Category: Qubanaha
Axmed Siilaanyo: Waraysigii Uu Kaga Hadlay Halyeeyadii SNM Ee Magaalada Burco Galay 27 May 1988
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-27kii May sannadkii 1988, oo ahayd maalin Jimce ah, waxa Magaalada Burco ee xarunra Gobolka Togdheer usoo galay si miidaamo ah Ciidamo SNM, oo uu Hoggaaminayay Muj. Axmed Mire Maxamed, waxay ahayd maalin taariikhi u ah halgankii
Hooyo Dhashay Hal Mar Sagaal Caruur Ah Oo Indhaha Caalamka Ku Jeedisay Dalalka Mali iyo Morocco
Araweelo News Network. Mali iyo Morocco Oo Ka Hadlay Hooyo Xaliimio Ciise Oo Sagaal Mataano Ah Dhashay #Rabat, #Morocco, (ANN)- Haweenay u dhalatay da;la Mali ee galbeedka Afrika, ayaa si weyn usoo jiidatay warbaahinta aduunka, kaddib markii ay mar
Maraykanka Oo Doonaya Inuu Damiyo Dagaalo Iyo Mushkilado Siyaasadeed Oo Gobolka Geeska Afrika Hadheeyay Iyo Doorkii Uu Ku Laaha Danjire Donald Yamamoto
Araweelo News Network. #Donald#Yamamoto Miyuu Ahaa Aktarkii Collaaddaha iyo qalalaasaha siyaaseed ee geeska#Afrika By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Djibouti(ANN)-Maraykanka ayaa u muuqda inuu garwaaqsaday doorka uu ku lahaa dhibaatooyinka collaadaha iyo qalalaasaha siyaaseed ee
Suez Canal: Marinkii Ugu Muhiimsanaa Ganasiga Dunida Wallaaca Ka Dhashay Guuldarada Dunida Iyo Rajaxumada Laga Muujiyay
Araweelo News Network. #Suez wuxuu ku kacayaa ku dhowaad khasaare $ 10bn ganacsiga Aduunka maalintii Khabiirka ugu caansan dunida ee badbaadinta Maraakiibta Mr. Nick Sloane Oo Muujiyay Guuldaro. By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist.
Dalalka Yurub Oo Joojiyay Tallaalka Loo Soo Waariday Afrika Ee Soo Gaadhay Somaliland Iyo Soomaaliya
Araweelo News Network. Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist. Dooddaha Iyo Cabsida Ku Gadaaman Nooca Tallaalka Ee Afrika Loo Soo Daabulay Ee Coronavirus Hargeysa(ANN)-Dalalka Yurub iyo kuwo kale oo dunida ah ayaa gebi ahaanba joojiyay
Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Dhaqaalaha Dalka Iyo Dhibaatooyinka Shaqa La’aanta?
Araweelo News Network. #Somaliland: Madaxweyne Biixi Qaabkee U Fasiray Dhibaatooyinka Dhaqaale Dalka Iyo Duruufaha Jira Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbadii dastuuriga ahayd ee 2021, u jeediyay labada golle ee Baarlaamanka Somaliland, ayaa si gaar ah khudbadiisa
Gabadh Soomaaliyeed Oo Toogasho Ku Dhimatay Intii Ay Ku JIrtay Filim Ay La Jilayshay Saaxibadeed
Araweelo News Network. #Somalia@Gabadh Majaajiliiste Ah Oo Toogasho Ku Dhimatay Xilli Ay Filim La Jilayshay Saaxibadeed #Somalia@Gabadh Majaajiliiste Ah Oo Toogasho Ku Dhimatay Xilli Ay Filim La Jilayshay Saaxibadeed Garoowe(ANN)-Gabadh Soomaaliyad ah oo ahayd Majaajiliiste lagu magacaabi jiray Aniisa, ayaa
Hoggaamiyaha Cusub Ee Loo Doortay Madaxweynaha Iran Waa Kuma?
Araweelo News Network. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Tehran(ANN)- Dalka Iran, waxa loo doortay Madaxweyne Madaxii garsoorka Ebrahim Raisi, kaas oo bedeli doona Madaxweyne Hassan Rouhani oo dalka kala soo dabaashay marxalado siyaasadeed iyo dhaqaale,