Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qubanaha

Total 509 Posts

Yuhuudda Ruushka Oo Qaxaya Iyo Sababta Ay Israel U Doorteen

Araweelo News Network. Sidii ay u bilaabatay colaadda dalka Yukreeyn iyo Ruushka waxaa biloowday qaxa dadka yahuudda ah ee barakacaya dalka Ruushka iyagoo badankoodu u safraya dalka israa’iil. Sidaynu Ognahay dowladda yahudda ee israa’iil ayaa la safan Waddmada reer Galbeedka

Somaliland: Guurtidu Ma Furdaamin Doonaan Arrimaha Kusoo Afgo’ay Maxayse Madaxweyne Biixi Iyo Guddoomiye Saleebaan Ka Wadahadleen

Hal-xidhaalaha Khilaafka Gaamuray Ee Siyaasadeed Xeerarka Kala Qaybiyay Gollayaasha Iyo Arrimaha Murrugsan Muxuu Xalkoodu Noqonayaa? Qoraalada Labada Guddoomiye Ee Guurtida Iyo Wakiillladu Isu Cuskadeen Iyo Dooddaha Mid Walba Salka Uga Dhigay Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa

Mujaahid Aadan Maal Halyeyga La Xidhay Iyo Dhacdadii Hawlgalkii Birjeex

Waa Kuma Mujaahid Maal? Araweelo News Network. Maal iyo Malooshow Labadii Mujaahide Ururkaba lahaayoow Gebilay(ANN)-39 Soddon sannadood kaddib hawlgalkii Birjeex ayaa xabsiga loo taxaabay mid ka mid ah saddexda halyey oo ka nool 11 mujaahid oo hadhcad kala baxay Birjeed

Hadalkii Siyaasadda Waa Layga Xidhay, Madaxweyne Biixi

Araweelo News Network. Boorama(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay falcelinta kaga timi khudbad uu ka jeediyay maalmihii lasoo dhaafay Jaamacaddda Hargeysa xilli uu munaasibad loo qabtay Ardayda ka qalinjebisay loo qabtay. Hase yeeshee Madaxweyne Biixi oo Khamiistii ka

Somaliland: Mid Ka Mid Ahaa Halyeeyadii Saxaafadda Oo Siddeed Sannadood Kadib Geeridiisa Lasoo Bandhigay Buug Uu Qoray

Araweelo News Network. Hargeysa (ANN) – Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay Habeen hore Sabtidii oo ku beegan 2 September 2022, ayaa lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.  Munaasibadda oo ahayd mid lagu gardaadiyay Buugga ‘Hayaankii Hilowga Arwaaxda’, oo uu

Somaliland: Abwaan Hadraawi Halgamaa Ku Taxnaa Taariikhda Geyiga Soomaalida Oo Geeriyooday

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Allah haw naxariistee waxa maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo muddooyinkii u danbeeyay xaaladdiisa caafimaad lala tacaalayay. Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame, wuxuu ahaa halgamaa ku taxan taariikhda halganka geyiga Soomaalida iyo guud

Kenya: Odinga Iyo Ruto Oo Looga Yeedhay Kaniisada Iyo Cabsida Ku Xeeran Natiijada Doorashada

Su’aalaha Aanay Jaaabta U Hayn Kenyaanku Ee Werwerka Sii Kordhinaya Araweelo News Network. Nairobi (ANN)-Loolanka adag doorashada Salaasadii ka dhacaday dalka Kenya ayaa noqotay mid natiijadeedu weli laalan tahay, iyadoo ay sii kordhayso cabsida laga qabo saamaynta natiiijooyinka isku dhow

Somaliland: Hibadii Iyo Halgankii Aqoonyahankii Caanka Ahaa Ee Somaliyeed, Qoraa Siciid Jaamac Xuseen Oo Lagu Soo Bandhigay Hargiesa Book Fair

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Bandhiga Buuggaagta ee Hargeisa Book Fair HBF, oo sannadkan markii shan iyo Tobnaad lagu qabtay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa lagu soo qaaday Halyaynimadii hibadii Iyo Halgankii Aqoonyahankii Soomaaliyeed ee Qoraaga Ahaa Siciid Jaamac Xuseen oo awoowgii

Jowharadii Masraxa Fanka Soomaalida Khadra Daahir Cige Oo Loo Gelbiyay Gurigeeda

Geerideedu Waxay Damaqday Qalbiyada Malaayiin Xusuusteedu Aannay ka Go’ayn. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Arraweelo News Network.  Khadra Daahir Cige, waxay ka mid ahayd hablaha fanka Soomaalida foolaadka u ahaa ee sida weyn codkeeda iyo

Somaliland: Tirooyinka Is Goostay Ee Xuska Gobonimadii Luntay 62 Sannadood Ka Hor

Tirooyinka Xisaabta Ee Taariikhaha Isku Sar Go’an Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa u dabaaldegtay sanad-guuradii 62-aad ee kasoo wareegtay markii u horaysay ee geyiga Soomaalidu degto la saaro calanka xornimada. 62  Sannadood ka hor waxay ahayd xalay oo kale