Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Warqad Furan oo Ku Socota Dadkayga Somaliland
Codadka maamula baraha bulshada Maaha kuwo matali kara rabitaanka guud ama dabeecadda dadkeenna Walaalayaal, Maalmihii u dambeeyay, bulshadeenu waxaa ku soo badanayay hadalo xanaaq leh oo aan ka fiirsasho lahayn oo baraha bulshada lagu faafiyay, kuwaas oo la xidhiidha natiijada
Maxaa u Qorshaysan Naafadda Dalka, Marka La Gaadho Codaynta Doorashooyinka?
#Araweelo News Network. Maxaa u Qorshaysan Naafadda Dalka, Marka La Gaadho Codaynta Doorashooyinka? Su’aashaa ayaan halkan kaga jawaabaya, Annigoo ah Aqoonyahan Jaamac Ibraahim Cawad oo ah gudoomiyihii hore ee Ururka naafadda Somaliland, haddana u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dadka naafadda ah.
Xaalad U Baahan In Lagu Baraarugo
Xaalad U Baahan In Lagu Baraarugo #Araweelo News Network. Toddobaadkii hore waxa ay qaylodhaan iga soo gaadhay dhakhtar ka hawlgala cusbitaal ku yaala Addis Ababa oo ah Caasimada Dalka Ethiopia oo lagu daryeelo carruurta uu ku dhaco KANSARKU. Dhakhtarkaa oo
Muslin kuma Cabiidsamo wallaan Madaxa kaa go’yne
Muslin kuma Cabiidsamo wallaan Madaxa kaa go’yne!! #Araweelo_News_Networ. Waar yaadhaheen! Sawtii la lahaa Xasan Sh. Maxamuud waa Aldamu Aljadiid (الذم الجديد )? Cid baa odhan karta, “haddu yahayse?” Dee sawkan qaylo-dhaanta u dirty Cabdul Fataax Alsiisey (عبد الفتاح
Waa kuma Yaxye Sinwar: Hoggaamiyaha Cusub Ee Hamas
#Araweelo_News_Network. Waa kuma Yaxye Sinwar , ninka madaxa cad ee ilmaha yar salaamaya? Yahya Ibrahim Hassan Sinwar, oo ahaa madaxa dhaqdhaqaaqa iska caabinta Islaamiga ah ee Xamaas ee marinka Qasa, ayaa saacad ka hor dhaqdhaqaaqa wuxuu sheegay in
Xidhiidhka Ka Dhexeeya Buurta Almis iyo Suurada 7aad Quraanka Kariimka
#Araweelo_News_Network. Xidhiidhka Ka Dhexeeya Buurta almis iyo Suurada 7aad Quraanka Kariimka Daraasad Iba-furay Wax baddan Suuraddaha Quraanka suuradda 7aad waxa la yidhahda Al acraaf waxa ay ku bilaabanta ayaada kowaad Aliflaammiim saad culimadu waxaay اعلماللهhadda waxa jirra ereyga Ilaahay inoo
Hammiga Ethiopia Ee Helitaanka Badda iyo Xeelladdaha Juquraafi Siyaasadeed iyo Saamaynta Gobolka
#Araweelo_News_Network. W/ Q. Guuleed Yuusuf Idaan Bare sare iyo cilmi Baadhe Shahaadooyinka Masterka ee: Sharciga Caalamiga ah iyo Diblomaasiyadda Xiriirka Caalamiga ah haysta. Dulmar Guud: Qoraalkani waxa uu si qoto-dheer u lafagurayaa rabitaanka joogtada ah ee Ethiopia ee helidda Badda
NABAD NABAD NABAD
NABAD NABAD NABAD #Araweelo_News_Network. TALO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA: Mudane Nabad deg deg ah oo bilaa shuruud ah la gal maamulka cusub ee Kaahtumo. Fasiraad umma baahana in NABADDU ahayd wixii ugu qaalisanaa ay SOMALILAND haysatay xilli GEESKA AFRIKA oo idili
#Somaliland: Waa Maxay Farqiga U Dhexeeya Labada Golle #Wakiillada Iyo Guurtida Xeerarka #Doorashooyinka?
#Araweelo_News_Network. #Somaliland: Waa Maxay Farqiga U Dhexeeya Labada Golle Wakiillada Iyo Guurtida Xeerarka Doorashooyinka? Qodobada kala Duwanaanshaha Wax-ka-Bedelka Guurtida Ee Gollaha Wakiilladu Diideen Waxa jira kala duwanaansho soo jeedinta Golaha Guurtida iyo nuqulada uu ansixyay Gollaha Wakiiladu ee labada xeer