Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qubanaha

Total 509 Posts

Xaaladda Maraynka Oo Faraha Ka Baxday, Mudaharaadyada Oo Sababay In Albaabada Loo Xudho Aqalka Cad

Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist New York(ANN)-Xaaladda Dalka Maraykanka, ayaa si weyn isu bedeshay, kadib markii ay diibadbaxayaal cadhaysan gilgileen magaalooyinka Maraykanka qaarkood, waxayna arrintan sababtay in la xidho Aqalka cad, iyadoo laga cabsiqabo

Maraykanka: khuburada Sayniska, Xeel-dheerayaasha xannuunada Faafa Iyo Saraakiisha Caafimaadka Oo isku Murgay

Dhimashadii Ugu Badnayd Maraykanka Ee COVID-19, Waxay Dhalisay Doodo Iyo Sawaxan Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist. Washington(ANN)-Doodo kulal ayaa ka dhasahay kadib markii dalka Maraykanku noqday kii ugu dhimashada badnaa ee caabuqa Coronavirus ee

Coronavirus: Maraykanka Iyo Shiinaha Midkee Samayeeyay Maxaase Caddaymo Loo Hayaa?

Maxay Ka Yidhaahdeen Khuburada Dunidu, Cudurada Loo Adeegsaday Hubka? Maxaa Faafitaankiisa qayb ka ah, ,,,,, sababta kor u kaca dalalka Khaliijka ee Coronavirus. Maraykanka iyo Midkee iska caabinta Coronavirus muujiyay? Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights

Major General Soleimani Hoggaamiye Lagu Goblamay, Dawladda Iran Iyo Kooxaha Falastiin Oo Wacad Ku Maray In Loo Aar-gudayo

Tehran(ANN)-Hoggaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Sayyed Ali Khameneyni ayaa maanta u magacaabay Brigadier General Ismail Qaani inuu noqdo Taliyaha Xoogaga Qudus ee Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamka Iran, kadid markii Duqeyn xagga cirka ah oo ka dhacday garoonka diyaaradaha caalamiga magaalada

Twitter-ka ayaa Xayiraad Saaray Ku Dhowaad Tobban Kun Oo Akoono Looga Shakiyay Inay Basaasiin U Yihiin Dawladda Boqortooyada Sucuudiga

Warbixin: By Carraale M jaamac, Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland. Riyadh(ANN)-Shabakadda Twitter-ka ayaa masaxday oo gebi ahaanba meesha ka saartay 94,000 oo ahaa Akoono lala xidhiidhiyay inay basaasiin u ahaayeen dawladda Boqortooyada Sacuudiga, Twitter ayaa tallaabadan qaaday,

Sawirka Dooddaha Iyo Muranka Ugu Badani Ka Dhasheen

Wuxuu ahaa muuqaal ahaan sawir aad ii soo jiitay oo ka turjumaya Nollosha dhaqankeena ee Reer guuraaga ah, bishii hore ee May 2019, ayaan ku arkay bogga hore ee mid ka mid ah Boggaga facebook ee Bulshadda Soomaalidu sida aadka

Somaliland: 28-guurada Xuska 18 May 2019-ka Oo Dhamaystiran Daawo

Hargeysa(ANN)- 28-guuradii Munaasibada xuska 18 May ee 2019 ee kasoo wareegtay markii Somaliland dib ula soo noqotay qaranimadeeda, ayaa todobaadkan si weyn looga xusay geyiga Somaliland. Muuqaal dhamystiran oo laga diyaariyay xuska munaasibadaa halkan ka Daawo. Post Views: 438

#Somaliland: 28-guurada 18 May Oo Sannadkii Labaad Ku Beegantay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Sidee Loogu Diyaargaroobay

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in xuska sannad-guurada 28aad ee kasoo wareegtay markii Somaliland lasoo noqotay madax-banaanideeda 18, May 1991, isla markaana ka baxday Midawgii lagu hungoobay ee 26 Jun 1960, ee uu ka

Jilaa Caan Ah Oo U Dhashay Britain Oo Guursaday Gabadh Soomaaliyeed

Hargeysa(ANN)-jilaaga caanka ah ee u dhashay  Dalka Britain,  Idiris Elba oo 46 jir ah, ayaa guursaday gabadh Soomaaliyeed. Gabadha Soomaaliyeed oo magaceedu yahay, Saabriin Dhawre, taas oo  29 jir ah,  isla markaana marka laga yimaado in ay asal ahaan kasoo

Guushaada Waa Lala Jiraa-Gaar Haka Ahaanin- Dahabshiil

Guushaada Waa Lala Jiraa-Gaar Haka Ahaanin- Dahabshiil. Soomaalidu waxay tidhaahdaa, “Nin aanad saacad ku baran, sannad kuma baratid” oo muujinaysa in dabeecad/ficil aad kala kulantid barashada koowaad qof, hadaad ku qiimayn kari weydid waxuu guddo ama gallo? Shaki la’aan, aanad