Category: Qubanaha
Somaliland: Horn Heritage Oo Hirgelinaysa Dugsiyo Lagu Barto Aasaarta Qadiimaga Ah
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Hay’adda magaceedu yahay dhaxalka Geeska (Horn Heritage Organization), ayaa daah-furtay Matxafka foogaan -araga ee dhijitalka, kaas ujeeddadiisu tahay uruurinta iyo ilaalinta Aasaarta qadiimiga ah ee dhaqanka, Xirfaddaha, kal-tiriska, iyo Tignoolajiyadda ay soo hindiseen umadda Geeska Afrika oo
Somaliland: Muwaadin Lagu Maamuusay Abaalmarin Xujo Ku Ah Masuuliyiinta Qaranka
Araweelo News Network. “Gaadhigan weligay Gurigayga Dhuxul iyo Raashin uguma qaadin, dan aan leeyahayna kuma qabsan”Bedri Axmed Maxamed. Ceergaabo(ANN)-Wassaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Somaliland, ayaa munaasibad abaalmarin lagu guddoonsiiyay Muwaadin dareewal ka ahaa shan iyo toban sannadood ku qabtay Magaalada
Laascaanood Taariikh Noocee Ah Ayay Leedahay?
Araweelo News Network. #Laascaanood Taariikh Nooce Ah Ayay Leedahay? Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee Somaliland, waxay leedahay taariikh iyo waayo ku taxan qarniyo hore iyo xilliyadii danbe, Sidoo kale, waxay ku taal deegaan caan ku ah dagaalo iyo
Ajakis: Jilaagii Hal-abuurka Barnaamijka Masraxa-furan Iyo Turjumaada Filimada Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. Somalia: Ajakis Jilaagii Banaadiriga Ahaa Oo Ka Baxay Masraxa Caweyska Iyo Madadaalada. Muqdisho(ANN)-Barnaamij soo saare sare iyo madadaaliye muturjum ahaa, ayaa ka baxay masraxa madadaalada iyo majaajilada bulshada Soomaalida, Allah ha u naxariistee majaajiliiste Cabdi Muridi
Qasriga Amiirka Dalka Qadar Ee Dalka Faransiiska Oo La Boobay
Araweelo News Network. Paris, Cannes (ANN)-Koox Budhcad ah, ayaa galay qasri uu degan yahay Amiirka dalka Qatar, kuwaas oo qaatay qalab muhiim oo qaali ah oo ay ka daabusheen qasrigaa oo ku yaala magaalada xeebta Faransiiska ee Cannes, kooxda
Somaliland: Agaasimaha Warfaafnta Maxamed Dhidar Oo Afka U Dhigtay Dhaqaale Loo Qoondeeyay Maalmo Qaran
Araweelo News Network. Agaasime Dhidar Oo Hore Looga Eryay Madaarka wuxuu mar kale fursad ka helay Wasaaradda Warfaafinta . Dawladnimadu waa howl wadareed bulsho kala duwan ay si wada jir ah u qabtaan, iyadoo halka laga unko dawladnnimadu ee dhidibada
Hoggaamiyaha Cusub Ee Loo Doortay Madaxweynaha Iran Waa Kuma?
Araweelo News Network. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Tehran(ANN)- Dalka Iran, waxa loo doortay Madaxweyne Madaxii garsoorka Ebrahim Raisi, kaas oo bedeli doona Madaxweyne Hassan Rouhani oo dalka kala soo dabaashay marxalado siyaasadeed iyo dhaqaale,