Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Calmaanigu waa abkee? (Waxa curiyey: Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille “Shaacir”)
Maansadani waxay wax ka tilmaamaysaa aragtida calmaaniyadda oo ah in la kala saaro diinta iyo siyaasadda, amaba guud ahaanba diinta iyo nolosha; iyo aragti kale oo iyana la yidhaa Caqlaaniyadda oo aamisan in diinta laga hormariyo laguna saleeyo caqliga bani’aadamka.
Sidee Xal Loogu Heli Karaa Dhibaatada Dooxyada Somaliland. W/Q: Liibaan Maxamed Faarax
Nimco waliba nusqaan leh. Masiibooyinka debeeciga ah ee adduunyada aynu ku nool nahay guudkeeda ka dhacaa waa kuwo fara badan. Waxaana ka mid ah Dabaylaha, Duufaannada, Daadadka, Dhul-gariirka iyo Foolkaanaha. Haddaynu si gaar ah isu-dul-taagno ujeeddada aan maanta qalinka u
Qiso Sheeko Gaaban, By. Prof. Mohamed Ahmed Farah (Jaafaa)
Wiil iyo Aabbihii ayaa waxay ku wada noolayeen magaalo, waxayna xoolo lahayeen hal dameer oo ay ku xamaalan jireen, oo intay xaabo kaymaha uga soo guraan ayay iibin jireen oo nolol maalmeed kooda ka raadsan jireen. Wiilku ma ahayn mid
Ma jirtaa Maalin Qaran Oo La Bedelay.?
W/Q: Anwar M Cabdalla Ku .Madaxweynaha qaranka Ku.Gudida qabanqabada 18 May ma jirtaa maalin qaranimo dal leeyahay oo la bedelay dabaal degeeda inaga Somaliland ka hor, ama wadamada islaamka oo ay ku hagaagtay Ramdaantu ? Waxaan u sheegayaa la
Hoggaamintu Waxay Macne Ku Kordhisaa Hannaan Hore U Jiray
Siciid Saalax oo noqday maareeyihii ugu waxqabadka badnaa ee soo mara madbacada qaranka. Garawshiyaha si dhab ah qof loogu garaabaa waxa uu sabab u noqdaa in la kala saaro hogaamiyaha iyo maamulaha. Waxa halbeeg u ah oona lagu kala saaraa
Draft Petition written by Silicon Valley Somaliland Community Members
Araweelo News Network Draft Petition written by Silicon Valley Somaliland Community Members To: António Guterres UN Secretary General UN Headquarters 405 East 42nd Street, New York, NY, 10017 U.S To: UN Security Council To: UN Secretariat Subject: Democratically elected government
Habka Dhaleecaynta Ama Cambaaraynta Saxan
W:Q/ Eng Mahbuub Hussein Ismail Waxaa dhacda in badanaa inta aynu noolnahay aynu la kulano dhaleeceen ama eedo lagu soo jeedinayo dariiqaydoonto hasoo martee. Ma samaynaa waxa inala gudboon ee aynu uga faa”idaysan karo dhaleecayntaa ama eedaa la ino
Sababaha Komishanku Ku Fashilmay Iyo Qorshaha Ka Danbeeya in La Bedelo
By. Mohamed Osman sidaynu ladawada socono waxaa dalkan ka dhacay doorasho ay ku tartamayeen sedex musharax madaxwayne iyo sedex madaxwayne ku xigeen. Doorashadaasi waxay ahayd mid xamasadeedu ay aad usaraysay, hase ahatee doorashadaasi waxaynu ka baranay komishinka doorashooyinka qaranka qaabkii
Somaliland Maxay Kaga Dayan Kartaa Mosembik Iyo Rwanda, by. Prof. Mohamed Ahmed Faarax (jaafaa)
Maxaan ka barankarnaa horumarka wadamada hore uu usoo ragaadiyeen dagaaladda sokeeye, jabhaddo iyo qabaail, oo maanta ku talaabsaday muddo yar oo lataaban karo, horumar dhaqaale iyo mid siyaasadeed ba leh?, Bal ila milicso akhriste wadamada Mosembik iyo Rwanda, waxay hormood
Khaladaadka Ku JIra Miisaaniyada 2018 Ee Somaliland. W/Q: Cabdiqani Cigeh
Miisaaniyada 2018 ee ay Golaha Wasiiradu ansixiyeen ayaa ka kooban lacag dhan hal tiriliyan, lix boqol iyo sideetan iyo todoba bilyan oo Shilinka Soomaliland ah (1,687,000,000,000 ) taas oo u dhigan Dollor boqol iyo lixiyo sideetan milyan iyo todoba boqol