Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Gummaadkii Kalshiikh
Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 3aad By Mohamed Sharmaake Si xawli ah ayay ciidankii dawladdu u soo dhex galeen tuulada Kalshiikh, iyaga oo raggii joogay ku guray iskarogooyin, si degdeg ahna ugu dhaqaaqay meel ka baxsan tuuladaas. Meel ku dhow
Burco: Xasuuqii 43-ka Qof
Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 4aad, by Mohamed Sharmaake Qorshuhu wuxuu ahaa in la toogto 45-ka ninba, bal se waxa laga reebay Indha-deero iyo Koofiyad-dheere oo labadooduba ahaa ganacsadayaal lacago badan ku lahaa bangiyada. Badanka 43-ka nin ee la toogtay
Qaabkii toogashada – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 3aad
Dad reer miyi ah oo laga soo qabqabtay miyiga ayaa la keenay Hargeysa si loogu toogto. Dadkaas masaakiinta ahaa waxa lagu qasbay inay gashadaan dhar ay dawladdu u bixisay “Dirayska SNM”, waxaana la safay tiyaatarka iyada oo isla halkaas uu
Kufsigii Bahalnimada ahaa – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 2aad
W/q. Mohamed Sharmaake “Halkii aad mid Qurmis ah (Isaaq ah) ilma uga dhali lahayd, waxa ka fiican inaad anniga ii dhasho garac dawladda taageersan”, ayay odhan jireen kolka ay soo galaan guriyaha si ay u baadhaan, balse xaqiiqadu waxay ahayd
Jidh-dilkii Hooyadii Xaamilada Ahayd – Taxanaha Soomaali waa walaalo
Qore: Maxamed Sharma’arke Waxay ahayd Hooyo xaamilo ah, waxay lahayd Uur sagaal toddobaad ah markii uu jidh-dilku ku bilaambay. Shan bilood oo xidhiidh ah, waxaa Hooyoo Nuura si bahalnimo ah loo jidh-dilayay, illaa iyo ay gaadhay heer ay miyir-beesho. Kaligeed
Wasiirka Maaliyadda oo Weli aan Talaabo ka qaadin Maamulka Kastamka Berbera!!!!!
By Maxamed Xasan Cabdi Guddi khaas ah oo loo xilsaaray ka soo Jawaabida KoonteenarSiday ( 113000-Kun Oo Mobile ) Oo Qaab Musuq-Maasuq loogu cashuuray inuu sido 60 Kiish oo Sonkor ah, ayaa Natiijadda baadhistoodii ku celiyey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo
Adigaaba Quud Doonaye Quusay Faransiise…!
Adigaaba Quud Doonaye Quusay Faransiise…! W/Q. Samia Muse Waaga iyo waayaha warreegaa xilliba xaaja walaacda ee dadna wuu dhimanayaa, dadna waxybay weli aduunka ka raadinayaan..! Dawladihii waa weynaa ayaa quustay o la tacaalaya caabuqii iyo saamayntii uu ku yeeshay noloshooda,
Taariikh Nolloleedkii Marxuun Dr.Cabdi Ismaaciil Xuseen
Allaah ha u naxariistee marxuum Dr. Cabdi Ismaaciil Xuseen oo ahaa aqoonyahan bartay cilmiga caafimaadka dadka iyo habka maareynta ayaa Salaasadii taariikhdu ahayd 21/4/2020 ku geeriyooday Hargeysa, waxaana Arbacadii 21 April, 2020, lagu aasay xabaalaha ku yaala waqooyiga Caasimadda Hargeysa.
Laba Qodob oo Dastuuri ah: Dowladda iyo Dadweynuhu ma Fuliyeen?
Faalo: Suxufi Maxamed Cirro Qodobka 17-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa si cad loogu qeexay inay waajib ku tahay dowladda sidii dalka looga haqab-tiri lahaa qalabka lagaga hortago cudurrada faafa, si dadka muwaadiniinta ah looga ilaaliyo cudurrada iyo xannuunada keeni
Sifo Sharci ah ha Lagula Dagaalamo Cidkasta oo Faafisa Been-abuur iyo Macluumaad Khuraafaad ah
Faalo: Suxufi Maxamed Cirro Dalalka Adduunku waxa ay xiligan ku hawlan yihiin laba dagaal oo isbarkan oo kala ah; dagaalka lagu xakammaynayo xannuunkan halista ah ee Coronovirus ama covid-19 iyo dagaal kale oo ah sidii wax looga qaban lahaa wararka