Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Siyaasiyiinta Somaliland Wax ha ka Bartaan Qaabkii loo Xalliyey Xanaftii Doorashooyinkii Kenya
Faallo: Maxamed Cirro Taariikhdu markii ay ahayd sannadkii 2017, waxa dalka Kenya ka qabsoomay doorashooyin badan oo hal mar wada qabsoomay, kuwaasoo isugu jiray doorashooyinka Madaxtooyada, labada aqal ee Baarlamanka iyo Badhasaabada Gobollada Kenya, waxaanna doorashadaas ku loolamay ilaa shan
Laba Qodob Oo Somaliland Lagu Badbaadinkaro
W/Q. Suxufi:Barkhad-ladiif M. Cumar. Dacwadda ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno loogu kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caalamka lagu soo celin karo, waa haddii loo fahmo dhinaca fiican oo aannay xukuumaddu u arag talaabo
Xaalku Waa Habar Dhali weydey Alleelo ku waalatay
W/Q. Fuad Fartaag Ruuxaha uu galo Damac iyo han uu ku haweysto jagada ugu sareysa qaran, ee doona in uu Dal Madaxweyne u noqdo, waa in uu u lahaadaa aqoon buuxda Ummada iyo duruufaha ku gaddaaman Dalka uu doonaayo in
Musuq-maasaqa Maxaa Aasaas U Ah ?
Musuq-maasaqa waxaa aasaas u ah dhawr arrimood oo ay ka mid yihiin kuwa hoos ku xusan: Nidaam xumo: waa marka aanu jirin nidaam iyo shuruuc dejisan oo la raaco, ama shuruucdii way jirtaa e waxaan jirin, ganaax iyo ciqaab ay
Sharci-jebin: Komishanka Cusub ee Doorashooyinka Lama Marin Dhaartii Saxda Ahayd
Warbixin kooban: W/Q, Maxamed Cirro Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa si khaldan dhaar aan sax ahayn ugu dhaariyey xubnaha cusub ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland, iyadoo Komishanka lagu dhaariyey
Muddo Kordhinta Soo Foolka Leh
W/Q. Xildhibaan Cabdiraxmaan Yusuf Cartan Muddo Kordhinta Golayaasha Sharci Dejinta ceebteena qudha ma noqone caado ayay noqotay. Haddii shay qalloocan oo aan maslaxadda dalka ka tarjumayn la caadaystona xumaan dheeraad ah baa ka dhalata. Kolkaa dabaqadda siyaasadeed ee Somaliland waa
Astaamaha Madaxweynaha Wanaagsan
W/Q: Prof. Mohamed Ahmed Farah Mattan (Jaafaa) Culimada ku xeelka dheer Cilmi-nafsiga bulshada aadamiga ah, waxay xaqiijiyeen oo farta ku wada fiiqeen ;” Ahmiyadda Hoggaaminta iyo kaalinta ay ku leedahay dhismaha iyo horumarka bulshooyinka kala geddisan”. Waxay Culimmadu caddeeyeen ;
Saadaasha Dhalashada Warsame
Warsame; waan ku salaamay Hooyo. Ma ogi imika waxaad ku sugan tahay, waxaanse rajeynayaa inaad wanaagsan tahay. waa hubaal n farriintani maalin uun kusoo gaadhi doonto, waa sax oo wey kaa raagaysaa haddana. Hooyo, wakhtigu waa galab xilligan aan hadlayo,
Mucaarid Xumaha Maantu Waa Muxaafid Xumihii Shalay
: W/Q Cabdiraxmaan Cadami Inta badan ma dhacdo umaddu sida ay u dhantay in ay isku aragti ka noqoto ama si u wada aragto arrimaha siyaasadda iyo sida ugu habboon ee dalka lagu maamuli karo; nidaamka iyo waddada loo marayo
Somaliland Ma Fadhiidnimo Ayay Isugu Biyo-shubatay?
W/Q: Cabdiraxman Yusuf Cartan Ka Fog Xisbinimada, ka yare fog Qabyaaladda, Somaliland dib bay u faaganaysaaye, maxaa ugu wacan, maxaase ka si ah? Aan isku dayo inaan su’aashaa ka jawaabo. Somaliland Taariikhdeeda 30-ka sano cagacagaynaysa, guuladarroyin iyo guuloba waa jireen,