Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Ramadaanta iyo Cimriga Qofka
Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal. Waqtigu wa nimco tan ugu weyn ee Ilaahay SWT ina siiyey,waqtigu wuxuu jaanis inoo siinayaa inaynu qabsano hawleheenna adduun iyo tan aakhiroba. waqtigu waa cimrigaagii oo maalinkasta wax ku kordhayaan,maalin hadday ku dhaafto maalin cimrigaagii
Soonka iyo Caafimaadka Qofka
Asalaamu Calaykum, Ramadaan wacan dhamaan akhyaarta, Waxaynu ku dhexjirnaa bishii khayrka badnayd ee ramadaanta waqtiguna sida hilaaca ayuu markastana innagu dhaafayaa,maxaa inoo faa’ido ah walaalayaal mar haddaynu soono? Sida baadhitaano badan lagu helay waxaa soo baxday in soonku xanuuno badan
Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed Ee General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)?
Q.2aad Maalmihii Halgankii ilaa uu Markuu Gaadhay heerka ugu sareeya Ciidamada Somliland Major Genaral Maxamed Xassan Cabdilaahi(Jidhif): markii xabsiga loo taxaabay waxuu xidhnaa muddo shan sano ah.waxaana la sii daayay 1987 isla markii jeelka laga sii daayayba kuma hakan magaaladee
Akhri: Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland ?
Akhiristayaal waxaad qaybtii koowaad ku soo aragteen dhacdooyin badan oo yaableh oo xaqiiqo ah oo dul hoganaya Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir, musuq maasuqii kala duwanaa ee uu sameeyay xiliyaddii uu Xilalka kala duwan kasoo qabtay
Caafimaadka iyo Mucjisada Soomka Ibo-furkii Professor Yoshinori Ohsum
RAMADAAN KARIIM (4) Caafimaadka iyo Mucjisada Soomka Ibo-furkii Professor Yoshinori Ohsum Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Mahadnaqu Allah ayaa u sugnaaday. Allaha, innagu galladay nimcada Islaamka. Allaha, innagu simay bisha Ramadaan ee tobankeeda hore naxariista tahay, tobanka dhexena denbi-dhaaf, iyo tobanka
Edaabta Bisha Ramadaan
Walaalayaal dhamaantiin waxaan idin leeyahay Ramadaan Kariim, waxaan inyar kaga hadli doona bisha ramadaan ee ilaahay inugu faral yeelay inaynu soono. Bisha Ramadaan waa bil qaali ah oo ahmiyad weyn ku fadhida, mudanna in laga faa’iidaysto oo la kasbado kheyraadkeedda
“Ma mucaarid baan ahay haddaan XAQQA ku maansoodo?”
Erayo iga Raacay soo Dhoweyntii Madaxweyne Biixi ee Salaadiinta B. Sanaag Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Waxaa aan ka hayaa, AUN Aadan Yuusuf Axmed (Aadan Carab),”ma xiniin yahay moodayaan muunad na la saaray, maalshiyo haddaan mililka duro, malow miyay fuuli, ma
Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir?
Waxaan aad u jecelaystay inaan Bulshada Somaliland la wadaago Qoraalo taxane ah oo aan isleeyahay ugu iftiimi Shaqsiga uu yahay Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir, Halka uu Shaqada Dawladda kasoo galay, cidda soo galisay. Dhacdooyin layaableh
Kawaran laba masuul oo BILKASTA lunsada $40,000. Gobol dadkiisu u baahanyahay adeeg bulsho?
Hordhac: Kawaran haddii 400, shaqaale caafimaad ah aan lagu xidhin cilmi caafimaad, imtixaana aan laga qaadin? Kawaran hadii 400 shaqaale midkasta laga qaaday lacag uu ku iibsado jago shaqo caafimaad? 400 oo shaqaale ah miyay qarinkaraan galdaloolooyinka & dulmiga, dhaawacaya
#Somaaliland, “Raqay Ninkii Lahaa Dabada Hayaa Ma Kacdo!”
Qaybta 2aad Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Mihnadda saxaafadda, waxaa aan ka bartay, in ay eeddo qabato qof ama koox. Hase ahaatee, ay ka reebban tahay in farta lagu godo beel ama beelo dhan. Si kastaba, ha ahaatee, waxaa aan ka