Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Ha Cabban Ee Camal La Kaalay!
Marka aad u-kuurgasho xaaladda dalka iyo dadkuba meesha ay marayaan, duruufaha ku gedaaman iyo halista dhaqan-dhaqaale ee ku habsatay waxaa kuu soo bixi, in bulshada cid u maqan iyo ceel u qodan toona aanay jirin, ay tahayna ummad Ilaaheedii abuuray
Badbaadada Dabka Ee Guryaha
W/Q. Mohmoud Omer Osmaan Soomaalidii hore waxay odhan jirtay saddex col ayaa jira; col cas, col cad, iyo col maddow. Saddexdan col ayaa loola jeeday dabka oo ah colka cad, daadka oo ah colka cas, iyo dadka oo ah colka
Shaqo Qaran: Barnaamij Abuuraaya Is-diido Loo Baahan Yahay
W/Q. Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi) Barnaamijka shaqo qaran ee shalay bilaabmay waa dhaq-dhaqaaqii ugu horreeyay inta aan garanaayo ee ka soo horjeeda fikirka uu ku dhisan yahay maamulka Somaliland ilaa bilawgiisii, taasoo mustaqbalka dhaw abuurisa is-diido weyn laakiin dan u
Maalinta Dhagax-tuurku waa dhamacdii hurisay Halganka Geesiyada SNM ee Somaliland ka xoreeyey daalinkii Siyaad Barre iyo huwantii
Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa, dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan walaalayaal meel aad joogtaanba,aan Allaha awoodda leh weydiisanayaa ,inuu inaga yeelo kuwii adduun iyo aakhiraba liibaana. 20 February,oo aynu
Xabaaluhu Way Hadleen!
Qoraa: Siciid Jaamac Xuseen Xabaaluhu way hadlaan ee dhegihii maqli lahaa ayaa awdan! Xagaagii 2014 anigoo magaaladda Toronto ee dalka Kanada jooga, ayaan maqaal qoray magaciisu yahay ‘Farriinta Toronto iyo caasimadaynta Hargeysa’. Dulucda ujeeeddadu waxay ahayd in Hargeysa, si kasta oo
Yaa Kale oo Laga Helaa Daryeel Dadweyne iyo Adeegyo Casriya oo is Dabajoog ah oo Labeeya Dahabshiil!
Inta la ogyahay Shirkada Dahabshiil oo Ka Shaqeysa Badiba Deegaanada Ay Soomaalidu Degto iyo Wadamada Adduunka intooda badan iyada oo door weyn ku leh Gacan qabashada Ganacsatada yaryar, maalgalinta waxbarashadda iyo caawinta bulshada Soomaalida ah meelkasta oo ku sugan yihiin
Af-soomaaliga : marxalada maanta iyo jiritaankiisa mustaqbalka
Marxalado kala duwan iyo dedaalo is xigay oo muddo dheer soo socday, kuwaas oo ugu danbayntii sannadkii 1972-kii ay dawladii Soomaaliyeed shaacisay hadal aad loogu farxay oo ahaa in guud ahaan qoomiyadda Soomaaliyeed ay yeelan doonaan Afkooda Hooyo ee ay
Maayar Soltelco: Halyeyga horumarinta Hargeysa iyo Dawladdaha Hoose ee dalka
Duqa Caasimada Hargeysa: Masuul koobsaday Hogaamin Tolmoon, Howl-karnimo, Hufnaan Maamul iyo Hayinnimo…”Qallinkii: SCC. Kalshaale Hargeysa(GNA)-Taariikhda ayaa xusi doonta, oo xusuusnaan doonta, waxaana hubaal ah in maalin maalmaha ka mida si hal haleel ah loogu hal-qabsan doono mashaariicda ma guurtada ah
Milicsiga Taariikhda Casriga ah ee Cilaaqaadka Somaliland & England
W/Q. Garyaqaan Maxamed Baxsane Fursaddii ugu horreysay ee Ingiriisku ku abaaro arrimaha Soomaaliyeed, waxay ahayd tii ku soo beegantay xaalad dagaal oo isagu jirta Diini iyo waddani saameysay maxmiyaddiisii Somaliland ka-sakow, gelinnnada Reserve Area, Hawd iyo Nugaal, taasoo sababtay inuu
Dharaaro Xusuustood: “25 Sanno Kadib Yoonis oo Weli Nabad Raadinaya!”
Prof. Maxamed Siciid Gees – Hargeysa Waa Ceerigaabo, waa bishii Ogost ee sannadkii 1993-kii, waa shirkii nabadaynta beelaha Gobolka Sanaag. Ergo ka timi bariga Sanaag ayaan u soo horreynaa, waxaanna laba xallaaf la noo dhigay qol ka mid ah