Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Madaxweyne #Biixi Iyo Madaxweyne #Farmaajo Qaabkee Ayay U Waajaheen #Warbaahinta
Araweelo News Network. Labada madaxweyne ee ka taliya labada dal ee wallaalaha ah ee Somaliland iyo Somalia (Muuse iyo Farmaajo) labadooduba waxa xilka madaxtinimo loo dhaariyey sannadkii 2017, waa xilli laga joogo ku dhowaad Afar Sannadood. Qaabkii ay
#Somaliland: Waa Maxay sababtaXukuumaddu Uga Qayliso Baraha Bulshada (Social Media)?
Araweelo News Network. Xukuumadda Somaliland waxa ay tiraba dhowr jeer cabasho ka muujisay saamaynta leeyihiin wararka iyo macluumaadka lagu baahiyo baraha Bulshada, sida Facebook, Youtube ama Twitter. Cabashada xukuumadda ee arrintan khuseysa waxa ugu dambeeyey wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo
Somaliland: Madaxweyne Biixi Isku-shaandhaynta Wasiirrada iyo Saamaynta ay Ku Yeelatay Maamulka Wasaaraddaha
Araweelo News Network. Falanqaynta Mawduuca W/Q. Cabdalla Ismail Yassin (Baalo) HORDHAC Todobaadkii hore ayay ahayd markii Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, wuxuu soo saaray Wareegtooyin ku taariikhaysan 02.09.2021, kuwaas Madaxweynuhu ku sameeyay inuu wax kaga bedelo Gollaha Wasiirrada JSL
Daallo Airline iyo Abaalka Duuga ah ee ay Ku Leedahay Dadka Soomaaliyeed
Araweelo News Network Markii ay meesha ka baxday dawladii Soomaaliya 1991-kii, waxa geb ahaanba burburtay qaranimadii Soomaaliya, waxa uu burburku saameeyay oo meesha ka baxday shirkadii diyaaradaha Somali Airline, sida ay dhammaan hay’addihii kale ee qaranka iyo shirkaddihii uga baxeen.
Dawlad iyo Baaralamaanku Waa Ul iyo Diirkeed
Araweelo News Network. Xaq baa iga daboolanne, inaad dabo gashaan weeye; Dambarka iyo labeenta, oo miyiga ciirta lagu daadsho; Dalagii Wajaale oo midhaha deyrta laga goosto; Cunto doorsan, daawada dhacday, iyo daalka iyo yogorta; Niman baa digaag soo dejiyo, caano
#Somaliland: Su’aalaha Sharci Ee Ka Dhalankara Fadhiga Kowaad ee gollaha Wakiillada Cusub
Araweelo News Network. W/Q. Garyqaan Mohammed Ahmed Bacaluul BAL ADBA ! Haddii ay dhacdo in Golluhu u qeybsamo laba isleeg (41: 41) oo uu xataa codeeyo Guddoomiyaha fadhigu, muxuu noqonayaa xalku? S’aashaa kama uu jawaabin Dastuurku, xeer-hoosaadka goluhuna sidoo
Sanaag: Gobolkii Khayraadka Iyo Quruxda Ee Jamhuuriyadda Somaliland
Araweelo News Network. #Sanaag: Gobolkii Khayraadka Iyo Quruxda Ee Jamhuuriyadda #Somaliland Sanaag: The Cradle of Somaliland People and the Region of The Tombs of their Ancestral Forefathers Dal kasta waxa uu leeyahay gobol laf-Dhabar u ah taariikhda sooyaalkiisa, khayraadka
Somaliland: Agaasimaha Warfaafnta Maxamed Dhidar Oo Afka U Dhigtay Dhaqaale Loo Qoondeeyay Maalmo Qaran
Araweelo News Network. Agaasime Dhidar Oo Hore Looga Eryay Madaarka wuxuu mar kale fursad ka helay Wasaaradda Warfaafinta . Dawladnimadu waa howl wadareed bulsho kala duwan ay si wada jir ah u qabtaan, iyadoo halka laga unko dawladnnimadu ee dhidibada
Somaliland: Aragtida Dimuqraadiyadda Iyo Doorashooyinka
Araweelo News Network. W/Q. Aadan Muuse Jibriil Xeel-dheere Arrimaha Dimuqraadiyadda, Nidaamka Axsaabta iyo Siyaasada Doorashadii Somaliland ka dhacday 31/5/021 waxay ku soo dhammaatay guul wayn oo u soo hoyatey Somaliland, taas oo ku soo biirtay guulihii hore, siina xoojisay iftiinka