Sucuudiga iyo ImaaraadkaCarabta, ayaa qorsheynaya inay loollan adag iyo dagaal geliyaan haweenka muslimiinta ah ee ku biiray aqalka Koongareeska Mareykanka, doorashadii dhexeee November 2018, ka dhacday dalkaa. Markii ay dhacday doorashadii xilliga dhexe ee Mareykanka, warbaahinta garabka Midig ee
Barnaamij Laga Diyaariyay Waxqabadka Xukuumadda Somaliland Sannad Kadib Daawo
Hargeysa(ANN)-Barnaamij laga diyaariyay waxqabadka Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Muuse Biixi hoggaamiyo sannad kadib, kaasoo lagu soo bandhigay waxyaabo baddan, ayaa la shaaciyay. Qaybtii Labaad ee barnaamijkaa halkan ka Daawo. Barnaamij LagaDiyaariyay Waxqabadka Xukuumadda Somaliland Sannad Kadib 14 Dec, 2018, byAraweelo
Siyaasiga Reer Kenya Ee Faarax Macallin ma Weriye ayuu noqday?
Nairobi(ANN)-muuqaal uu soo duubay Siyaasiga reer Kenya ee Faarax Macallin oo sannadihii 2007-da ilaa iyo 2013-ka ahaa guddoomiye ku xigeenkii barlamaanka Kenya. ayaa lagu baahiyay baraha bulshada ee dalka Kenya. Muuqaalkan oo uu horudhac uga dhigay barnaamij uu sheegay in
“Axmed Siilaanyo Ma Ahayn Maxmuus Ay Xaaladdiisa Ka Warami Karaan Kooxi” Maxamuud Xaashi
Hargeysa, (ANN)-Maxmuud Xaashi Cabdi oo ahaa Wasiirkii horre ee Madaxtooyadda Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa si kooban uga hadlay doodaha ka dhashay qaybo ka mid ah Buugga uu dhowaan soo saaray Wasiirkii horre ee Madaxtooyadda Xirsi Xaaji
Dood Ka Taagan Laba Hablood Oo Wallaalo Ah Oo Dalka Sucuudiga U Dhashay Oo Maydadkooda Laga Helay Webiga Hudson Ee Maraykanka
New York, (ANN)-Booliska magaalada New York, ayaa baadhaya dhimashada laba gabdhood oo walaalo ah oo u dhashay Dalka Sucuudiga, kuwaas oo todobaadkii hore maydkooda laga helay Webiga Hudson iyagoo la isku xidhay maydadkooda. Tala Faaric, oo 16-jir ah,
Haweenay Ganacsi Ku bilawday $500 Qiimaha Hantideeda Lagu Qiyaasay In Ay Ku Fadhido $1 Bilyan oo Doolar
Araweelo News Network Kendra Scott waa Haweenay ganacsato ah oo ka macaashtay agabka dumarka ay quruxda u xidhtaan Kendra Scott Seygeeda shaqo ayuu ku maqnaa, xaamilo ayay ahayd Kendra Scott waxayna garwaaqsatay fikrada ah inay samayso lacag iyadoo dhabo
Maamulaha Guud ee Dahabshiil Oo Uga Warramay VOA Kulan Uu La Qaatay Dhallinyaro Baratay Hoggaminta oo uu Jaamacadahooda Gacan Ka Gaystey Dahabshiil
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-“Waxbartaha Soomaaliyeed ee dadkiisa kula noqonaya aqoontiisa waxa uu mudan yahay dhiirrigelin kasta oo ka kaalmaynaysa gaadhidda hadafkiisa waxbarasho – her kasta oo ay tahayba,” sidaa waxa yidhi Cabdirashiid MS Ducaale, oo fiidnimadii Sabtida, August 4, VOA