Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 778 Posts

Hoggaamintii Cigaal Waxay Ku Dhammaatay Guul-darro.!!.

W/Q. Hassan Garnayl Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, seddax jeer ayuu majaraha u qabtay Somaliland iyo Saomaali ba. Seddexdii jeer ba hoggaamintiisii siyaasaddeed lama mahadin, waxay na ku biyo shubatay fashil sababay dar-xumooyinka illaa maanta haysta

26 ka Juun Maalinta Xorriyadda Somaliland

W/Q. Axmed Xasan Carwo Waa xuskii 59-aad ee maalintii xorriyadda, maalintii gumeysigu ka huleelay dalkeena ka dib qarni uu talo xumo iyo wax qabad la’aan inagu maamulay, inagu kala qaybiyey oo uu nidaam qabiilaysan oon ka bax lahayn inoo dhigay.

Safarkeygii Miyiga iyo Xusuusaha is­-dhalan-rogay

Suxufi Mustafe Maxamed Nuur (Dheereye) Keymahii sitaaca lahaa ee xiliyada barwaaqada dixida iyo dareemadu ay ku gedaamnaayeen, kuwaas oo dad iyo duunyaba naflahii jalleecaa uu qalabiga ka farxi jiray waxay ahaayeen qaar siidh-guuray oo meelo yar oo kooban ka sii

Somaliland 2019: Yay Dani ugu jirtaa Doorashada Golaha Wakiillada?Faallo

“Ceeb maaha in Qaranka Somaliland inta uu isku tashado sida uu door moodo ku xalillo amma u maareeyo Mustaqbalka Dawladnimadiisa iyo Doorashooyinka bud-dhiga u ah..”, balse waxa nusqaan innagu ah haddii aynu aqbalno …” W/Q: SCC. Kalshaale  Guddida Doorashada Somaliland

Dar-daarankii Maxamed Morsi Iyo Madaxweynaha Turkiga Erdogan Tilmaantii Uu Ka Bixiyay

Goormee Ayuu Dhashay? Mohamed Morsi oo Muslimiinta u yaqaaneen “Walaalka islaamka” ayaa dhashay sanadkii 1951. 69 sano jir ayay da[diisu ahayd, wuxuu ahaa Aabe dhalay 5 caruur ah, Afar wiil iyo gabadh, waxaana Xaaskiisa lagu magacaabaa Najla Cali Maxamuud. •

Hooyo Somaliland Ah Oo Warqad U Qortay Wiilkeeda Aan Weli Ifka Iman

Hooyo Somaliland Ah Oo Warqad U Qortay Wiilkeeda Aan Weli Ifka Iman “Hooyo Wiilkaygiiyow waxaad dhalan doontaa laba bilood kadib haddii Allaha awoodda lihi aqbalo, waxaan Alleh kaaga  baryayaa inuu caafimàad qab aduunka kugu keeno.” Sidaa ayay ku bilawday qoraalkeeda.

Madaxweynaha Su’aashan Halaga Daayo Wuu Dhibsadee!!!

W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shine Tan iyo intiii uu Madaxweynaha jamuuriyadda Soomaliland,  Muuse Biixi Cabdi, xilka qabtay waxaa furantay su’aalihii ay warbaahintu sida tooska ah u waydiinaysay Madaxweynaha kadib shan sanno oo ay warbaahinta iyo madxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo,

La’aantay lama guurin! Qalinka: Barkhad M. Kaariye

Qof waliba wuxuu ku mashquulsan yahay furista, dejinta iyo sal-u-dhigidda geeddiga. Waayeelku wuxuu inta jilicsan ka dejinayay rati iyo gaadiid wixii lagu siday. Haweenkuna ilo-xidhka guryaha iyo basrinta wixii baylah taallay ee ‘Geeddigu’ lahaa. Xeryo-oodka iyo maareynta xoolaha, ayaa barbaarta

Dagaalkii Beder, Q.2aad.

Asalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan, Waxaynu soo gudbiney qaybtii horee dagaalka,waxaynu maantana kuda galaynaa qaybtii labaad ee dagaalkii beder,waana qayb aad u muhima, Dagaalka ka hor Nebigu SCW wuu soo dhaqaajiyey ciidankii isagoo doortay boos ku haboon dagaalka,Khabbaab Binu Mundar ayaa

Dagaalkii Beder

Dagaalkii Beder, Q. 1aad Assaalamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal, Bisha Ramadaan waa bishii muslimiintu guulaha taariikhiga ah soo hooyeen,waana bisha aad ka warhaysaan in gaajo iyo haraad lagu suganyahay,iyadoo taasi jirto ayey muslimiintu safar dheer iyo daagalo joogta ah gali