Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Waa Kama Rashiid Xaaji Cabdullaahi?
Araweelo News Network Rashiid Sheekh Cabdilaahi Xaaji Axmed Guuleed (Rashiid Gadhweyne), oo hooyadiina ahayd, Jawaahir Aw Maxamuud Aw Cilmi Qabile, waxa uu ku dhashay degmada Cadaadley ee gobolka Maroodi-jeex, xili ku beegan 1944kii. Maadaama oo uu kasoo-jeeday laba qoys oo
Maxaa Laga Dhaxlay Midnimadii Somaliland Iyo Somalia
Araweelo News Network. Midnimadii fashilantay ee dhexmartay Somaliland iyo Somalia 1960 waxaa laga dhaxlay masiibo lama illaawaan ah oo ay sabab u ahayd dawlad ku salaysnayd Somaliweyn fawdo ah oo dal iyo dawlad aan la kala lahayn oo muwaadinkii laga
Siciid Jaamac Xuseen 1942-2022: Magac waa meel lagaa yaqaan!
Araweelo News Network. Ambassador Barkhad Kaariye Goblantooy adduunyooy, Guryo ba’ay ma waydide, Saakana ma geeraa! Garashiyo sokeeyiyo, Ruux laga gabbada iyo, Birma-geydo ma lahoo, Waa goor xun socotee, Caawana ma gudaysaa, Sidii gaade amma tuug! Kollay lama gafaayoo, Godka lama
Boqorkii ‘Sheekooyinka gaagaaban’ ee Soomaalida oo geeriyooday
“Maktabad weyn ayaa duntay, waadi cilmi sida ayaa gudhay, oo Saciid Jaamac Xuseen ayaa geeridiisa laga soo sheegay London.“ Cabdiwahaab Axmed Qoraa madaxbannaan BBC News Somali Deegaanka Yufle ee gobolka Sanaag ayuu ku dhashay mar ku beegan billowgii afartameeyadii. Waa
Siciid Jaamac Xuseen: Magac iyo Meeqaan
W. Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi ‘Gadhwayne’ Araweelo News Network. Allah (SWT) ha u naxariisto Siciid Jaamac Xuseen. Geeridu naxdin bay leedahay, waase xaq Alle oo waa lama-seegaan. Waxa uu ahaa aqoonyahan iyo indheergarad ku xeeldheer oo hormood ku ah curinta
Geeridu Tudhaale Ma Leh
Araweelo News Network. Saaxiibkeen, baraheennii, madadaaliyihii, aqoonyahankii dunida uu sidii mayay u maray inooga warrami jiray, maamulihii madaxtooyada Villa Soomaaliya, mutulayaasha SSF, SSDF iyo SNM-ta u ka la gooshay, curiyihii tiraab-curinta toolmoon inoo abqaalay, ababshihii in badan oo dhallinyarada ka
Go’aamada Ka Soo Baxay Xukuumadda ma Lagu Gaadhi Karaa Xalka Caqabaddaha Taagan?
W/Q: Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye). “Markay dani meeday tidhi, maxaan talo meel ka deyey; Markay dani maaha tidhi, weydiiyey, qof meel ka deyey, Markay dani maaha tidhi, ku laabtay halkaan ka deyey; Markay dani maaha tidhi, ka sii deyey
Siciid jaamac,Wuxuu Ahaa Nin Ummaddaha Wada Gaadhay, Dr. jama@Muse
Marxuum Siciid Jaamac, wuxuu ahaa Encyclopedia, sida uu sheegay Martin Orwin “Hadday Ummada Soomaalidu leedahay qof xoroobay, hadaynu leenahay Indheer-garad, wuxuu ahaa Siciid jaamac,nasiibku kuma simin Buugga lagu sharfayay ee ay qoreen dadyow kala duwan oo ajaanib ah in lasoo