Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 779 Posts

Su’aasha Maydka Maxaa Laygu Dilay?

Araweelo News Network Ummadda Somaliland waxaa ka xoog-batay riyaaq iyo jacayl Somaliweyn markii inta ay ka xorowday Ingiriiska 1960 markiiba ku biirtay Somalia oo iyaduna ka xorowday Talyaaniga si loo horseedo dawlad Somaliyeed oo xoog leh oo ka kooban Shantaba

Somaliland: Warbixinta Denbiyada Boolisku Soo Bandhigay Maxay Muujinaysaa marka Loo Eego Sanadkii Hore

Araweelo News Network. Warbixin Sanadeeda Denbiyada Ee Boolisku Soo Bandhigay Maxay Muujinaysaa marka Loo Eego Sanadkii Hore Booliska Jamhuuriyadda Somaliland,  waxay sannad walba soo bandhigaan warbixin sannadeed lagu muujiyo denbiyadii dhacay sannadkaa. Sannadkan 2022, maxay kaga duwantahay warbixinta ay Boolisku

Congratulation for the New Prime minister Of The United Kingdom

Congratulation For The New Prime minister Of The United Kingdom H.E: RISHI SUNAK   On behalf of the Somaliland Advocacy group and Somaliland People, would like to Congratulate you and your warmly on your appointment as Prime Minister of the

Dawladda Serbia Oo Gargaar Lasoo Gaadhay Soomaaliya, Waa Maxay Sababtu?

  Araweelo News Network. Annigu Soomaaliya waxaan ka quustay sannadkii 2017, markii dowladda Koonfurta Sudan ay uugu deeqday $2 million USD. Sidaan isku lahaa way diidaysaa Soomaaliya arrintaa ayeey Guddoontay deeqdii. bal u fiirso waa Koonfurta Sudan oo xorriyadda qaadtay

Midnimada Soomaaliya Haddii La Doonayo Waa In Lasoo Celiyaa Djibouti, NFD Iyo Soomaali Galbeed Ethiopia

Araweelo News Network. 1960-kii  fikirka iyo riyada 5tii Gobol ee Soomaaliyeed oo midaysan waxay ka timi caqliga  dadka ka soo jeeda Gobollada Woqooyi.  firkirkaa reer Koonfur wax shaqo ah kuma lahayn.  balse waxay ahaayeen dad loo geeyey haddiyad aannay garanayn

Gabadh Somaliland Ah Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyootay

Araweelo News Network. Maha ibrahim Cumar oo ahayd Gabadh reer somaliland ah oo ka soo jeeda magaalada Hargeysa ayaa ku geeriyootay dalka Turkey-ga, kaddib markii ay ka soo dhacday dhisme dabaq ah oo ay deganayd, kaasi oo ahaa jaamacaddii ay

Fikirka Midnimada Shantii Soomaaliyeed Yaa Keenay?

Araweelo News Network. Wixii ka horreeyey 1960 ummadda soomaaliyeed waxay ahayd dad u nool qaab qabiil. Waxay ahayd ummad reer miyyi ah oo u badan xoolo dhaqato . Waxaa jiray xeerar ay ku wada dhaqmaan intii isku qabiil ah ama

Dagaalka Ukraine Iyo Duulaanka Maraykanka Ee Ku Waajahan Islaamka Maxay iska Shabahaan

Araweelo News Network. Dacaayaddaha Khiyaanada wata ee ay faafinayaan dowladdaha reer Galbeedka iyo Saxaafaddoodu waxaa ka mid ah inay caalamka tusayaan gawaadhi baddan oo ay ka dhigayaan in muwaadiniinta Ruushka ahi leeyihiin, kuwaas oo taagan xuduudda dalka Joorjiya (The Republic

Somaliland: Maxaa Mushaharka Shaqaalaha Ka Dhigay, Kharashka Keliya Ee Aan Ku Kordhin!!!

Maxay Kharashaadka Hawl Socodsiinta Kale U Kordhaan ? Araweelo News Network. Sannadihii u dambeeyay uu guud ahaan caalamka waxa ka dhacay sicir-barar nolosha dadyawga dunidda wada saameeyay, wallow ay Somaliland mushkilada arrinkaasi kala siman tahay dunidda inteeda kale, balse waxa

Dr. Gaboose explained the political conflict in its entirety to Somaliland

Araweelo News Network Dr. Gaboose explained the political conflict in its entirety to SOMALILAND. Mr. Gaboose provided a clear explanation with respect to political dissent or the political conflict in SOMALILAND. I have always believed, along with many others, that