Category: Qalinleyda & Qoraaladda
#COVID-19 iyo Dabaal-degga Ciidda
Dilaaga COVID-19 iyo Dabaal-degga Ciidda W/Q: Mustafe Maxamed Khayre28kii September 1918, magaalada Philadelphia ee ku taalla Maraykanka waxa ku soo fool lahaa dabaal-deg muhiim ah oo loo yaqaan Socdaalka Xorriyadda, kaas oo qaadhaan loogu ururinayey ciidamadii Maraykanka ee ka qaybgalayey
Midowgii Soofiyeeti Iyo Mardhoofkii Cadceedu Ka Dhici Weyday
W/Q Cabdulqaadir M. MursalWaa markii iigu horraysay ee aan dibadda u dhoofo, annigoo aad u dhallinyar, waxaa la ii diray xilligaa dalka Ruushka oo markii hore laysku odhan jiray Midowga Sofiyeetiga, dalkaas oo ugu badnaa dalalka Soomaaliya siin jiray deeqaha
Ha la Barooran Dambiilaha si aad Ula Oydo Cidda Dulman ee Hiilka u Baahan
Faallo: Suxufi Maxamed Cirro Beryahan dambe waxa saxaafadda iyo baraha bulshada (social media) aad ugu soo batay dadka caadaysta inay si caaddifadaysan ula baroortaan qof dambiile ah ama cidda lagu helay fal-dambiyeed ka dhashay gef ay ku kaceen, waxaanna muhiim
Maxaa keenay in Ardayda Jaamacaddaha Ka Baxdaa wada noqdaan shaqa-doon Ee Aanay ahayn shaqo-abuurayaal?
W.Q Cabdirisaq Maxamed Cali Raadinta shaqadu waa waxa ugu horeeya ee ay ku fakaraan jaamiciyiinta ka qalin-jebinaya jamacaddaha marka ay noqoto kasbashada iyo xoojinta dhaqaale uu ku kabo noloshiisa, kuna dhisanayo mustaqbal uu isaga iyo waalidkii kusoo tabcayba u aayi
Xasuuqii Xeebta Jasiira
By Mohamed Sharmaake Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 7aad Si kedis ah oo argagax leh ayay saqdii dhexe abbaaro 1:00 habeennimo albaabkii guriga noogu soo tumeen askar hubeysan oo ka mid ah Ciidankii dawladda. Nin naga mid ahaa ayaa toosay,
Somaliland: Gabadh Bulshada la wadaagtay wixii ay kala Kulantay Cusbitaalka Hargeysa markii ay ka shakiday #COVID-19
Hani Duniyo Asad ayaa farriintan inala wadaagatay. Magacaygu waa Hani Asad Daahir, dhawaan ayaan isku arkay caalamadaha #Covid19, waxaan isku arkay Qufac, xumad iyo neef-qabatoow, saa’id ah, waxaan la xidhiidhay telefoonka Heeganka waana layga qaban waayey. Markaa Kadib wiil ayaa
Gummaadkii Kalshiikh
Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 3aad By Mohamed Sharmaake Si xawli ah ayay ciidankii dawladdu u soo dhex galeen tuulada Kalshiikh, iyaga oo raggii joogay ku guray iskarogooyin, si degdeg ahna ugu dhaqaaqay meel ka baxsan tuuladaas. Meel ku dhow
Burco: Xasuuqii 43-ka Qof
Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 4aad, by Mohamed Sharmaake Qorshuhu wuxuu ahaa in la toogto 45-ka ninba, bal se waxa laga reebay Indha-deero iyo Koofiyad-dheere oo labadooduba ahaa ganacsadayaal lacago badan ku lahaa bangiyada. Badanka 43-ka nin ee la toogtay
Qaabkii toogashada – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 3aad
Dad reer miyi ah oo laga soo qabqabtay miyiga ayaa la keenay Hargeysa si loogu toogto. Dadkaas masaakiinta ahaa waxa lagu qasbay inay gashadaan dhar ay dawladdu u bixisay “Dirayska SNM”, waxaana la safay tiyaatarka iyada oo isla halkaas uu
Kufsigii Bahalnimada ahaa – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 2aad
W/q. Mohamed Sharmaake “Halkii aad mid Qurmis ah (Isaaq ah) ilma uga dhali lahayd, waxa ka fiican inaad anniga ii dhasho garac dawladda taageersan”, ayay odhan jireen kolka ay soo galaan guriyaha si ay u baadhaan, balse xaqiiqadu waxay ahayd