Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Haddii Maydh Noqoto Fishing Jetty, Xiisna Waxay Noqonaysaa Dry Dock
Waxa fiican in waxqabadka loo daayo dawladda oo aan lagu shinbira-waaqlay si kaabayaasha dhaqaalaha loo horumariyo, tusaale ahaan waxa dhacda marka ay xkuumaddu doonay in ay deegaan wax u qabato, sida metelan iyadoo tidhi, “Tuulo Heblaayo, waxaanu ku deeqnay Gaadhi,
Qormo Muhiim ah: Saxaafadda iyo Saxafiga
Qalinka: Axmed Cisman Batuun Waa saxafi ka hawlgala caasimadda Somaliland, wuxuu ka mid yahay da’yarta ku soo jiray mihnadda saxaafadda muddo dheer, wuxuu ku soo shaqeeyay duruufo kala duwan, isagoo marar badan la kulmay caqabado shaqo iyo kuwo shakhsi. Waxa
Hambalyo: Kulanka Madaxwayne Muuse Biixi iyo Dr Cali Khaliif Galaydh
W/Q:- Xil. Maxamed Cali Xirsi (Obama) Waxaan halkan Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ugu hanbalyaynayaa kulankii uu la qaatay shalay Professor Ali Khalayf Galaydh oo muddo dheer ku sugnaa Somalilad. Professsor Ali Khalayf Galaydh waxa uu ka mid yahay
Wakiilada: Baroortu UCID ka WEYNE ma MUDDO-KORDHINTII 7aad Baa!
W/Q. Maxamuud Cali Sh Maxamed Salaanta islaamka ka dib, soomaalidu waxay tidhaahdaa “nin maqan tebidii, waa nin jooga CEEBTII”, haatan, anniga iyo inta badan bulshada Somaliland waxay tebaan, qiimahii iyo kartidii ay lahaan jireen goleyaashii ay Gudoomin jireen Md Xaabsade
Madaxweynihii Lacagtii Loogu Deeqay In Uu Ku Iibsado Suudh Qaali Ah Dalkiisa Ku Maalgeliyay
Madaxweyne mahadsanid! Qiso Dhab ah. W/Q. Mustafe Adam Sannadkii 1973 madaxweynihii Zaire (Congo) Jeneraal Mobutu Sese Seko ayaa booqasho saddex maalmood ah ku tagay dalka Mauritania. Mauritania waxa ay ka mid ahayd dalalka ugu saboolsan qaaramada Afrika, dhaqaalaheedu waxa uu
26 ka Juun Maalinta Xorriyadda Somaliland’
By. Axmed Xasan Carwot Waa xuskii 60 naad ee maalintii xorriyadda, maalintii gumeysigu ka huleelay dalkeena ka dib qarni uu talo xumo iyo wax qabad la’aan inagu maamulay, inagu kala qaybiyey oo uu nidaam qabiilaysan oon ka bax lahayn inoo
Wasaaradda Gaadiidku dadka dalka miyey nacsiinaysa ?
By: Barkhad-Ladiif M. Cumar Tan iyo markii wasaaradda Gaadiidka laga dhigay Wasaarad gaar ah, waxay dadka ku haysaa dhibaato ay meel ay ula kacaan aannay haysan, dadkii way yaaban yihiin, wax ay sameeyaan iyo cid u dhego nugul oo cabashadooda
Kumuu Ahaa Qoraagii Geeriyooday Maxamed Baashe Xaaji Xasan
W/Q. Muhammad Suleiman AHN Maxamed Baashe Xaaji Xasan waxa uu dayrtii 1963kii ku dhashay deegaanka Meygaagle oo ku yaalla duleedka Sacmadeeqo oo ka tirsan Degmada Buuhoodle. Waxa uu malcaamadda Qur’aanka ka bilaabay 1969kii magaalada Ballidhiig. Fasalkii kowaad ee dugsiga hoose
Falcelinta Shirkii Wada-hadalka Somaliland & Somaaliya
Allah Nagama Yeellin Gashaanti Aamusnaan Lagu Meheriyo Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Shirka masiiriga ah ee Djibouti waxaa habboonaain ay Somaliland ku gasho hab qaran.Waxaa ay ahayd xukuumadduin ay la socdaasho kalsoonida shacabka. Waxaanamudnaydergadu in ay sii garnaqsato intii aanay
Ka Qayb-galka Shirka Djibouti iyo Shuruucda Inooga Yaala.
W/Q:- Xil.Maxamed Cali Xirsi (Obama) Waqtigii Dawladdii Madaxweyne Siilaanyo Golayaasha Baarlamaanku Somaliland waxay Xukumadii waqtigaa jirtay u fasaxeen in ay wada hadal wafaqsan Dastuurka Somaliland ay la bilaabi karto Dawaladda Somalia, taasoo aynu u aragnay in ay ku jiri karto