Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 778 Posts

Falanqayn ku saabsan Casuumada Boqor salmaan u fidiyay Amiirka Qadar

Shirka Dawladaha Khaliika GCC Curfiga siyaasadeed ee aduun-waynaha ayaa dhigaya in dawlada marti galinaysa shir-gobaleed ama shir-qaaradeed uu Madaxwaynaha dalkaasu, ama Boqorka dalkaas, ama Amiirka dawladaas uu martiqaad rasmi ah u diro dhamaan madaxda dawladahaas ee shirku quseeyo. Warqada marti

Madaxweyne Ha Macno Guurin. WQ: Mohmoud Omer Osmaan

Muuse Biixi Cabdi ayaynu aragnaa inta badan khudbadihiisa ama hadaladiisa isaga oo ku soo qaadanaya Soomaaliya. Marba meel ayuu hadalka ka soo geliyaa, mar wuu dhalliilaa, mar wuu u hanjabaa, marna siyaasaddooda ayuu ka hadlaa oo dhex dabaashaa. Muddadii uu

Dharaaro Xusuustood: “La Kala Dheeree, Orodse Maaha”

Dharaaro Xusuustood: “La Kala Dheeree, Orodse Maaha” Prof. Maxamed Siciid Gees Bishii February ee sannadkii1986-kii, ayaan xoolo ka saaray doon ka baxday  tuulada Ceelaayo   oo qiyaas dhan 27 kiilomitir u jirta magaalada weyn ee Boosaaso. Sida la ogyahay meesha la

Timirtii Horreba Dab Loo Waa!

  Markii ay burburtay dawladii dhexe  ee Somalia 1991, waxaa qarxay dagaalo sokeeye oo lagu hoobtay, kuwaas oo ay ku naf waayeen kumanaan Soomaali ah, Qaramada Midoobay gaar ahaan Golaha amaanka  ayaa bilaabay qorshe ay doonayeen in ay kaga hortagaan

Shirkii Baarlamaanka Federaalka Ee DP. World Wuxuu Noqday Shirkii Jiirku Kaga Tashaday Bisaddda

  Shirkii Baarlamaanka Federaalka Somaliya ee ahaa in shirkada DP world ay ka mamnuuceen Somaliland wuxuu la mid noqday shirkii jiir ku bisada kaga tashaday. W/Q. Cabdi Xuseen Maraykan (Flosy)   Waxaa beri deganaa goob barwaaqo iyo nabad maasheysay koox

Maxaa Ku Dhacay Hormoodkeenii Hibada Lahaa ?

  W/Q. Mustafe Dheereeye Midnimada ummadda waxaa laga dhaxlaa wada noollaansho, is dhex-gal, wax wada-qabsi, bulshadaasina isbeddel dhinaca horumarka ah oo xawli ku socda ayay ku dhaqaaqdaa. Meelaha uu ka jiro koboca nidaamka sababa wax wada-lahaanshaha, Qaranimada iyo is aaminku waxaa

Falanqeynta Sharciyeed Heshiiska Xukuumadda Somaliland iyo DP World

  Noocyada Dulucda iyo Nuxurka uu Xambaarsanaan Karo Heshiisku Garyaqaan Maxamed Axmed Daahir (Maxamed Baxsane) Kadib markii aynu wax ka taa-taabanay hilinka dheer ee hanashada iyo ka-midho-dhalinta hantida qaranka iyo kaabayaasha dhaqaale, ayaa waxa ila habboonaatay inaynu wax iska weydiino

Madaxweyne Ku Soo Noqo Dariiqii Cadaaladda. Qalinkii Maxamed Faarax Coommaande

  Xilka qaadista Iyo Magacaabida Masuuliyiintu Waa Awood Madaxwaynaha JSl leeyahay waxaana siiyey Dastuurka oo waa xaq dastuuri ah, iyadoo Madaxwaynuhu xilka ka qaadi karo masuulka ula muuqda mid aan gudan karin waajibaadkiisa sidoo kalena magacaabi kara cida uu garto

Taariikh Nololeedka Taliyihii Baadhista Denbiyadda Ee Xukuumaddii Marxuum Cigaal Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

  Waxa 16 Oct, 2018, ku geeriyooday Cusbitaalka guud ee caasimadda Hargeysa Allah ha u naxariistee marxuum Axmed Aw Muuse Cali oo hore u ahaa Xukuumaddii Marxuux Cigaal Taliyaha Ciidanka baadhista Denbiyadda, waxaana lagu aasay xabaalaha Baqiic ee Woqooyiga Magaalada

Madaxweyne Trump oo ku Guuldarreystay Abaalmarinta Nobel ee Nabadda 2018

  Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Maalintii Jimcaha, Caasimadda Oslo, Norway, waxaa lagaga tiraabay, “Abaalmarinta Nobel ee Nabadda, sannadka 2018 in ay si wadajir ah ugu guulaysteen Dr. Denis Mukwege oo ka soo jeeda dalka Congo iyo gabadha Nadiya Murad ee