Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Fool-xumooyinka ka Socda Degaanka Ceel-afweyn iyo Khatarta ay Leedahay Dilka loo Gaysto Qof Muslim ah
By: Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Diinta islaamku ahmiyad aad u wayn ayey siisay nolosha qofka muslimka ah, waxayna shareecada islaamu waajibisay in la ilaaliyo, la dhawro, amnigeedana la sugo nafta iyo nolosha ruuxa muslimka ah, iyadoo Ilaahay (SWT) uu xaaraan
Dib-u-dhaca Doorashooyinka Waxa Sabab u ah Fayraska Khilaaf-dhaliyaha ah ee ku Jira Dastuurka Somaliland!
Warbixin: Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Sida culimada caafimaadku tilmaameen fayrasku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha dhaliya cudurrada inta badan aan daawada lahayn, halka bagteeriyaduna ka tahay xannuun-dhaliye laga bogsan karo ama la wadayn karo, inkastoo cudur kastaaba yahay mid
Maamul-Xumada Hantida Ummada Ee Madaxweyne Muuse Biixi
Kaftan baan moodayay hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi uu ka jeediyay July 25, 2019 xafladii lagu furayay shirkada Dahabshiil Hyundai Motors, halkaas oo uu kaga dhawaaqay inuu u iibinayo laba gaadhi oo ah kuwa raaxada ee qaaliga ah labada gudoomiye ee
Qunsuliyada Turkiga ee Hargeysa: Hawl-fududayn Mise Hagardaamayn
Hadday taladu kuu muuqatoon, lagula haaneedin Hifaatiyo waxay kugu tartaa, huqiyo ciilleeye Anun baw hanganayee wanaag, uma hilowdaane) Cabdilaahi Suldaan (AHUN) Dawladuhu waxay isku qabaan dano iyo maslaxado midba ka kale uu ka rabo, iyadoo la is waydaarsanayo baahida iyo
Qaanuuniyada Sharci Ee Xisbiyada Qaranka yaan sifo khaldan loogu xad-gudbin
Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye oo saxaafadda la hadlay maalintii Sabtida, ayaa ku dooday in ninka jabhadka ah ee Col. Caarre uu yahay farac ka mid ah xisbiyada WADDANI oo ka mid ah saddexda xisbi qaran ee dalku
Somaliland Peace and Milk
Ahmed Muxumed Good, Shimbir ayaa laga hayaa hawraartan….”Ayaan Daranaa Dhulkaygu, Abaal Daranaa Dadkiisu, Ilaahay Markuu Wax Siiyay, Ilowsha Dhowaa Saboolku”. Ilaahay abwaankaa isaga iyo dhamaan dadkeenii how naxariisto………? Look around you, Observe your City, “ Ceel Afwayn”, you are living
“Jawaabta Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud Ka Bixiyay Tallaabada Xadhiga Xildhibaanada Gebilay Iyo Halka Uu Isku Qaaday isma Lahayn”
By. Maxamuud Jawhar Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud ee dalka oo laga sugayey inuu dabaqo sharciga dalka ayaa isku qaaday arrin aan looga fadhiyin ,xeer jajab iyo in uu Tusaale usoo qaato waxa mar is qabtay, SOLTECO IYO DOGOX IYO AFAR-JEEBLEH IYO
Cashuur Bixin Mise Calool Buuxin
Qallinkii: Mohamed Ali Yusuf Alja Ma ihi qof caado ka dhigtay cayda iyo aflagaadada aan haadba haysan, mana ihi ganacasade ciilan oo cashuurta lagu dhibay, mana ihi muwaadin dhoohan oo aan xisaabtamin, balse waxaan ahay muwaadin qirsan cashuurtu qiimaha ay
Shuruudaha Wadahadalada Somaliland Iyo Soomaaliya
By Ibrahim Hassan Gagale Wadahadal kasta oo dhexmara laba dhinac ama laba dal sida Somaliland iyo Somalia waa inuu leeyahay shuruudo rasmi ah oo labada dhinacba fuliyaan isla markaana ixtiraamaan si wadahadaldu u qabsoomaan una guulaystaan. Qormadan waxay qeexaysa shuruudaha