Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Farriin ku socota Culimada Ummadda Soomaaliyeed
Araweelo News Network. Farriin ku socota Culimada Ummadda Soomaaliyeed W/Q: Abwaan Cabdi Kariim M.Cadde(Qaamuus) Qormadan iyo maansadan yari la socotaa waa Farriin Aan Maanta U dirayo Culimada Ummadda Soomaaliyeed, waxaan leeyahay waa aragtidayda oo badhax tiran ee shifo
Maanta imisa hawlood oo lacag umada lagaga urursanayo ayey dawladani weel usii tolatay ?
Araweelo News Network. By. Abdirahman Ismail Nouh Xukuumadii tan hada talada haysa ka horeysay dhaliisha ugu badan ee loo hayey waxa ay ahayd in hawshii dawlada shicib lagu wareejiyey , sidoo kale si shaqsi ah macaash looga doonayey dadka. Arimahani
Macaan Baan Yeeshay !!!!!
Araweelo News Network. W/Q Cabdiraxiim Cabdullaahi Shiine Bulshadeena baryahan danbe waxaa ku soo badanayay xanuunada lala nolaado oo aan lahayn daawo lagaga bogsado ama lagag hortago kuwaas oo ay ka mid yihiin Macaanka, Dhiig Karka, Gaasteriga, Faaliga (dhinac qalalka), Kaliyo
Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaan Cidna Kuu Dhiiban
Araweelo News Network. #Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaan Cidna Kuu Dhiiban Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin diblamaasiyadda iyo xidhiidhada
Hantida Umadda Oo La Xalaashado Xisaabta Aakhiro Ee Ka danbeysa !!!
Araweelo News Network. Hantida Umadda Oo La Xalaashado Xisaabta Aakhiro Ee Ka danbeysa !!! W/Q. Eng. Mohamed Ali Muse Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.
Warqad Furan Oo Ku Socota Guddomiyaha Xisbiga Waddani
Araweelo News Network. Warqad Ku Socota Guddomiyaha Xisbiga Waddani W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Waddani waa xisbiga ugu waqtiga yar marka la eego xisbiyadda imika dalka ka jira ee Kulmiye iyo Ucid, waxaana la asaasay sannadii 2012, xiligaas oo uu ka
Ethiopia Tigray ma sigaaray uga damqatay?
Araweelo News Network. By. Abdirahman Ismail Nouh Kaddib dagaalkii waqooyi ee Dawladda Itoobiya ku sifeysay saraynta sharciga, waxaa maalin kasta qaylo dhaan, dhaliilo iyo warbixino kala duwan soo jeedinaya dalalka ugu tunka culus iyo ururada calamiga ah. Dhamaan xogaha hoos
Muuse Biixi Waa Madaxweynihii Ugu Horeeyay Ee Aan Muddo Sannad Ah Waxba Qaban
Araweelo News Network. W/Q Cabdiraxiim Cabdullaahi Shiine Xukuumadda kasta marka la doorto inta ay ku dhex jirto muddo xileedkeeda waxay samaysaa waxqabadyo hadhow lagu xasuusto oo la yidhaahdo xukuumaddii waqtigaas ayaa ka tagtay ama xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa
Djibouti Iyo Saamaynta Xaaladda Cusub Ee Geeska Afrika, gaar ahaan Itoobiya
Araweelo News Network. By. Abdirahman Ismail Nouh Maanta waxan BBCda ka dhegaystay in goob ciidan oo ku taala gobolka Tojura ee dalka Jabuuti koox dablay ah ay weerartay dhimasho iyo dhawaana ay jiraan. Alleh ha sahlo eh dagaalada qoomiyadaysan