Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 779 Posts

Wixii Dhacayaba Dhugta oo Afkiina ka Dhawra waxbaa Dhacay!. 

Araweelo News Network.  Waxa aan Canbaaraynayaa Xadhiga, Jidh-dilka, Caddaadiska, Cago-juglaynta iyo Cabudhinta lagula kacaayo saxaafada madaxa banaan ee Jamhuuriyada Somaliland, waxaanan sigaara u dhaliilayaa wax yeeladii iyo Xadhigii layskugu daray suxufiyiintii Hargeysa ka hawlgalayay,  Runtii waa wax laga Xumaado waxa

Suuqa Gubtay Maaha Waaheen

Araweelo News Network. Yaa Dhisay Suuqyada Hargeysa!!! Waxa aan doonayaa in aynu saxno sida ay kala yihiin labadan magac ee midna layidhaa WAAHEEN kan kalana uu yahay SHIRAAQLEH. Marka aynu ka hadlayno asalka Suuq-waynaha Magacii Taariikhda ugu jiray waxa uu

Ganacsatada Waaheen Xaalkoodu Waa “Dhicisku inta Birta Loo Soo Siduu Baqtiyaa”

Araweelo News Network.   Maanta oo ah Sabti 09-04-2022 waa Sagaal habeen-Guuradii Habeenkii uu Dabku qabsaday Suuqii ugu weynaa Jamhuuriyada Somaliland ee Waaheen ee ku yaalay Caasimada Hargeysa. Masiibadaa oo dhacday Habeenkii Jimcaha ee 01-04-2022, welina suuqii Waaheen sidii uu u

Worship and Health Benefits of Fasting in Ramadan

Araweelo News Network Fasting is one of the Five Pillars of Islam, which form the basis of how Muslims live their lives on the earth . The other pillars are faith, prayer, charity and making Pilgrimage to the Holy City

Somaliland: Saamaynta Siyaasadeed Ee Ay Ku Talaabsatay Toddobaadyadii U Danbeeyay

Araweelo News Network Saamaynta Balaadhan ee Siyaasadeed eeSOMALILAND ku Talaabsatay Bilihii Ina Soo DhaafayKaddib saamaynta siyaasadeed ee aan hore loo arag intii ay SOMALILAND jirtay ee ay ku yeelataycaalamka iyo is-beddelka balaadhan ee siyaasadii arrimaha dibadda Somaliland oo kor u

Maalinta Dhagax Tuurku waa dhammacdii Hurisay Halganka

Araweelo News Network. 20 February,oo aynu sannad walbba xusno sannad guuradii ka soo wareegtay maalintii ardayda Dugisyada Sare ee magaalada Hargeysa, ay dhagaxa kala hor tageen askartii hubaysnayd ee dhagar qabihii Siyaad Barre, waa dhamacdii hurisay Halganka Geesiyada SNM ,ee

Somaliland: Qaska Siyaasadda Ma Ururro furisbaa mise waa kordhis doon?

Araweelo News Network. W/Q M. Haaruun. “Qofac lagama karo ruux hadduu, qaaxo leeyahay” Abwaan Timacadde. Somaliland waa taas isla oogsatay. Sawaxan siyaasadeed iyo muran qaanuun baa socda. Ururro ha la furo iyo maya, ayaa mushkiladda inteeda muuqataa ka joogtaa, ujeedku

Bal maantuun kaa ku diid, Tashoo doon doon nin kale, Hoggaan qarankaa u diran” Maanso

Araweelo News Network. By. Eng. Abdirahman Dantaada bulshooy ilow, Sidii aad tahay dameer, Dushaa uun uga rarraw, Damiin iyo will an geyin, Dulqaadkaagoo u qaba, Inaadan dareen lahayn, Oo aan daranyada arkayn. Dushaada warkaa ku yaal, Amaba iska diidayoo, Daalkaagaasina

Bisayl La’aanta Siyaasadeed Iyo Dibudhaca Dhaqan-bulsho ee sababay wacyiga garaadka iyo Aqoonta Fekerka xilligan

Araweelo News Network. Maxaa Ku Dhacaya Marka Bulshadu Ka Cabto Durdurka Aqoondarrada?   Waxa aad u bulshadeenna aad ugu soo badanaya dooddaha bulsho ama siyaasadeed, qaadaa dhigga khilaafka afkaarta, macnaynta qaladaadka iyo ceebaynta shakhsiga ah. Waa wax aad looga xumaado

Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Oo Ku Baaqay In Sharciga La Mariyo Afar Kooxood Oo Khiyaamo Ku Kacay

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Yuusuf Maxamed Cabdi Raage oo ahaa Wasiirkii u horreeyay ee Madaxweyne Biixi 2017, u magcaabay Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa ku baaq in hay’addaha sharciga ee dalku tallaabo ka qaadaan Afar kooxood oo sida uu sheegay