Category: Qalinleyda & Qoraaladda
“FAHANKAYGII WAR-MURTIYEEDKA MADASHA.”
W/Q. Cabdinaasir Axmed Abraham. Djibouti oo isku darsatay ugu yaraan hoggaan faker wanaagsan ka haysta danaha siyaasad,dhaqaale-amni ee dunida gaar ahaanna gobolka oo anigu qof ahaan aan u aqoonsanahay siyaasiga Soomaalida maanta talisa ugu bisaylka badan. Haddaan sababeeyo Djibouti oo
Siyaasadii Cakirnayd Ee Mucaaradka iyo Muxaafidka Midkeebaa Ciyaarta Badiyay?
W/Q. Axmed Cabdalla 19 December 2019, ayaa Guddi odayaal ah oo isu xilqaamay dhexdhexaadinta khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan axsaabta mucaaradka iyo muxaafadka (Xukuumadda iyo xisbigeeda) ay ku dhawaaqeen go’aamo soo-jeedin ah oo dhawr qodob ka kooban. Go’aamada ay
Jahwareeka Siyaasadeed iyo Hogaaminta, Aan Lamahadin ee Dalka Ka jirta
W/Q. Cabdraxmaan Aadan Madar (Abdirahman Joco) Soomaalilayn oo hada Sodon jirsanaysa ayaa ladaalaa dhacaysa jahwareer siyaasadeed iyo hogaamin aan lamahadin oo ay reebtay doorashadii uu ku yimid madax-waynaha hada talada dalka haya Muuse Biixi Cabdi, iyadoo muranbadani kataaganyahay qaabkii loo
Candhana waa xubin
25% Candhana waa xubin Oo Macallinka Wuxuun Bay U Tari: W/Q Cabdiraxmaan Cadami Korodhka xukuumaddu 25% macallinka mushaharka ugu kordhisay sanadka cusub ee 2020 waxay markhaati ka tahay sida madaxweynaha JSL u danaynayo waxbarashada dalka guud ahaan, gaar ahaan kaalinta
LETTER OF CONGRATULATOINS FROM SOMALILAND ADVOCACY GROUP
TO: H.E… BORIS JOHNSON PRIME MINISTER OF THE UNITED KINGDOM On behalf of the Somaliland Advocacy group and Somaliland People, We would like to congratulate you warmly on your victory as Prime Minister of the United Kingdom of Great
Prof: Xamdi Macno La’aan Ama Shirqool Midkee ku Xidhan Yahay?
W/Q. Deeqa M Good (Hooyo soomaaliyeed) Prof: Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi) oo ahaa Macalin sare oo wax ka dhiga jaamacaddaha dalka Somaliland muddo dheer, isla markaana ahaa muwaadin dalkiisa jecel oo wax badan usoo qabtay. Waxa la xidhay 21/03/2019, ka
Siyaasiyiinta Somaliland Wax ha ka Bartaan Qaabkii loo Xalliyey Xanaftii Doorashooyinkii Kenya
Faallo: Maxamed Cirro Taariikhdu markii ay ahayd sannadkii 2017, waxa dalka Kenya ka qabsoomay doorashooyin badan oo hal mar wada qabsoomay, kuwaasoo isugu jiray doorashooyinka Madaxtooyada, labada aqal ee Baarlamanka iyo Badhasaabada Gobollada Kenya, waxaanna doorashadaas ku loolamay ilaa shan
Laba Qodob Oo Somaliland Lagu Badbaadinkaro
W/Q. Suxufi:Barkhad-ladiif M. Cumar. Dacwadda ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno loogu kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caalamka lagu soo celin karo, waa haddii loo fahmo dhinaca fiican oo aannay xukuumaddu u arag talaabo
Xaalku Waa Habar Dhali weydey Alleelo ku waalatay
W/Q. Fuad Fartaag Ruuxaha uu galo Damac iyo han uu ku haweysto jagada ugu sareysa qaran, ee doona in uu Dal Madaxweyne u noqdo, waa in uu u lahaadaa aqoon buuxda Ummada iyo duruufaha ku gaddaaman Dalka uu doonaayo in
Musuq-maasaqa Maxaa Aasaas U Ah ?
Musuq-maasaqa waxaa aasaas u ah dhawr arrimood oo ay ka mid yihiin kuwa hoos ku xusan: Nidaam xumo: waa marka aanu jirin nidaam iyo shuruuc dejisan oo la raaco, ama shuruucdii way jirtaa e waxaan jirin, ganaax iyo ciqaab ay