Category: Qalinleyda & Qoraaladda
NABAD NABAD NABAD
NABAD NABAD NABAD #Araweelo_News_Network. TALO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA: Mudane Nabad deg deg ah oo bilaa shuruud ah la gal maamulka cusub ee Kaahtumo. Fasiraad umma baahana in NABADDU ahayd wixii ugu qaalisanaa ay SOMALILAND haysatay xilli GEESKA AFRIKA oo idili
Xeerka Ciidanka Qaranka ha laga Qabyo tiro Buugga YAGLEEL
#Araweelo_News_Network. Xeerka Ciidanka Qaranka ha laga Qabyo tiro Buugga YAGLEEL ee Uu Qoray G/Sare Injineer Maxamed Cabdillaahi Faarax Guri-barwaaqo (FANI) Dalkeennu wuxuu soo maray duruufo kala duwan oo mid waliba wakhtigeeda iyo waayaheeda lahayd gaar ahaan illaa intii aan dib
Collaad Waxaa Beddelkeeda Ah Waa Nabad
#Araweelo_News_Network. Ummaddu isku garaad Maaha, Qofba in baa Alleh Garashada ka siiyay, Waxa loo baahan yahay Umada Somaliland in ay isku Quluub noqoto, Una Midowdo Caddowga Debeda kaga Imanaya Dalka Somaliland. Waxa Meel ka dhac ah, Gef ku ah
Ma Runbaa Jamhuuriyadii Barakaysnayd Jinbaa Derderay?.
#Araweelo_News_Network. Marka hore waxaan aad uga murugaysanahay dabkii gubay Magaalo ganacsiyeedkii Tog-Wajaale Illaahay waxa aan uga baryayaa inuu bedel khayr qaba siiyo dhamaan ganacsatadii dabkaa ku tabaalowday, waxaanan ku boorinayaa kuna baraarujinayaa in aanay xukuumada odhan baadhitaan noo samee
Raadio Hargeysa Ha Saxdo Khaladka Xuquuqda Barnaamijyada
Yaa sameeyey heesta “Cuna, cuna, cuna, cuna oo cabba” ee Ramadaanta? #Araweelo_News_Network. Idaacadda guunka ah ee Radio Hargeisa waxaa la gudboon in ay ilaaliso xuquuqda kaydka ay gacanta ku hayso. Waa masuuliyad culus oo u baahan in dareenkeeda la yeesho.
Yaa Jeexay Xuduuddaha Sharciga Ah Afrika, Carabta Aasiya Koonfurta Ameerika
#Araweelo News Network. Qaramada Midoobay, dawladdaha Afrika, Dunida Carabta, Aasiya iyo Koonfur Ameerika ma jeexin mana samayn xuduuddaha ay leeyihiin. Xuduuddaha Afrika, Dunida Carabta, Aasiya iyo Koonfur Ameerika waxaa dhammaantood sameeyay ama jeexay dalalkii gumaysanjiray Qaaradahaas oo u badnaa Ingiriiska,
Haddii Caanimada Magaca iyo Lacagtu Qiima Leedahay Sheekadan Akhri
Saddex sano ka hor , Gabadhan Quruxda badan ee lagu magacaabo Jeeslii Kiriist (Cheslie krystl) waxay ku guulaysatay gabadha Quruxda u metelaysa Gobolka Woqooyiga Karoolina ee dalka Maraykanka ( North Carolina). 2 todobaad muddo laga joogo waxay waraysi la yeelatay
Dagaalkii Laascaanood iyo Cidhib Xumadiisa
#Araweelo_News_Network. Dagaalkii Laascaanood iyo Cidhib Xumadiisa Dagaalkii Laascaanood si xikmadle looma maamulin. Wax kasta oo aan si xikmadi ku jirto loo maamulin ceeb iyo fashil baa looga dhaadhacaa. Weliba marka arrinku dagaal sokeeye yahay, dad ku dhimanayaan, hanityi ku burburayso,