Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Jawaabta kasoo Baxday Su’aasha Xoghayaha WADDANI
W/Q. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Xoghahaya Guud ee xisbiga mucaaridka WADDANI, Khadar Xuseen Cabdi qoraal kooban oo uu ku faafiyey bartiisa facebook, waxa uu bulshada weydiiyey su’aal ahayd; Dowladda Sucuudigu ma leedahay Wasiir u qaabilsan Afrika? Waxa kaloo uu innaga
Sababta Ardayda Barnaamijka Shaqo-qaran Baasaboorka Soomaaliya U Doonteen
Dhawaan ayey ahayd Wakhtigii ay Ardeyda Barnaamijka Shaqo Qaran u fadhiisteen Imtixaan ay Shirkada Singabur New Sinki oo ah Shirkad laga leeyahay wadanka Shiinaha ka qaaday, iyadoo sheegtay inay Hawlo Shaqo ka bilaabi doonta Magaalada BerBera Ee Xarunta Gobolka Saxil.
Soomaalida Magafayaasha Noqday Ee Turkiga
W/Q. M Duale Dhalinyarada Afka Turkiga baratay, ee ku nool dalkan Turkigu, waxaay dadka yimaadda u gaystaan tacaddiyo aan lasoo koobi karin. Tusaale ahaan, Dhakhaatiirta inta ay heshis la galaan ayay dadka dul saaraan lacag, lacagtaas oo aad u badan
Gorfaynta Buugga Aaya-reeb Laba Cirmaalka Buraad
W/Q. Cabdinaasir Axmed Abraham MAHADNAQ EEBBE IYO BARIIDO Mahad idilkeed Alle ayaa mutaystay anna waxa aan ahay addoonkiisii dhac-dhaca iyo dheel-dheeliga badnaaye ugu horreyn aan ka tuugo in uu sur-ma-seegtooyinkayga inta aan ku guda jiro falanqayntan igu asturo. Intaa kaddib,
Su’aalaha Ku Haboon Inuu Madaxweyne Biixi Ka Jawaabo Marka Uu Dalka Yimaado
W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi shiine 1 : Mudane Madaxweyne Qodabadii aad ku xidhay sucuudiga markii aad dhoofaysay ka hor ma lagaa aqbalayaa? 2 : Mudane Madaxweyne diyaaradii aad ku dhooftay ma dawalada sucuudigaa ku soo dirtay, mise waad soo kiraysatay ?
Fool-xumooyinka ka Socda Degaanka Ceel-afweyn iyo Khatarta ay Leedahay Dilka loo Gaysto Qof Muslim ah
By: Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Diinta islaamku ahmiyad aad u wayn ayey siisay nolosha qofka muslimka ah, waxayna shareecada islaamu waajibisay in la ilaaliyo, la dhawro, amnigeedana la sugo nafta iyo nolosha ruuxa muslimka ah, iyadoo Ilaahay (SWT) uu xaaraan
Dib-u-dhaca Doorashooyinka Waxa Sabab u ah Fayraska Khilaaf-dhaliyaha ah ee ku Jira Dastuurka Somaliland!
Warbixin: Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Sida culimada caafimaadku tilmaameen fayrasku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha dhaliya cudurrada inta badan aan daawada lahayn, halka bagteeriyaduna ka tahay xannuun-dhaliye laga bogsan karo ama la wadayn karo, inkastoo cudur kastaaba yahay mid
Maamul-Xumada Hantida Ummada Ee Madaxweyne Muuse Biixi
Kaftan baan moodayay hadalkii Madaxweyne Muuse Biixi uu ka jeediyay July 25, 2019 xafladii lagu furayay shirkada Dahabshiil Hyundai Motors, halkaas oo uu kaga dhawaaqay inuu u iibinayo laba gaadhi oo ah kuwa raaxada ee qaaliga ah labada gudoomiye ee
Qunsuliyada Turkiga ee Hargeysa: Hawl-fududayn Mise Hagardaamayn
Hadday taladu kuu muuqatoon, lagula haaneedin Hifaatiyo waxay kugu tartaa, huqiyo ciilleeye Anun baw hanganayee wanaag, uma hilowdaane) Cabdilaahi Suldaan (AHUN) Dawladuhu waxay isku qabaan dano iyo maslaxado midba ka kale uu ka rabo, iyadoo la is waydaarsanayo baahida iyo