Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 778 Posts

U hadal sidii Hogaamiye

By Gulaid Casaan Aqoonta fagaare ka-hadalku waa xirfadaha ugu muhiimsan ee laga rabo Hogaamiye kasta, iyo qof kasta oo ku naaloonaaya sidii uu u noqon lahaa Hogaamiye naftiisa wax-tara, dadkiisana meel gaadhsiiya. Aqoontan waxa lagu bartaa hababka ugu wanaagsan ee

#Somaliland Maxaa Uga Meel-yaal Isbedelada Lama Huraanka Ah Ee Geeska Afrika?

By Mustafe Adam Waa marag-ma-doon in dhibaatooyin aad u culculus ay soo gaadheen dadka iyo dalka Somaliland xilligii taliskii keligii taliye Maxamed Siyaad Barre. Dhibaatooyinkaasi keliya kuma koobna xasuuq ama dad iyaga oo nool raabo-raabo la iskugu xidhay oo la

Xisbiyaan Furayaa Waa UDUB Haysii Fadhido Baarlamaanka iyo Ila Meerayso Hor-leh !.

W/Q. Fuad Fartaag  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi siddii uu ugasoo laabtay Dalka dariska ee itoobiya, dusidii uu hoosahaanta ugu dusay Farmaajo waakii Afka xidhay ee diiday inuu uga warbixiyo shacabkiisa wuxuu daarnaa socdaalkiisii kadaf-kadafta iyo kadiska ahaa

Maalinta Dhagax-Tuurku waa dhamacdii hurisay Halganka Geesiyada SNM

Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa, dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan walaalayaal meel aad joogtaanba,aan Allaha awoodda leh weydiisanayaa ,inuu inaga yeelo kuwii adduun iyo aakhiraba liibaana. 20 February,oo aynu

Diyaaraddaha Ethiopia Haday Diideen Joojinta Duulimaadka Shiinaha Waa In Somaliland Ka Digtoonaataa

Ilaa intii uu cudurka Koroonafayris “coronavirus” ama “2019-nCoV” ka dilaacay Dalka Shiinaha, waxa Dunida dhamaanteed soo foodsaartay cabsi ba’an oo ay kaga cabsanayaan cudurkan dilaaga ah ee sidda sahlan ku faafaya, cudurkan oo ah cudur asal ahaan ku dhaca xayawaanka,

Masaajidka Dhexdiisa – Qiso Dhab Ah

W/Q: Eng.Yuusuf Muuse C.laahi (Eng.Amuur) Waa goor hore oo subaxnimo ah, dadka  badankoodu way hurdaan qaarkoodna waxa ay macaan sanayaan hurdada oo waxa ay isku sii nabayaan halkii ay seexdeen, jawigu waa mid aad u degan, sanqadh, dhaxan iyo wax

“Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana ha baryo waa ceeb,”

W/Q Mustafe Adam “Qof weyn oo caafimaad iyo miyirkiisa qaba, ha iska jiifo oo ha cuno, dadkana ha baryo waa ceeb,” ayuu yidhi Jimaale oo ah wiil aqoonyahan ah oo ku shaqaysta gaadiidka yaryar ee Vitz-ta loo yaqaan. Jimcaale waxa

Xoog iyo Caadifad Shaqayn Mayso ee waa in la Helo Sharci Lagu Ciqaabo Dadka Somaliland ee u Goosta Soomaaliya

Faallo: By Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Dadka bani’aadamka ahi waxay u dhasheen ama Illaahay (SWT) u abuuray inay caqli ahaan iyo jidh ahaanba xor noqdaan, iyagoo jecel inay rabitaanka iyo doonistooda u gutaan hadba sida ay ula qurux badnaato, iyadoo

Fursadaha Horyaalla Somaliland

Fursadaha Horyaalla Somaliland Dabaylahan isbedel ee  haatan dunida ka dhacayaa waa qaar dan badani ugu jirto Somaliland. 27kii sanno ee u danbaysay qadiyadda madaxbannaanida Somaliland waxa ay ahayd mid ay isku tuurtuurayeen reer galbeedka oo talada dunida ku kali ahaa 

Taariikhda Lagu Xardhay Magaalada Xiis Ee Xeebta Gobolka Sanaag Qarnigii Shannaad Iyo Magacii Loo Yaqaanay Xilligaa

Mundu / Heis/Xiis 1th – 5th century Ce Magaalo Xeebeeda Xiis/Heis oo ku taal Bariga Somliland ee gobolka xadaarada iyo qadiimka Ataarta ee Sanaag, waxay ka mid tahay xeebaha ugu caansan ee kulaalaya Badda-cas, waxayna leedahay taariikh fac-weyn oo ku