Category: Qalinleyda & Qoraaladda
26 ka Juun Maalinta Xorriyadda Somaliland’
By. Axmed Xasan Carwot Waa xuskii 60 naad ee maalintii xorriyadda, maalintii gumeysigu ka huleelay dalkeena ka dib qarni uu talo xumo iyo wax qabad la’aan inagu maamulay, inagu kala qaybiyey oo uu nidaam qabiilaysan oon ka bax lahayn inoo
Wasaaradda Gaadiidku dadka dalka miyey nacsiinaysa ?
By: Barkhad-Ladiif M. Cumar Tan iyo markii wasaaradda Gaadiidka laga dhigay Wasaarad gaar ah, waxay dadka ku haysaa dhibaato ay meel ay ula kacaan aannay haysan, dadkii way yaaban yihiin, wax ay sameeyaan iyo cid u dhego nugul oo cabashadooda
Kumuu Ahaa Qoraagii Geeriyooday Maxamed Baashe Xaaji Xasan
W/Q. Muhammad Suleiman AHN Maxamed Baashe Xaaji Xasan waxa uu dayrtii 1963kii ku dhashay deegaanka Meygaagle oo ku yaalla duleedka Sacmadeeqo oo ka tirsan Degmada Buuhoodle. Waxa uu malcaamadda Qur’aanka ka bilaabay 1969kii magaalada Ballidhiig. Fasalkii kowaad ee dugsiga hoose
Falcelinta Shirkii Wada-hadalka Somaliland & Somaaliya
Allah Nagama Yeellin Gashaanti Aamusnaan Lagu Meheriyo Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Shirka masiiriga ah ee Djibouti waxaa habboonaain ay Somaliland ku gasho hab qaran.Waxaa ay ahayd xukuumadduin ay la socdaasho kalsoonida shacabka. Waxaanamudnaydergadu in ay sii garnaqsato intii aanay
Ka Qayb-galka Shirka Djibouti iyo Shuruucda Inooga Yaala.
W/Q:- Xil.Maxamed Cali Xirsi (Obama) Waqtigii Dawladdii Madaxweyne Siilaanyo Golayaasha Baarlamaanku Somaliland waxay Xukumadii waqtigaa jirtay u fasaxeen in ay wada hadal wafaqsan Dastuurka Somaliland ay la bilaabi karto Dawaladda Somalia, taasoo aynu u aragnay in ay ku jiri karto
Cirro Waa Jeegaan
W?Q. Mukhtar Cilmi Maqaalkane wuxuu ku socda taageeryaasha ee weli wax ka sugaya cabdiraxmaan cirro amba lu riyoonaya inu yahay qof han siyaasideed leh oo madaxweyne ka noqon kara somaliland.cinwaankan aan dusha ku qorey waxuu ku salaysan yahay shakhsiyadda cabdiraxmaan
HISTORY OF SHEIKH ISAAQ BIN AHMED BIN MUHAMMAD
By. Ibrahim Mohammed Sheikh Isaaq Bin Ahmed Bin Mohammed Bin Hussein was one of the Arabian scholars that crossed the sea from Arabia to the Horn of Africa to spread Islam around d 12th to 13th century. It is said
Hallala Xisaabtamo Guddida Heer Qaran ee Covid-19 iyo Dowladda Somaliland
Hallala Xisaabtamo Guddida Heer Qaran ee Covid-19 iyo Dowladda Somaliland Faalo; suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Waxa aan jecelahay in aan si kooban uga faaloodo deeqaha kala duwan ee isugu jira lacagta kaashka ah iyo qalabka caafimaad ee ilaa hadda
DNA-da Bulshada Somaliland
DNA-da Bulshada Somaliland Qoraa Xildhibaan Cabdiraxman Yusuf Cartan Indhahayagu waxsan ma arkaan, dhagahayagu waxsan ma maqlaan, waxannu haysanaa nama solaan (nama qanciyaan), belo inay dhacdo ayaannu jecel nahay, rogmashada iyo rafaadka dadka ayaannu ka rayraynaa, nabadda iyo deganaanshaha baannu ku
Marxuum Ibraahim Barre Nuur aan Xuso intaan aqaanay iyo waxaan ku bartay
Marxuum Ibraahim Barre Nuur, Geerida dishaay Geedkaa ha bo’ Axmed Shire Maxamed yoonis(Baandheeye) Gudoomiyaha Waxbarashada iyo Sayniska Eee Gobolka Sanaag. Marxuum Ibraahim Barre Nuur aan ka Xuso intaan aqaanay iyo sidaan u bartay. Marxuumka waxaan bartay xilli uu