Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qubanaha

Total 509 Posts

Madaxweynaha Maraykanka Trump Ee Xukunka Kusoo Laabtay Oo Saxeexay Go’aamo Layaab Leh Iyo Dareenka Ku Xeeran Kuwa Laga Filayo Ee Cabsida Leh

 Trump Ma Ka Badbaadi Doonaa Jidkii John F. Kennedy Maxayse Iska Shabahaan Labada Madaxweyne? Wuxuu Si Cad U Bilaabay balanqaadkiisa iyo Inuu Meesha Ka Saaro Wuxuu Ugu Yeedhay Burburinta Aqalka Cad ee Xukuumaddii Biden Qorshaha Siyaasadiisa ku Waajahan Geeska Afrika

Baasaboorka Maraykanka Oo Hoos U Dhacay

Baasaboorka Maraykanku xilligan ma aha tigidhkii Dahabiga ahaa ee uu mar ahaan jiray, waa maxay sababtu? #Araweelo_News _Network Baasaboorka Maraykanka ayaa dhaliyay su’aalo layska weydiinayo, kuwaas oo odhanaya, “Baasaboorka Maraykanku ma aha mid loo baahan yahay sidii hore, marka loo

Dooddaha Ka Dhashay Wareegtada Madaxweyne Cirro Iyo Duruufaha Ku Xeeran

Somaliland: Maxaa La Gudboon Madaxweynaha Cusub Cabdiraxmaan Cirro? #Araweelo _News _Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa dhowaan soo saaray wareegto dhalisay dooddo iyo hadalhayn baddan oo la xidhiidha xilliga shaqooyinka xafiisyada dawladda lasoo gelayo iyo xilliga

Burburinta Suuriya Biriishkii Dhididka Muqaawamada Iyo Rajadii Falastiin

Bariga Dhexe:  Bashaar Al-assad Kaddib , Maxay Ku Beddesheen Iran Iyo Ruushku Bixitaanka Assad Ee Suuriya? Doorka Turkiga Iyo Is Ballaadhinta Bariga Dhexe Ee Israel #Araweelo_News_Network Damascus (ANN)- Israel  ayaa sii wada duqaymaha Suuriya toddobaad kaddib markii xukunka laga tuuray

Duulaanka Damascus Muxuu Ka Beddelayaa Bariga Dhexe , Maxaase Ka Danbeeya Burburinta Syria

Doorka Turkiga Iyo Is Ballaadhinta Bariga Dhexe Ee Israel #Araweelo_News_Network Damascus (ANN)- Xaaladda Dalka Suuriya ayaa noqotay mid aan la saadaalin karin, kaddib markii xukunka laga tuuray Bashaar al-Assad oo la afgambiyay Axadii lasoo dhaafay, waxaana lasoo afjaray xukunkiisii  24-kii

Turkiga Iyo Iran Oo Isku maandhaafay Xaaladda Suuriya

Duulanka Xalab (Aleppo) Ee Suuriya Muxuu Ka Bedeli karaa Khariirada Bariga Dhexe iyo Dagaalka Qaza?   #Araweelo_News_Network   Damascus (ANN)-Dalalka Iran iyo Turkiga ayaa isku maandhaafay collaada kasoo cusboonaatay dalka Suuriya, iyadoo kooxo maleeshiyo ah si lama filaan  ah u

Filimka The Village Next to Paradise

#Araweelo News Network.   Tuuladda ku xigta Jannada waa Filimka (The Village Next to Paradise), kaas oo  Soomaali ku noqonaya “Tuuladda ku xigta Jannada” waxa uu caan ku yahay jilayaal si heersare ah ugu matalay doorkooda, kuwaas oo kasbaday aqoonsi

Dalalka Ugu Awoodda Baddan Dunida Maanta

Maxay Tahay Ujeedada Maraykanku Ka Leeyahay 700 oo saldhig  Millateri Oo Caalamka #Araweelo_News_Network Washington (ANN)-Dalalka ugu awoodda baddan dunida maanta dhaqaale ahaan, dhinacyada Hubka iyo Tignoolajiyada, ayaa la shaaciyay sida ay uga kala saamayn baddan yihiin aduunka.   Warbixin lagu

Fashilka Dawladda Federaalka Ma Awoodi Karaa Inuu Horjoogsado Aqoonsiga Somaliland

REER GALBEEDKA OO INDHAHA KU HAYA #SOMALILAND. #Araweelo_News_Network Dr. Ahmed Hassan Salah politics and international relations. Nairibi (ANN)- Soomaaliya waddankii la odhan jiray gebi ahaanba wuu fashilmay. Natiijadii nidaamka Federaalismka si fiican ayeeynu u aragnaa, waxaana inoogu filan khilaafka ka

Baadari Lagu Dilay Imaaraadka

#Araweelo_News_Network.   Dubai (ANN)- Baadari (Xaakhaam) Yuhuudi ah oo  magaciisu yahay Zvi Kogan (Cogan) oo ay da’diisu ahayd 28 jir ayaa lagu dilay magalaada Al-cayn ee dalka isutagga imaaraatka carabta. Baadariga la dilay ayaa haystay dhalashada dalka Maldovia, iyo jinsiyadda