Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 782 Posts

Hadallada Nacaybku Miyay Ka Mid Yihiin Xorriyatu Qawlka?

W/Q Cabdiraxmaan Cadami there is a red line between freedom of expression and hate speech. Qodobka 32-aad ee dastuurka JSL wuxuu u dhigan yahay in Muwaadin kasta uu xor u yahay in uu rayigiisa ku soo bandhigi karo qoraal, hadal,

Sirta Fartii Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Af-Soomaaliga

Prof. Maxamed Siciid Gees – Qaybtii 2aad London (UK) Sawirka fartii Hieroglyphics ee Masaaridii hore u taagan xarafka haddii aynu soo qaadano ereyo fartii Hieroglyphic ah micnahooda oo Af-Ingiriisi ah & Soomaali oo A laga dhigay H AD:                              evil,

Ergo Nasteex u ah Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Warqad Furan oo kusocoto Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Bismillaahi Raxmaani Raxiim 27kii Okt.2019kii Ka: Qoraa Cali Dool Axmed (C.Qoryoley) Mudane madaxweyne marka hore iga guddoon,salaann diiran oo xambaarsan xushmada ay leedahay jagada hogaaminta qaranka aan jeclahay ee Jamh

Somaliland: Sharciga Qeexaya Qaabka loo Xulayo Xubnaha Komishanka

W/Q; Maxamed Cirro Qaabka loo soo xulayo, loona magacaabayo xubnaha ka mid noqonaya Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland iyo shuruudaha looga baahan yahayba, waxa si cad loogu qeexaysi cad loogu qeexay qodobbada 11-aad iyo 12-aad ee Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo

21 October: Maalintii Soomaaliya Laga Dhagax-dhigay Kacaankii Keli-talisnimada iyo Kawaankii Gawraca Dadka

W/Q Maxamed Cirro 21 October waa 50 sanno-guuro ama nus-qarni ah oo waa maalintii bilawga kacaankii kadeedka, keli-talisnimada, kibirka, kufsiga, keenaynta bulshada, kawaankii gawraca dadka, kool-koolintii kaadariinta sharka, kootooyinkii kiishad-buuxsiga, qaraabo-kiilka, kurbadii ummadda, kornayladii dhiigga lagu anqariyey ee sida kanneecada

Waxbarasho Tayo Leh Lama Heli Karo Haddii Aan Macallinka La Daryeelin

W/Q Cabdiraxmaan Cadami Hoggaamiyihii ama ra’isal wasaarihii hore ee waddanka Israel Mr Shimon Peres wuxuu yidhi: Dal kasta horumarka uu samaynayo ama samayn doono waxa laga qiyaasa tirada dugsiyada iyo jaamacadaha ka jira iyo tayadooda waxbarasho. Waxaan u malaynaya in

Sirta Farta Masaaridii Hore (Hieroglyphic) & Far-Soomaaliga

Prof. Maxamed Siciid Gees – Qaybtii 1aad – Ankara Fartii hore ee ay isticmaali jireen Masaaridii hore waxa lagu magacaabay; “Hieroglyphic.” Magacaas oo ka soo jeeda Afka Giriigga oo la micno ah; “Fartii Barakaysnayd – The Sacred Writing.” Haddaba, Khawaajiyaashu

Jaaliyadda Reer Ceel-afweyn ha ku Daydaan Qurbo-jooga reer Gar-adag

W/Q. Cabdiramaan Aadan Ducaale (Dhakaawe) Bulshada ku dhaqan Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag ee ku kala sugan gudaha dalka Somaliland iyo qurbo-jooga ku nool dalalka dibadda, ayaa isku hawlay sidii ay u dhisan lahaayeen Jaamacad loogu talogalay in sare loogu

Sirta ka Danbaysa inuu Burburo qayb kamid ah Heshiiskii u dhaxeeyay Somaliland iyo Imaraadka Carabta

W/Q. Mohamed Osman Sidaynu la soconay jamhuuriyada Somaliland waxay heshiis caalamiya la gashay dalka imaraatka carabta, heshiisyadaasi waxaa la mariyay oo si buuxda u ansixiyay golayaasha qaranka. Hadaba su’aalaha la iswaydinayaa waxay tahay, maxaa sababay heshiis ay ansixiyeen golayaasha qaranka

Aragtidayda Buugga Geeddigii Cabdi-qays, Horrena u sitay magaca Darmaan Iyo Dalxiis

W/Q. Cabdinaasir Axmed Abraham Buugga daabacaddii koowaad ku soo baxay magaca DARMAAN IYO DAL XIIS sannaddii (2014) oo uu ururiyay Maxamed Cismaan “Ugaaska” Tarmintii labaadna ku soo baxay magaca Geedigii Cabdi-Qays gu’gan aan ku jirno (2019) oo uu ururinta ku