Category: Qubanaha
Qisadii Peter Jackson Iyo Tuugii Diyaaradda
Araweelo News Network. Marmar kabo la’aan ayuu socdaa, Laakiin Xaggaagii,,,,, Sir Peter, oo ah ninka xukuma filimada Lord of the Rings, wuxuu aad u xiisaynayay inuu daawado diyaaraddo qaali ah oo aan caadi ahayn oo dul heehaabaya wadankiisa New Zealand,
Trump Oo Ka Baxsaday Markii Labaad Maxkamaddayntii Guurtida Ee Dimuqraadiyiinta Muxuu Xaalkiisu Ku Danbayn Doonaa?
Araweelo News Network. #Trump Muxuu Xaalkiisu Ku Danbayn Doonaa? “Madaxweynihii hore Trump, ficil ahaan iyo anshax ahaanba wuxuu mas’uul ka yahay, kicinta dhacdooyinka 6-da January,” Mitch McConnell. By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Post Views: 272
Somaliland: Marxuum Shan Caanamaal Mayd Ahaa Oo Lagu Baadhnayay Cusbitaal Iyo Qoyskiisa Oo Ka Gedooday
Somaliland: Marxuum Shan Caanamaal Mayd Ahaa Oo Lagu Baadhnayay Cusbitaal Iyo Qoyskiisa Oo Ka Gedooday Marxuumka oo xannuun sanbabada ahi haleelay ayaa la dhigay mid ka mid ah cusbitaalada gaarka loo leeyahay, waxa loo keenay si loola tacaalo xaaladiisa caafimaad,
Tigray Waxa Hoggaaminaya Dagaalyahankii Cidhiidhiga Gelin Jiray Ciidamada Ethiopia
Araweelo News Network “#Tigray waa meel lagu kariyo taariikhda dalkeena, waana gobolkii lagu jebiyay shisheeyaha soo duulay oo ay ku jiraan Talyaani iyo Masaarida]. Ethiopia-da casriga ah, waa uurkii Ethiopia,” ayuu yidhi Abiy. Mekelle(ANN)-Dagaalyahankii hore oo dhuumaalaysi ku jiray, ayaa
Dr. Aadan Yuusuf Abokor Taariikhdii Iyo Doorkiisii Halganka Yagleelidii Kooxdii UFFO
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Dr. Cismaan Cabdi Maygaag oo ka mid ahaa halyeeyadii bud-dhiga u ahaa aasaaskii kooxdii UFFO, isla markaana aqoon dheer u lahaa Maruuxm Dr.Aadan Yuusuf Abokor oo ay labadooduba ka tirsanaayeen dhalinyadii aqoonyahanka ahaa ee taliskii siyaad
Doorashada Maraykanka 2020; Maxaa dhici karaa haddii musharraxiinta ay dacwad ka gudbiyaan natiijada
Doorashada Mareykanka 2020; Maxaa dhici karaa haddii musharraxiinta ay dacwad ka gudbiyaan natiijada? Ololaha Trump ayaa sheegay in musharaxooda aanay u qorshaysnayn inuu aqbalo in laga badiyey. Joe Biden ayaa ku guulaystay tartankii loogu jiray madaxtinimada Maraykanka oo waxa uu
Qosolkii Qanyare Afrax, Qammuunyadii Siyaad Barre Iyo Qoommamadii Xaashi Weheliye
Araweelo News Network Qosolkii Qanyare Afrax, Qammuunyadii Siyaad Barre Iyo Qoommamadii Xaashi Weheliye. Sannadku markuu ahaa 1988, ayaa sida caadada ahayd goor habeenimo ah ku dhowaad xilli Waaberi ah, ayaa Siyaad Barre loo keenay cajalad xasaasi ah oo
Halyeygii Cumar al-Mukhtaar ee Iska Caabbiyey Guumaystihii Talyaaniga Ee Liibiya
Cumar al-Mukhtaar: Libaaxii saxaraha ee guumeystaha iska caabbiyey + wacdarihii uu dhigi jiray iyo taariikhdiisa oo kooban Guumeystihii Talyaaniga 16-kii September 1931-kii wuxuu daldalay Sheekh Cumar Al-Mukhtaar, oo ay markaasi da’diisu ahayd 73 jir, kaddib markii la saaray maxkamad ku-meel-
The golden age of the Union of Somalia led to the liberation of African countries
The golden age of the Union of Somalia led to the liberation of African countries. This Video of this Documentary reflects the history of the Somali people hundreds of years ago, the union of Somaliland with its independence from Britain
Siidaynta Maxaabiista Lays Dhaafsaday Iyo Amaanta Trump Ee Iran Maxay Ka Bedeli Kartaa Xiisadii Cakirnayd Ee Labada Dal
Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist New Yor(ANN)-Dalalka Maraykanka iyo Iran, ayaa is dhaafsaday Maxaabiis, kadib markii Maraykanku sii daayay Saynisyahan u dhashay dalka Iiraan oo muddo ku xidhnaa dalka Maraykanka, waxayna xukuumadda Iran taa