Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Ha Noqonina Kuwo Lagu Hungoobo
WQ: Xuseen Cali Nuur Qalabka farsamo ee ciyaartoyga iyo niyadda ay ku ciyaaraan, marka ay garoonka galaan waxay ku xidhan yihiin tababarka ay qaateen iyo hadba dareenkooda, sida loo diyaariyo inta aanay garoonka gelin ka hor. Waxa kale oo ay
#Isbahaysiga Mucaaradka #Somaliland Ma wuxuu noqon Guul Mise Hungo?
Araweelo News Network. 1 ) Goorkaa Dawladi Xumaataa? Dawladnimadu maaha hanti gaar ah oo uu leeyahay qof, koox, ama qabiil balse waa hanti guud oo ay xuquuq ahaan ummaddu u wada leedahay una simantahay sida loogu wada simanyahay waajibaadka
Waa Kuma ‘Hadraawi’? W.Q. Siciid Jaamac Xuseen
Waa Kuma ‘Hadraawi’? W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Hadday jiraan malyuun qof oo Hadraawi yaqaan, waxaa hubaal ah in mid waliba sidiisa u yaqaan oo halkaas aad ugu tegaysid malyuun. Aniguna malyuunkaas ayaan ka mid ahay. Sidaan U Aqaan: Waa
Siyaasadda Iyo Damiirka
Araweelo News Network. By. Abdinasser Ibraahim Siyaasadda Iyo Damiirka Sebankan siyaasaddu damiir xumaatay baahi weyn baan u qabnaa, wax ka ogaanshaha siyaasadda iyo damiirka xidhiidhka ka dhexeeya. Sidaas darteed ayaan qormadan si kor-ka-xaadis ah ugu sharxi doonaa; damiirka, siyaasadda iyo
Mr. Buubaa Wuxuu Raadinayaa Somaliweyn Laga Helo Xiddiga Mariikh (Mars)
Araweelo News Network. #Buubaa Wuxuu Raadinayaa #Somaliweyn Laga Helo Xiddiga Mariikh (Mars) Mr. Ismaaciil Buubaa wuxuu midnimada Somaliweyn u yaqaan Somaliland iyo Somalia oo isku noqda. Somaliweyn waa 5ta Somaliyeed oo wada xor ah oo ay ka dhaxayso hal
Qisadii Peter Jackson Iyo Tuugii Diyaaradda
Araweelo News Network. Marmar kabo la’aan ayuu socdaa, Laakiin Xaggaagii,,,,, Sir Peter, oo ah ninka xukuma filimada Lord of the Rings, wuxuu aad u xiisaynayay inuu daawado diyaaraddo qaali ah oo aan caadi ahayn oo dul heehaabaya wadankiisa New Zealand,
Doorashooyinka Somaliland Iyo Dimuqraadiyada
Doorashooyinka Somaliland Iyo dimuqraadiyada Democracy ama dimuqraadiyad waxa lagu qeexaa, THE WILL OF THE PEOPLE, oo ah rabitaanka umadeed si ay wax ugu doortaan si xor Iyo xalaal ah, isla markaana loo sameeyo hay’ado dawli ah oo umadaa haga una
Hoggaamiyaha Cusub Ee Loo Doortay Madaxweynaha Iran Waa Kuma?
Araweelo News Network. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Tehran(ANN)- Dalka Iran, waxa loo doortay Madaxweyne Madaxii garsoorka Ebrahim Raisi, kaas oo bedeli doona Madaxweyne Hassan Rouhani oo dalka kala soo dabaashay marxalado siyaasadeed iyo dhaqaale,