Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Isbarbar-dhig Ku Saabsan Waxqabadka Boqolka Cisho Ee Ugu Horreeyay Ee Labada Madaxweyne Ee Axmed Siilaanyo iyo Muuse Biixi Faallo.
W/Q. Cabdullaahi Axmed Jama ( Indho yare ) Madaxweynihii hore Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Maxdaxweynaha talada kala wareegay Mudane Muuse Biixi Cabdi , ayaa ah labada Siyaasi ee Xisbiga Kulmiye ugu kala guulaystay Doorashooyinkii Madaxtooyadda ee sanadadii 2010-kii
Dp World , Somaliland , Ethiopia Iyo Maanta !
W/Q. Sucuud Cabdi Faarax Waxa Barlamanka somaliland cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen heshiiskii Dp World dabayaaqadii 2016 bishii August markii wada hadaladii xukumada somaliland iyo shirkada Dp world ku soo af meermeen is af garad markii labada dhinac la tashi iyo
Somaliland Iyo Djibouti Waa Laba Dal Oo Jaar Ah…Faallo. W/Q: SCC.Kalshaale
“Djibouti laga yeelli maayo aan noolaado oo igu ag-dhimo, Somaliland-na haka gudubto Beerka jecli xaydha jecli..” Hargeysa-Jamhuuriyaddaha Somaliland iyo Djibouti, waa laba dal, Dawladdood, deegaan oo jaar, dhaqan iyo Af-wadaag ah. Hase ahaatee, maaha laba dal oo isku
Qaranimada Somaliland Oo Lagu Soo Duullay,,,,by. Mustafe Dheerreeye
Hadalhaynta heshiiska maalgashiga dawlada Somaliland iyo wadanka Imaaraadka Carabta ayaa si weyn looga faaloonayaa maalmahan u danbeeyay waxaana arrinta soo cusboonaatay ka dib markii todobaadkii hore dawlada Djibouti wasiirkooda Arrimaha, Dekeddaha uu warbaahinta u sheegay in dalkiisa iyo Shirkada DP
Xasuustayda Burco iyo Gacdoonkii Ardayda ee 20- February 1982-kii
W/Q: Cabdiraxmaan Caydiid 36 sanno ka hor, 20 Feb 1982, anigu waxa aan joogay Dugsigii sare ee Farsamada Gacanta ee Burco (Technical Institute of Burao – ITB). Maalin ka dib markii Hargeysa dhagaxa laga tuuray ayay Burco-na ka bilaabantay. Burco
Dhibaatooyinka ay Dalka iyo Dadka ku Hayaan Dhallinyarada Kooxaha Samaystay
By; Saynab Maxamed Cabdi Muddooyinkii uu dambeeyay waxa dhibaato iyo cabsi badan ku haya magaalooyinka waawayn ee dalka dhallinyaro samaysatay kooxo iska soo hor jeeda. Waxay la baxeen magacyo kala duwan qaarkood waa isku xaafad, laakiin waxa ay ku kala
Qisada: Heestii Maxbuuska ahayd ee Xorta Noqotay
Wakhtiga oo ku beegnaa hillaadii 1985 ayaa xabsiga loo taxaabay 15jir jaad wale ka ah magaalada Hargeysa oo xiligaasi dowladii kacaantu ka mamnuucday dalka. Maxabiista jeelka oo intooda badani arrimo siyaasadeed ku xidhnaa ayaa kusoo dhaweeyay hees fanaanka qaadi jiray
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Shakhsiyad Saaxadda Siyaasadda ku Cusub Maxaa laga Fili karaa?
Qalinkii Cabdinaasir Axmed Abraham Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax “Guri-barwaaqo” wuxu ka mid yahay shakhsiyaad gagada siyaasadda Somaliland goor-dhaweyd uu ku soo daray Madaxweyne Biixi, kuwaas oo jagooyin sarsare uu u igmaday, dadkuna wax badan aanay ka aqoon. Sidaa darteed, ayaan u
Madaxweyne Fadeexada Haammaha Shidaalka Hoos U Eeg
Mudane Madaxweyne, waxaan halkan kuugu soo diraynaa warqad furan oo ka hadlaysa dareenka qaar ka mida shacabkii codka ku siiyey oo awoodi waayay inay fariintooda toos kuu soo gaadhsiiyaan, hase ahaatee goostay inay warbaahinta kuu soo mariyaan, mudane Madaxweyne
Somaliland: Qoolka Saboolnimada
W/Q. Axmed Cabdillaahi Cumar “Diini” Marka waxsoosaarkaagu aad u hooseeyo waxa uu kugu hoggaamiyaa dakhli aad u hooseeya. Dakhliga dhabta ah ee hooseeya macnihiisu waa tashiil hoose. Heerka tashiilka hooseeyaana waxa uu kugu hoggaaminayaa maalgashi hoose. Haddaan si kale