Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 778 Posts

Waxqabadka Yari Wuxuu Dhaama Waxba La’aanta: Cabdiraxmaan Cadami

Waxqabadka Yari Wuxuu Dhaama Waxba La’aanta: Cabdiraxmaan Cadami Wargeyska Foore dhawaan boggiisa hore wuxuu ku daabacay xog ah in madaxweynaha JSL mudane Muuse Biixi wasiirradiisa ku amray in ay soo gudbiyaan waxqabadkoodii iyada oo sida aan u malaynayo lagu beegayo

Badhan: Qorshaheedu waa Qalinka ee Qoriga maaha

  WQ:Barkhad-ladiif M. Cumar   Deegaanka Bariga Sanaag waxa ku nool dadka ugu ilbaxsan Soomaalidda waa dad inta badan ku mashquulsan waxbarashada iyo inay dhalaankooda wax baraan, dugsiyada hoyga ah (Cuntada, hoyga iyo waxbarashadda iskugu jira) ayaa ku badan waxaana

Maxamed Siciid Gees Ankara, Turkey

Dharaaro Xusuustood Sannadkii 1999 ayaa dhawr Wasiir oo aan ka sii xusuusto; Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dareewal), Marxuun Maxamuud Salax Nuur (Fagadhe), Xuseen Axmed Oomane, Axmed Maxamed Siilaanyo, Marxuun Cabdi Aw Daahir, Axmed Jaambir Suldaan iyo Aniga [Maxamed Siciid Gees], ayaa

Somaliland: U Kala Hiilinta XAQA & BAADILKA Golaha Wakiiladda!

By. Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleeye). Ummadaha Islaamku waxa waajib ku ah inay wax kastoo la soo gudboonaada ula laabtaan xalkeeda Kitaabka Alle iyo Sunnaha Rasuulkeenii Maxamed NNKH, qofkii meel kale ula baydha xalka ama horistaaga awaamiirta Diinteenu timaamtay, xaqiiqdii

Boodhadhkani Waa Fikrad Madhan Oo Aan Dhisneyn Cilmi iyo Caqliyad Midna

By. Mohamed Farah Qoti Weli dunnida kama dhicin hawlaha wax-qabad iyo dadaalada ay muujiyaan Gollaha wasiiraddu in lagu kala saaro fikraddaha madhan ee aan ku dhisnayn cilmiga iyo caqliyad toona, xayeysiiska lagu dhajiyey wadooyinka Magaalada Hargeysa oo ay ku xardhan

Sixitaanka Manhajka Cusub Ee Waxbarashadda Somaliland

Arraar Qalinkii Cabdinaasir Axmed Abraham Qaybtii 1aad. Qof kasta oo xilkas ah, waddani ah, Isla markaa fahansan qiimaha iyo ahmiyadda ummadeed ama qarannimo ee dejinta Manhaj laga dhalinayo muwaadin akhlaaq ahaan iyo aqoon ahaan ba hodan ah oo dadkiisa, dalkiisa

Talo Ku Socota Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

“Tab looga hortegayo Inxiraafka Diinta iyo Faafinta fikirka qaldan” Halkan waxa aynu kaga warami doonaa insha allah laba qodob oo muhim ah oo kala ah: waajibaadka wasaarada looga baahan yahay oo u qaybsama : mid dastuuri ah iyo mid idaari

Ahmiyadda Shuruucda Shidaalka Ee Somaliland.?

Bulshoyahay aduunyadan Boqorkii Iska lahaa Bashar buu ku aaminay. Mahad oo dhami Allah ayay u sugnaatay. Aduunka casriga ah ummad kastaa waxay awood iyo aqoon lahayd waxay gelisey sidii ay uga faa’iidaysan lahayd khayraadkeeda dabiicga ah ee Allah ugu nimceeyey,

Somaliland: Sidee Kaalmo iyo kabasho loo gaadhsiin karaa Dadka ay Duufaantu ku habsatay? W/Q: SCC.Kalshaale

  Madax iyo Minjo Gurmad Qaran iyo Qorshe loo dhan yahay, ayaa lagu samato-bixin karaa bulshada ku tabaaloobay Duufaantii SAGAR… 1.Sharaxaad ku saabsan xogta laga hayo Baaxada Khasaaraha. Todobaadkii la soo dhaafay maalmo ku taariikhaysan 19-kii iyo 20-kii Bisha 2018,

Somaliland: Ajanabigii Ka Mudnaaday Muwaadinka

  WQ:Barkhad-Ladiif M. Cumar Goobtu waa Cisbitaalka guud ee Hargeysa, gaar ahaan qaybta dhalaanka iyo hooyadda, waxa soo gashay hooyo sidatay ilmo yar oo aad u ooyeysa oo qaylinaysa oo haraga iyo saantuba isku dhigay, muuqaalka hooyadda iyo ilmaheeddaba indhaha